site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAA! AAA! WAXAAN AHAY GABADH 7 SANO JIRTA OO GUURDOON AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): AAA! AAA! WAXAAN AHAY GABADH 7 SANO JIRTA OO GUURDOON AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHANKAROON

Monday, November 20, 2000 - 07:43 pm
DHALINYARO SUBAX WANAAGSAN WAXAAN AHAY GABADH 7 SANO JIRTA OO GUURDOON AH, SHURUUDAHAYGA WAA INUU NOQDAA NIN MUSLIM AH, SOMALIA AH, AKHLAAQ WANAAGSAN, I JECLAADA OO MAR WALBA DHABTA IGU HAYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeneraal

Tuesday, November 21, 2000 - 04:46 am
abaay marka ugu horaysa asalaamu calaykum salaan kadib waxaad sheegatay inaad 7 sano jirtid waxaad rabtaa in lagu guursado waxaad raadinaysaa nin islaan ah oo ku guuursada adiga siday kula tahay xaga diinta qof aan qaangaarin mala guursan karaa mida kale hadal qof wayn ku hadlay ma aha hadalkaas ee ka fiirso hadaladaad ku hadlaysi intaad interneedka ku soo qorin

by jeneraal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seeyruuq

Tuesday, November 21, 2000 - 04:52 am
shankaroon waa ku arkay waxa aad meesha ku soo qortay aadaana u dadaashay ee waxaan ku weeydiiyay horta qof 7jirah oo sidaan u hadleeyso akhlaaq ma leedahay waa adiga ka hadlaya diin iyo akhlaaq iyo wax la midah ee waxaan ku iri hadaad sidaad sheegeeyso eey dhab kaa tahay orod oo joog gurigii waalidkaa guur waxba kama ogide oo iskuulkii ha ka daahin dhalin yarada iyo dookha dumarkana meel ha uga dhicin hana na ceebeeyn hadaan nahay soomaali oo yaan mar dambe warkaanoo kale laga maqlin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shawqi

Wednesday, November 22, 2000 - 03:25 am
Seyruuq salam

intaas ka bacdi sxb sidaa wax u canaanayso markaan aqriyay aad iyo aad ayaan ugu qoslay,waxaa u canaanatay sidii gabadh yar oo aad dhashay,runtii hadaa hooyo noqoto waxaa noqonee hooyo fiican.

Sincerely bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Wednesday, November 22, 2000 - 12:59 pm
Ah Ah Ah!!.Shankaroonay abaayo ma uurka Hooyadaa baa wax laguugu soo barray,Waxaa layaab leh todobo jir haddalkaas miisaaman dhiibanaayo oo internet wax kuqoranaayo,hadayse hooyadaa kulla ogtahay oo ay ayada kuu qortay taasi waa meesheeda.Eewaxaan ku orranlahaa todobadaad sheegatay eber kudarso dabadeetana dheh todobaatan jir guur doona ah ayaanahay!.Soomaali child molester kahelli maysid hadaad waalato.Ah Ah Ah Ah Ah Ah!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxe

Wednesday, November 22, 2000 - 01:15 pm
Shankaroon(wiil)

Waryaa ma muuqa oo kaliya baad wiil ka tahay, maxaa kugu jirabey in aad iska dhigtid gabar oo waliba 7 jirta.
Hala qoslaad leedahay, balse ogow inaad fidineysid dhaqamada ka xaaraanta ah mid Islaam iyo mid gaalaba, waana wax uurka kaaga jira in saqiirada iyo macsida la isla xiriiriyo.

Ceebow!

War qofkaano waa la saxaa oo looma qoslo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cagacade

Thursday, November 23, 2000 - 02:04 am
Waa salaaman tahay, laakiin waxaa tiri "waxaan
ahaygabar 7sano jito oo guur doon ah, raadinaysa
soomali ah, muslin ah oo dhabyta ku saaro".
Hadaba jawaab aan ku siiyo gabar 7 sano jirto
halkan isku soo qori kari karto, mana jiro
sharci dhigayo gabar 7 sano jirto
oo nin doon ah. Sidaa awgeed raali ahow
raadi caruurta kugu fac ah.
Mase waxaad tahay gabdhaha soomalida
oo ka xishooda da,dooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAQLI

Thursday, November 23, 2000 - 03:59 am
ABAAYO SOO SAX

Waxaan filayaa inaad ka hilmaantay nambar ka dambeeyay ama ka horeeyay 7.
Anaana ku saxaayee waa midkee kuwan hoos ku qoran:-
A) 37 jir
B) 47 jir
C) 70 jir ama
D) 77 jir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amaal

Friday, November 24, 2000 - 02:46 am
to saxe
walaa halayaabin waxaas waacaadi
by amaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal aamin

