site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA TOPIC AAD U XIISO BADAN ILA AKHRISO!!!!!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAA TOPIC AAD U XIISO BADAN ILA AKHRISO!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaafo diiriye

Wednesday, November 22, 2000 - 09:54 pm
waad salaaman tahiin dhamaantiinba waxaan ahay gabadh soomaaliyeed waxaan aad u jecelahay ardeyda soomaaliyeed ee wax bartay.
waxaan idinaka codsanayaa dhamaan gabdhaha soomaaliyeed ee wax bartey amaba wax barta ee dadoodu u dhaxayso 24-35 inaan is barano ila soo xidhiidha walalayaal waan idiin hanwaynahaye.
ha igu gabina warkiina.nabadeey.
waxaan idiin rajaynayaa dhamaantiinba guul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anisa

Friday, November 24, 2000 - 07:49 am
Abaayo waad salaamantahay.
Waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo wax barata. waxaan dhigtaa jaamacad waxaana bartaa cafimaad.
Waxaan rabaa inan noqdo dhaqtarka dumarka.

Nasiib daro abaayo waxaad sheegatay da' go'an anigana ma aanan fahmin waxa aad kawado.
Laakiin aniga waxaan jiraa labaatan. hadaanan meeshan ka invitegaraysnayn isheeg.
Asalaama calaykum.

Anisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alxaaji jama

Friday, November 24, 2000 - 09:25 am
toqaafo diiriye..
asalaamu calaykum..
bacda salan walaal waad kumahadsan tahay figradaada laakiin dadka aad baranayso ku dar rag iyo dadka da,da yarba ..
nasrana ka ajiib barashada..
alxaaji jamac yusuf ...
ha kuu macanato..
topicaaguna waxa uu ahaa mid xiiso leh laakiin dalab leh...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 25, 2000 - 01:36 am
haye qaafo halkee lagaaga soo xidhiidha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shukriya

Monday, November 27, 2000 - 01:37 am
Asalaamu caleykum
To
qaafo diiriye Walaal marka ugu horeyso waan ku salaamay marka xigta Ramadan kariim to ya and to all muslims. Walaal anigaba waan jecelahay in aan wax is weydarsano mise xariiriyo gabdhaha walaalahey somaliyeed oo wax bartay. Sida ay walaal anisaba tiri me 2 i'm wondering why did u choice certain age? Aniga da'da aad sheegtay waan ka yarahay 21 waxaana bartaa cafimaadka dhanka Ilkaha. Runtii wax kama qabo in aan xiriiriyo walaalahey, lakinse su'aal aan ku weydiiyo dadkaas aad invite gareyneyso ma wax ayaad u sameen for example in aan wax is weydaarsano aana istageerno let me know ur plan. see ya and ramdan kariim to all somalis bye. wacaleykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaafo diiriye

Thursday, November 30, 2000 - 03:17 am
Shugri iyo Aniso aad iyo aad baad ugu mahadsan tihiin soo xiriirkiina walaalo waan ku faraxsanahay heerka waxbarashadiina,walaalo qalad ha iga fahmina kaliya waxaan uga jeeday gabdhaha dada yari waxa ay heleen wakhti ay wax ku bartaan
laakiin waxa aan doonayay in aan ogaado gabdhaha
da'daas ah ee wax baranaya amaba wax bartay inta ay leegyihiin.maxaa yeelay iyaga waxa ka qasaaray wakhti aad u badan.
Walaalahayga qaaliga ahoow ku soo dhawaada Shugri iyo Aniso gacmo furan.is maqal danbe oo xiiso leh
Nabadeeeeeeeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shukriya

Saturday, December 09, 2000 - 02:48 am
qaafo diiriye walaashiis waa ku mahadsantahay sida sharafta leh oo aad no so dhaweysay walaal jira. Ilahay hana gayeelo kuwii aqoontooda ku anfaco dadkooda & nafsadooda (Amin ya rab).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiba

Saturday, December 09, 2000 - 04:57 am
qaafo waa ku salamay

walaal waxaan ahay gabdhaha aad tiraahday ha ila soo xiriiraan balse maxaad noogu sheegi wayday meesha aan kala soo xiriirno at least email soo gali.

anakana waa ku jecelnahay sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaafo

Sunday, December 10, 2000 - 09:49 pm
Hibo waad ku mahdsantahay sida wanaagsan ee aad ila soo xiriirtay walaalo emailkaygu waa:
qaafo@hotmail.com
waad ila soo xiriiri kartaan wax kastana waad iwaydiin kartaan.
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hayat

Monday, December 11, 2000 - 07:58 am
To Qaafo

Walaal ramadaan wanaagsan
walaal waan kahelay markaan arkay cinwaanka hadan markaan arkay inaad gabadh tahay ayaan farxad dilaacay maalin dhawaydna waxaan ka akhriyay Schoolnetka gabadh kale oo sidaada oo kale raadinaysa asxaab soomaaliyeed laakin adigu waxaad ku dhaaftay markaad tidhi BILIS uunbaan rabaa aan iskaa baree aniga Ayaan ayaa la iyidhaa UK ayaan degenahay 22 ayaan jiraa waxaanan bartaa
Tourism & Modern Language walaal halkeed joogtaa
ilana soo xidhiidh
emailkaygu waa:
goljanno@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 01:19 am
walaalwaxaa layiraahdaa shukri waxaana rabaa inaan barto farmashiyiiste.laakiinhadaan emailkuu soo qore waa ok baan umaleynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nimco

Wednesday, December 13, 2000 - 01:59 am
Assalaamu Aleikum!
Waad wada salaaman tihiin dhammaan gabdhaha Soomaaliyeed, Gaar ahaan Qaafo..
Aad ayaan kuugu hambalyeeynayaa sida tixgalinta ama isu uriirinta gabdhaha soomaaliyeed ee Wax bartey amase baranayaba.. Waxaan ahay gabadh soomaaliyeed caafimaadka baratey siina rabta heer Dhaqtarnimo, jecelna iney wada xiriiriso qof alaale oo xagga caafimaadka wax ka bartey, si aan aqoon waydaarsi inoo wada dhax marto..
Laakiin da'da aad halkan ku sheegtey waan ka yarahay..
Mahadsanidiin..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.