site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abdi ofice kulanka gabdhaha iyo wiilasha

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Abdi ofice kulanka gabdhaha iyo wiilasha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhame

Thursday, November 23, 2000 - 02:21 am
Waxaan jeclahay maadaama ay adag tahay is arag
tida iyo wada sheekeeysiga Gabdhaha/wiilasha
soomalida inaan halkan uga sameeyo xiriir
secret ah oo ay isku arkaan.
Ma tahay gabar soomali ah da,deeda u dhaxeyso
20-30 years old , halagaa helo E-mail, telephone
ama adresse.
Kaliya jawaab waxay ufuran tahay cidii
ka bixin karto shuruudahaas.
Mahadsanid:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Thursday, November 23, 2000 - 03:05 am
dhame
Alla hakuu dhamastiro caqliga balse waxad iiga warantaa sida ay secret unoqon karto arintaydu hadii aan telephone kayga halkan kuqoro saw xid waliba ilama soo xidhiidhayso, waa kusidee.
waxaan sugaaba waa jawaabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhame

Monday, November 27, 2000 - 04:33 am
Hana
Waa mahadsan tahay sida wacnayd aad iigu mahad
celisay abaayo.
Abaayo sida aad sheegtay waa runtaa in cid
walba aqri sanayso hadii aad telephone kaaga
halkan ku soo qorto.
Soomaalida waxay ku maah-maahdaa talada
kaa maqan waxay ku jirtaa walaalkaa.
Waxaad iga soo xiriiri kartaa E-mailkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhame

Monday, November 27, 2000 - 04:35 am
Hana
Waa mahadsan tahay sida wacnayd aad iigu mahad
celisay abaayo.
Abaayo sida aad sheegtay waa runtaa in cid
walba aqri sanayso hadii aad telephone kaaga
halkan ku soo qorto.
Soomaalida waxay ku maah-maahdaa talada
kaa maqan waxay ku jirtaa walaalkaa.
Waxaad iga soo xiriiri kartaa E-mailkan.
Diini_a@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhame

Monday, November 27, 2000 - 04:37 am
Hana
Waa mahadsan tahay sida wacnayd aad iigu mahad
celisay abaayo.
Abaayo sida aad sheegtay waa runtaa in cid
walba aqri sanayso hadii aad telephone kaaga
halkan ku soo qorto.
Soomaalida waxay ku maah-maahdaa talada
kaa maqan waxay ku jirtaa walaalkaa.
Waxaad iga soo xiriiri kartaa E-mailkan.Diini_A@HOTMAIL.COM
Diini_a@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA JACEEYL

Wednesday, November 29, 2000 - 04:56 am
WAAD SALAAMANTIHIIN


WAXAAN AHAY WIIL SOOMAALI AH KUNA NOOL WADANKA INGIRIISKAGAAR AHAANBA MAGAALADA LONDON (TOTTENHAM).MAGACEEYGA WAXAA LA YIRAAHDAA AXMED YARE DA'DEEYDUNA EEY TAHAY 22 WAXAANA DOONAYAA GABA SOOMAALI AH OODHAQANKII SOOMAALIDII HORE WADATA BECOUSE MA AHA GABDHAHA QAATEY DHAQANKA MAREEYKANKA AMA MIDA YURUB TAALA EE WAXAAN RABAA GABARV MEEL WALBA OO EEY TAGTO EEY SAME II AHAATAA.

DHAMOOW TALEEFANKEEYGA MEESHAAN KUMA SOO QORI KARO LAAKIIN IIMEEYLKEEYGA AYAAN MEESHAAN KU SOO QORAYAAWAANA AXMEDJACEEYL@HOTMAIL.COM WAANA MAHADSANTAHAY MAADAAMA AADBA NOO OGOLAATEY IN EEYNU RA'YIGEENA KA DHIIBANO.
WAADNA MAHADSANTAHEY
JAWAAB AYANA KAA SUGAAYAA BYE
BY;AXMED INA JACEEYL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.