site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN AHAY GABAR SOMAALIYEED OO GUURDOON AH WAXAAN RABAA WIIL SOOMAALIYEED OOWADAAD AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAAN AHAY GABAR SOMAALIYEED OO GUURDOON AH WAXAAN RABAA WIIL SOOMAALIYEED OOWADAAD AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Friday, November 24, 2000 - 10:02 pm
DHAMAAN WAAD SALAAMAN TIHIIN DHALINYARADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN KUWA WADAADADDA AH WALAALAYAAL WAXAAN AHAY GABAR SOMALI AH OO WADAAD AH CALAFKU WAA MEESHIISA BALSE WAXAAN KURAJA WENAHAY INAAN NOLOSHA LAWADAAGO WIIL WADAAD AH WALAALAYAAL IIGGA SOO JAWAABA WAXAAN KUNOOLAHAY USA SIDAA IYO NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Sunday, November 26, 2000 - 02:54 am
asalama calaykum
waxba yaan been ku sheegiin ee marka hore niin wadaad ah maa ihi lakiin dinta waan ku ficanahay
oo shaantaydaa salaadood waan tugadaa maarka hadii aad dontid iin aad ila soo xidhiidid ila soo xidhiid zaki233@yahoo.fr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Sunday, November 26, 2000 - 09:10 am
walaal muna waad salamantahay:

asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
walaal waxaan ahay nin 25 jir ah sida aad sheegtayna insha alaahu ah bal waxaan dhigta kuliyad islaami ah ookutaal madiina
waxaana umalaynayaa wada hadalku inuu yahay wadada loomaro inla aas aso guridhidibo adagleh
marka si aan ufalanqayno igala soo xiriir
caraf75@yahoo.com
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awil a Juba

Sunday, November 26, 2000 - 10:52 am
Walaal,Muna,anigu runtii isuma qabo wadaad,Balse adku waxay iigu yeeraan erayada ay ka midka yihiin
Wadaad iyo Shiikh, Walaal, waxaan kula joogaa USA,
waxaana jeclahay inaan wada xiriirro gabar wadaad ah,oo waxay xaq u leedahay taqaan sidoo kale waxa xaq loogu leeyahayna taqaan,waxaad igala soo xiriiri kartaa:www.awiljuba@hotmail.com ,wada hadlku waa furan yahay,Please let me hear from you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Sunday, November 26, 2000 - 04:40 pm
Walaal, muna marabo inaan been kuu sheego oo wadaad ma ahi laakiin waxan ahay nin shantiisa wakhti tukada oo ilaahay yaqaan. Wixii xalaal iyo xaaraan ka ahna yaqaan e-mailkayguna waa Ashari@ezsoftech.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calafdoon

Sunday, November 26, 2000 - 06:27 pm
asalaamu calaykum

walaal hadii aad diyaar u tahay guur radinaysidna nin wanaagsan lehna inata aad sheegtay igala soo xiriir calafdoon hormail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calafdoon

Sunday, November 26, 2000 - 06:29 pm
asalaamu calaykum

walaal hadii aad diyaar u tahay guur radinaysidna nin wanaagsan lehna inata aad sheegtay igala soo xiriir calafdoon hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashiidka

Sunday, November 26, 2000 - 08:23 pm
Muna, ha ka yaabin in aad nin wadaad ah aad internatka ka hesho,maadaama ay wadaadada runta ahi ahi ay aaminsan yihiin in inarnatku dambi u yahay sida Tv oo kale. haddaba walaal waxaad uun tiraahdaa waxaan rabaa nin diinta ku fiican oo la'aamini karo,kolkaa ka dib ayaad jawaab badan heli.haddii kale abaayo ha kayaabin in aad meelahani wadaad ka daydayato ee waxaad ag mar martaa masaajiyada meelahaasi ayaad wax uun ka heli doontaa.
sidaa iyo nabad galya.
Rashiidka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 01:13 am
WALAAL MUNA,MARUMAYSAN TAHAY QOFKII ILAAHAY WANAAJIYO IN AANU AHAYN WADAAD,SIIDAYNTA DUMARKANA
IN AY NOOGA BADAN YIHIIN,HADAL IYO DHAMAAN WADAAD
MAAHI LAAKIIN FARALKA WAAN GUTAA,
WAXAANAN KULEEYAHAY CAADAAWEEYE WALAAL
FARXAAN66@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Monday, November 27, 2000 - 12:33 pm
salaan dhamaantiin

kadib warkaygu wuxuu kujeedaa rashiidka sxb internetka ama tv waa aalad alle inoogu deeqay balse sidii aad u isticmaasho ayuu kuxiranyahay wadaadadu waadad dhalinyar ah oo cilme nooc walba bartay oo dadaalayaa inta wanaaga ah way karaacaa inta kalana way katagaan walaal rashiidka ilaahay wax yaalaha uu kuugu deeqay waxaa kamid ah ((like your private part ))) ood hadiid xaraan u istic maashid alle kuu sheegay waxa kugu dhici oo aad og tahay hadaba aalad kasta waa saa xumaan iyo wanaag way leedahay internetka waa fast commu. dunida maanta kajira markaa dadka soo galaa dad wada xun maaha ee lasoco dad ehlu(((taqwa ah ayaa kujira ))

by karaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashiidka

Monday, November 27, 2000 - 07:30 pm
Haa saaxiib waad mahadsantahay waana kugu raacay 100ba boqol in aalad walba leedahay wax fiican iyo wax xun. Balse nasiib darro wadaadadeena Soomaaliyeed waxay inta badan yiraahdaan "war iternetka iyo tvga wax waxyaabaha gaalada ku fiican iyagaana sameeystay ee naga dhaafa" taasina saaxiib waa sababta maanta ay u yaraatay in la helo wadaad si dhab ah u yaqaana intenetka iyo computarka.oo aqoontooda badankood waxay kala socdaan oo kaliya raadiye iyo rikoor la dhagaysto.

haddaba saaxiib deeq iga raali noqo dee haddii aan wax qal qaloociyey.
By waa rashiidka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 04:25 am
walaal waxaan ahay wiil ilaa iyo xad wanagsan
oo diinta si fiican u yaqaano
qur'aanka waa xafid sanahay
mxaadarooyin crabi iyo soomaali waa ku
bixiyaa gaar ahaan
ramadaanka imaam ayaan noqdaa ilaa iyo .8;sano
ee walaaley ineey diinta isu kaalmeeysano ayaan jeclahay emailkaa ii sso qor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, November 29, 2000 - 05:33 am
waar nacasinyahoow waan iduku ciyaraayay aaahhhaaaaaaaa alah maxaa kacsii idiin dilay
ahhhhhhhhahhhaahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ninku gartay!

Wednesday, November 29, 2000 - 09:46 am
Balkan day Muna labaxay! markii uu ku guulaysan waayay sharuudihii ay gabadhu ku xirtay waryaa ha cayin dadka waligiisaa lakala badin jiraye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odaywaa

Friday, December 01, 2000 - 02:23 am
salaan diiran kadib waxaan kuu rajeynayaa wadaad bale wadaad hadaad waydid waxaad fali teeda kale wadaad isma sheegee waxaa sheega dadka sidaas daraadeed anaa wadaad ah qofkii ku dhaha alaa og waxaan kaloo kugu biirin inaad raadisid wadaad dabeecad leh sababtoo ah qofku waxa uu barto iyo dabeecada waa kala labo ilaahay hakuu sahlo hadey run kaa tahay arintaas.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.