site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxan ka helay wiil finland dagan oo layidhaaho dooli

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxan ka helay wiil finland dagan oo layidhaaho dooli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 23, 2000 - 12:19 am
waxan ka helay wiil finland dagan oo layidhaaho dooli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

key kaliif

Thursday, November 23, 2000 - 03:27 am
hai shnkarooney aad dooli keheshi ma xumee adiga maad isi sheegtid waxaad tahay waa rabaa roobaa lagu waayey mida labaad qofkaad rabtay wuu kugu wareeraa bee, abaayo adiga reer laandheer maad ka dhalatay waa adiga meel dheer wax ka raadinaayee shankarooneey dooli aan rabaa xaytahay waxaas afs
oomaali lagu hadlo maahee ee warkaaga soo cadee
by key kaliif from holand

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dooli

Thursday, November 23, 2000 - 07:06 am
dooligii kaheshay anigawaayee dhaaf gabdha intaan joogaa aba adi inteekabaxday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kay kaliif

Friday, November 24, 2000 - 01:53 am
haidooli, nin walba magac been muu iska sheeganaa aniga waaye ee dhaaf gabadha maxay tahay mise qaboowga finland ayaa si fiican kuu soo galay ee gabadha ha sirin ee i sheeg dooligaad tahay abaa abaa gaaga manaqaane hadaad gabadha kay raadinayso tahay isi soo ban dhig oo sifiican ugu soo hadal ama hadaad magac faalso ku qaraabanayso soo sheeg waryaa dooliyow umulqay garbarladhahaayo ma taqaan hadii aad taqaan fadlan iimeelkeeda ii soo qor adoo mahadsan waa key kaliif oo ku leh barasho wanaagsan waxaas oo dhan waa kaftan ee xumaan ha uqaadan by from holnand kay kaliif iyo huunyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 12:48 pm
Gabdhahoo dhammi dooli bey raadinayaan, laakiin aabihii bey ugu yeeraan oo la yiraahdo Wiil.

Adiguse waad heleysa dooli, haddii aad bisad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 12:54 am
TO: Key kaliif.waa adiga dooli di faacayee,ma walaashaa ayaad la rabtaa.Dooli aniga mooyee
naag kale helimayso ee niyadaada gali!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Wednesday, November 29, 2000 - 12:15 am
War yaa dooli aniga ayuu saaxiib kay yahayee,adigu
yaadtahay,kadib aniga ayaa kuu sheegayee dooliga
uu yahay.Dooli ma waxbaad isku tihiin.Waraaq
dagdag ah ayaan kaa sugayaa.

maxamed100@iobox.fi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real RAT

Wednesday, November 29, 2000 - 02:16 am
real dooli .
Waa i kanee basal ma iisidda mise mukulaal aad tahay oo anaaba wax iga raadineeysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dooli

Wednesday, November 29, 2000 - 12:47 pm
Dooli

iyaa mabaxishoohaayaanba kuwaan midkudhahaayo waa isnaqaan warqadii udhiibilaheed ani iigudhiib iyo mid dhahaayo ani waaye dooli nooh! bisha soon been waasheegaayaan naarta soosiyaarta waryaada ee soonka beenhasheegina.

to kay qaliif

Kay qaliifow kan ladhaayo sxb tan aad raadinayso nindhan oo saaxiibkay ah xaaskiisa waaye maxishooheeysid miyaa adi,niyadaada kabixi hadii kuriyoohesid taas midale gabdhaan Dooli raadiheyso waa dumaashidaa kaxishoo! mafahantay sxb soonkaan dabayaaqadiisaan mehrinaa Arookeedana inaan kaawoco aan rabaa shaatiga ha iska haleenin.Dumaashidaana sii kuucanaanatina waa ragtay aa umaleehaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Wednesday, November 29, 2000 - 10:59 pm
To:Kay Kaliif:Saaxiib anigu waxaan ahay dooli.
Qofka isku soo sheegay in uu dooli yahay,ma ahee
iska ilaali.Waxaad ku garanaysaa afka uu sida xun
uu u soo qoray,waad i garanaysaa sida aan af soomaliga u qoro.Saaxiib waa adiga i og in aan la
sheekaysan gabar umulkhayr la yiraahdo.
Haddii aad i rumaysanaynin i waydii wax aan isla
ognahay.
saaxiib waa adiga hotmailkayga
hayee,ee gooni iigu sooqor si ay dadku inoo
arag waxaynu ku sheekaysanayno.

SAAXIIB WAAN KU SUGAYAA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keykaliif kiler

Friday, December 08, 2000 - 02:20 am
ramadaan wanaagsan dhamaan waad salaamantihiin kuligiin dooliga saxda ahoow ama dooliga qaladka ahow marka ugu horaysa aniga dooli abaayo walaashay lama rabo ee adiga ayaan kuu hubinaayay inaad xoolahaaga meel cidla ah geeysan haday kaaga macdahay sababtoo ah qof walba markuu ku dhaho dööligaad raadinaysid waa aniga maxaad sameen laheed mida kale ninka yiri qoftaad raadinaysid nin saaxiibkay ah ayaa qabo waxaad saaxiibkaa usheegtaa inaan aniga uga horeeyay aduunka maka dhicin naag laba nin qabta mase tahay umulqaytaan raadinaayo waa adiga iska soo qaylinaayee hadaan wac wac ubaahanay eey ayaan soo xiran lahaa hadaan caac ubaahanahayna camaaro kama imaadeen hakugu taagnaagto fadlan sifiican usoo hadal markaad hadlaysid qofna kuma dhehayso reer xamar matihid hadaad umalaysid in af reer xamar lagu noqdö abaa abaa waa hadal laga roone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 08, 2000 - 06:13 am
ma rumaysney waxaad kaheshey doole? abaayo maxy
ugu bixiyeen dooley mida kale naanaysta inay
wax kuu sheegto waaye.DOOLEY
Qof dooley ladhoho see u aaminee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keykaliif kiler

Thursday, December 14, 2000 - 05:46 am
waad salaamantihiin dhamaan waa anigii oo marlabaad ni leh soon wanaagsan marka ugu horaysa maxamed waan ku salaamay salaan kadib walaalkiis umulqayrta aan kuu sheegaayo hadaad taqaanid intay ka dagantahay finland kaligeed maa dagan mise waa lala daganyahay by keykaliif kiler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Voi voi

Tuesday, December 19, 2000 - 04:48 am
Ilaahoo aanan Dooli jeclaan.
Finland qabowgeed iyo Doolinimo.
uskomatonto

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.