site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Baafin waa jacaylkaygii oo aan is weynay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Baafin waa jacaylkaygii oo aan is weynay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nafjacaylwado

Tuesday, November 21, 2000 - 02:11 am
marka hore walaaladayda somaliyeed waxaan idinka codsanayaa inaa ila raadisaa jacalkayga oo aan is weynay ilaa mudo dhan labasanadoo oo iigu war dabaysay isa goo jooga itoobiya aan wax war ahan aan ka maqli ilaa sanad waxaa iigu war danbaysay
walaashiis oo soo gashay wadanka hollad oo iyadana layidhaahdo samiira mahamed fadlan hadii aad ganaysaan iigu soo qora hoos waxaad ka ogtihiin oo dhan isagana waxaa ladhahaa magaciisa
caarif mahamed fadlan iigu soo dhaqsada jawaabta
waad mahadsantihiin..............

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.