Saturday, November 25, 2000 - 01:59 am
abaayo 7 jirto anigaa ku saxaayee waxaad ilow 1 kii kahorey yey 7 da marka sis isku dey mar labaad inaad isa soo ban dhigto oo netka isku soo qorto waa caadi qaladku wuu dhacaa
bani aadamka oo dhana qalad wey sameeyaan


mida kaleeto hadey run kaa tahey 00 aad 7 jirto
oo aadan wax qaldin ogow waxaan ku dhihi lahaa oo kale wali waad yar tahey marka da,daada oo kale
guryahey joogaan oo wali habarta iyo odeygey ku tiirsan yihiin oo wax afaare ah iney kahadlaan waa mamnuuc marka iska sug waqtigaaga
intaaad madax banaaneysid oo aad walidkaa gacantiisa ka xoroobeysid waxaana sugtaa ilaa iyo 18 sano intaa kahor sharciyada aduunku maogola
kan islaamkaa ogol
marka sidaas iyo nabadeeyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shankaroon

Saturday, November 25, 2000 - 09:37 pm
To : Dhamaan

Waad salaaman tihiin dhamaantiin, Run ahaantii uma iman in lay caayo ama shakhsiyadeyda wax loo dhimo balse waxaan u imid in lay taakuleeyo, waxna lay tusaaleeyo, layna suurto geliyo inaan helo wehelkeygii.

Goob laga hayaamiyo, gabi dhexe iyo hawd, Gabadanada Jiilaal cidlaan gaaf wareegaa, Halaq iyo abeesiyo horar iyo waraabaa horaadada I haystee, Halbowlaha jidhkeygiyo inta dhiiga saydhana dhiig baa haydhafaayee. Cishqi iyo Kalgacal baa gebi dheer I saaroo waaban, waaban, waaban tiicayaaye.

Wax is weydiini ma xuma ee wax is waydaaris baa daran, dhaqinkii wax uma dhimin, xeerkiina maan dumin, diintana maan xifaaleyn, xushmadiyo asluubtii kama bixin hanaankii dumar lagu aqoon jirey, lama iman shey dhaqankeedu uu qorin, guurbaan dan moodoo talidii ku goostee guulow wax ila qabo.

Guurku waa damal hadweyn, Gaabsina waa deel qaaf, Gooni joogna waa doqonimo, dadow ha ila yaabina waxay dani keentay iyo duruufaa igu habsadey, mugdi baa ila daris ah, cud-cur baa ii maciina ah, ma lihi waayeel xumaha iga daryeela, ma lehi wehel aan la wadaago murugadda.

II sheega oo I dheha, waxaan nafta ku qanciyo, ha I duudsiyina hana I dulmiyina Dumarna yaryareysi ma leh.

Sidaas iyo nabad galyo
Sharkaroon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaiser

Sunday, November 26, 2000 - 12:49 am
Shankaroon,,,,,,,
WaaaW, WaaaW, WaaaW, WaaaW, WaaaW, Waxaasaa xikmad iyo murti ah, Walaal Maabad dhalane dhowran ogidaa,, ma xuma oo guurku waa haybad iyo sharaf, marna waa horumar iyo guul, marna waa hiddo iyo dhaqan, balse wuxuu leeyahay qodobo iyo axkaam loo adeegsado, Ilaahey (SWT) wuxuu ku sifeeyey quraankiisa dhowr jeer in ka badan, habka iyo siyaabaha laysu guursado, dadka inta kuu banaan inaad guursato in inta kaa xaaraanta ah.

Dhawaan waxaa la soo saaray sharci banaynaya in gabadhu guursan karto marka da’deedu tahay 9 sano, balse nasiib daro Adigu waxaad ka hooseysaa 2 sano. Kuma lihi ha guursan, dhibaatada aad ku jirtana inaad eegatid maaha, waa inaad raadisaa xal kale oo aad uga baxi laheyd, balse guur wakhtigan la joogo ha u faadhumeysan.

Waa runtaa oo dumar yaryareysi maleh, balse waxay ku macaan tahay 2 sano inaad sugtid inta ay da’du kuu saamaxayso. Caqli kuguma yara, oo doodaada dheer ayaan si wacan u daalacday, dagaalkaaguna ma yara, hamigaaguna ma xuma, fikradaaduna ma liidato, kumanaan 40 sano jiraad ka odhaah fiican tahay.

Hadal iyo dhamaan Shankarooney ha fududaan, sal fudeyd xaawuu janaddii ka saaree.


