site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaan rabaa gabar gaba´r somali ah oo daacad ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maxaan rabaa gabar gaba´r somali ah oo daacad ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lbrown

Monday, November 20, 2000 - 04:06 am
Wxan ahay wiil arday ah waxaana doonayaa gabar somali ah oo diin fiican leh daacad na ah, hadii aad ga hesho ayaabo waxaad ii soo email gareen gartaa,
Raaxeeye@usa.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 01:04 am
Aboowe fakrataada way fiican tahay laakiin ma aadan soo qorin tilmaamahaaka iyo meesha aad ku nooshahay. Aboowe fakrataada aadbaan uka helay markaa waxaan kaa codsanayaa adoo raali ah in aad iisoo jawaabto.
bye........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Monday, December 11, 2000 - 03:26 am
waxaan ahay gabadh somaliyed oo degan wadanka Denmark waxana jiraa 21sano

waxaana weli radinayaa inaan helo wiilkii ilahay i qoray inan calaf isku yelano waqti uma hayo radintaa maxa yelay wax ayan bartaa sidas daraded ayaan internetka nasibkey ka radsanayaa ilahay hadu ka dhigo. waan la socdaa inay adagtaa inuu qofkaa runtaa kugu shego adigo aqoon ama arag lakin aminantaa aya wax walba ka ficaan sidaas daraded aniga waxay ila tahay walaal hadad radineysid gabadh somaliyeed oo aad la shekeysatid diyar ayaan ku ahay.

sidas iyo barasho wanagsan

email gabar@ofir.dk

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.