Anonymous | Wednesday, November 22, 2000 - 04:17 am WAXAAN AHAY GABADH SOOMAALIYEED WAXAAN AAD UGU HANWEYNAHAY DHAMAAN ARDEYDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY JOOGAANBA.WALAAL WAXAAN RABAA INAAN BARTO GABDHO SOOMAALIYEED OO WAX BARANAYA AMBA WAX BARTAY OO DADOODU UDHAXAYSO 24-35 SANO ILA SOO XIRIIRA WALAALAYAAL.IS MAQAL DAGDAG AHOO DANBE |
Anonymous | Wednesday, November 29, 2000 - 06:13 am waxaan ahay inan soomaaliyeed oo dadiisu ayu tahay 23 waxaan haystaa ama aan ka soo qalinjabiyey, camputerka, waxaan aad u raadinaayey inan soomaaliyeed oo tacliin noocaay u noqotaba ha ahaatee taqaan, laakiin waxaan u malaynayaa inaad noqon doontid, isla mar ahaantaa aad ayaan waxaan ugu farxay markii aan arkay dhanbaalkaaga,marka fadlan waxaad soo sheegtaa ,,,,aderskaaga ama meeshii lagaala soo xiriiri lahaa, |
Anonymous | Wednesday, November 29, 2000 - 06:19 am ABAAYO MACAAN ANIGA AYAA DOONAAYA INAAN KULA XIRTO WAXAANA DADAYDU U DHAXAYSAA ILAA 28-33JIR ,MARKA WAXAAD II SOO SHEEGTAA/AMA CADAYSAA MEESHII LAGAALA XIRIIRI LAHAA, AAD AYAANA KUU SOO DHOWERYNAYAA, WAAD MAHADSAN TAHAY, |