Kaiser, Abu Dhabi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaiser

Sunday, November 26, 2000 - 12:51 am
Shankaroon,,,,,,,
WaaaW, WaaaW, WaaaW, WaaaW, WaaaW, Waxaasaa xikmad iyo murti ah, Walaal Maabad dhalane dhowran ogidaa,, ma xuma oo guurku waa haybad iyo sharaf, marna waa horumar iyo guul, marna waa hiddo iyo dhaqan, balse wuxuu leeyahay qodobo iyo axkaam loo adeegsado, Ilaahey (SWT) wuxuu ku sifeeyey quraankiisa dhowr jeer in ka badan, habka iyo siyaabaha laysu guursado, dadka inta kuu banaan inaad guursato in inta kaa xaaraanta ah.

Dhawaan waxaa la soo saaray sharci banaynaya in gabadhu guursan karto marka dadeedu tahay 9 sano, balse nasiib daro Adigu waxaad ka hooseysaa 2 sano. Kuma lihi ha guursan, dhibaatada aad ku jirtana inaad eegatid maaha, waa inaad raadisaa xal kale oo aad uga baxi laheyd, balse guur wakhtigan la joogo ha u faadhumeysan.

Waa runtaa oo dumar yaryareysi maleh, balse waxay ku macaan tahay 2 sano inaad sugtid inta ay da’du kuu saamaxayso. Caqli kuguma yara, oo doodaada dheer ayaan si wacan u daalacday, dagaalkaaguna ma yara, hamigaaguna ma xuma, fikradaaduna ma liidato, kumanaan 40 sano jiraad ka odhaah fiican tahay.

Hadal iyo dhamaan Shankarooney ha fududaan, sal fudeyd xaawuu janaddii ka saaree.


Kaiser, Abu Dhabi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yukey

Wednesday, November 29, 2000 - 03:15 am
shanka roon
naag sidaad u hsdleyso walee todoba sano iyo iyadu kala fog
ee walaal ma dadaad ka xishoonaysaa waan ku gartay
hadii aad rabtid in wax lagula qabto da daadab soo sheeg hadii aad udhalatay hadal wanaaga oo ay run kaa tahay inaad jirto 7 sano aniga waxaan ku oran
orad suuliga aad soo kaadi oo dabadeed seexo
caruurta da daada ahi way seexdeen sacadaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD123

Wednesday, November 29, 2000 - 12:31 pm
HI SHANKAROON

ABAAYO ANAA KULA FIL AH DA'DAADJITANA KULA JIRA CIDLA HOOD IYO MURUGO ADUUN IYO WAXAAD HAMIYEEYSOBA ANAA KULAGARABTAAGAN EE HALKEEN KAALA SOOXIRIIRA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yacquub

Thursday, December 07, 2000 - 07:41 am
walaal hadaa 7jir ku kacsatay adigaa cirka roob ku og waa cajiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shawqi

Thursday, December 07, 2000 - 04:48 pm
walaal salan,bacda salaana waxaan u malaynayaa inaan hadda ka hor aan ka hadlay arintan,markaa imikana waxaa i soo jiitay,murtidaada iyo maskaxda ilaahay kugu manaaystay iyo xikmada kaa soo maaxaysa....markaa waxaan ku leeyahay,waxba maan samayn xunee da'da ayaa dadka ka yaabisay.
Halkaana ka wad dadaalkaaga,wixii ku soo kordha halkana waan aqrisan doonaa......
Walaalkaa indha-indheeye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kay kalif kiler

Tuesday, December 19, 2000 - 06:59 am
bar waa waa wareey,warcadeey waxaad kuhadashay iyo waxaad sheegatay ma islaha laakiin waxaan ku leeyahay ilaah hakuu siyaadiyo xikmadaada waxaan jeclaan lahaah inay 7sano hal ka horayso markaas waxaad jiraysaa 17 sano marka waxaad ii sheegtaa hadii lagu guursado sidee laguu dhaqaa ka soo qaad aniga waxaan jiraa 28 sano intaan shaqo ka imaado ayaan gabar yar oo 7sano jirto guri igu imaado sariir la seexdo siday kula tahay adiga taas raali ayaad ku tahay oo caqli kaa ciliyo malihid hadana wax walba taleefishinka ayaad ka arkaysaa bykaykaliif kiler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadaani

Tuesday, January 30, 2001 - 06:17 am
hai shankaroon waan kusalaamay marka hore tan kale cadey waxaan cadeynayaa in aad qaf fiican tahay sida ay ila tahay cadey waa anigee cadey fadlan waxaan layaabay qaabka aad u qancisay dad badan oo ku lasoo xiriiray ina adeer waad daashey baan filayaa ee waxaad kusoo dhawaadaa nasiino farxad reynreyn galkacal isbarasho furan xiriir wanaag san fadlan waxaa laygu yeeraa.cadaani. ee ila soo xiriir si aan kaaga caawiyo dhibka ku heysta ina adeer soo dhawaaw warkiiyoo dhan by. cadaani oo kuleh ifka hibo ku waar by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

d6

Thursday, February 15, 2001 - 04:28 am
yaah maxaa dhahday kusoo celi

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.