This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, November 20, 2000 - 04:37 am waxaan ahay nin rer somaliland ah oo dabecad wanagsan waxaan donayaa inan qurux badan oo dinta taqana oo dabecad wanaagsan oo dadeedo ay tahay 19-24 jir waxaad igla soo xirtaa salah_musa@hotmail.com
| |
Tuesday, November 21, 2000 - 01:43 am marka horewalaal waad salaamantahay marka kale waxaan ku weydiiyey hadii aad calaf doon tahay maxaad maga caaga aad uqarisay hadii aad doonaysi gabadh marka hore isa soo badhig oo iska soo sheekee ha is faanini oo kaliye. hadii aan kugu gar daroodayna iga raali ahoow aniguba waxaan ahay wiil somaliland.. waad maha santahay mrqaldaan,,,,,,,,,,,,,,
| |
Tuesday, November 21, 2000 - 03:52 am WARYAA DHEGAYSO GABDHAHA REER SOOMAALIYA WAA ISKU MID. WAXAAN KUU ARKAA NIN AY QABYAALADDA U BISLAADAY OO AY KU RIDAY JAAH WAREER. SAAXIIB WAXAAD KU KACDAY WAA DHAQAN XUMO ************************************** MA SOMALILAND BAAD GUURSAN MISE GABADH BAAD RABTAA ********************************************
| |
Tuesday, November 21, 2000 - 08:03 am hi there To Rashka hey rashka let the brother made his mind. and in my opinion nothing wrong if he looking for his race. bye
|