site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN AHAY GABAR SOMAALIYEED OO GUURDOON AH WAXAAN RABAA WIIL SOOMAALIYEED OOWADAAD AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAAN AHAY GABAR SOMAALIYEED OO GUURDOON AH WAXAAN RABAA WIIL SOOMAALIYEED OOWADAAD AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Friday, November 24, 2000 - 10:05 pm
DHAMAAN WAAD SALAAMAN TIHIIN DHALINYARADA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN KUWA WADAADADDA AH WALAALAYAAL WAXAAN AHAY GABAR SOMALI AH OO WADAAD AH CALAFKU WAA MEESHIISA BALSE WAXAAN KURAJA WENAHAY INAAN NOLOSHA LAWADAAGO WIIL WADAAD AH WALAALAYAAL IIGGA SOO JAWAABA WAXAAN KUNOOLAHAY USA SIDAA IYO NABAD GALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WhOdg

Friday, November 24, 2000 - 10:32 pm
Assallumu Calaykum!
Helpfull Words
Wa/Allaykum Sallaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdalla

Saturday, November 25, 2000 - 01:31 am
asalaamu caleykum walaal muna
abaayo waa fikrad wanaagsan sida aad soo jeedisay balse waa ikan hadii aan inyar iska sheego anigoo inta kale ula haraya sheekadeena danbe waxaan ahay wiil jira 25sano,diinta wax ka yaqaana dhererkiisu yahay 180cm. maariin ah.maxaa kaloo kuu sheegaa,aan gadaal u reebto adigaan kaa war dhowrayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xassan

Saturday, November 25, 2000 - 03:25 am
AAWW
Meeshani waa public markaa hadii ay kaa dhab tahay waxa aad raadinayso igala soo xidhiidh
e-mailkan
Calaa20@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ballidhiig

Saturday, November 25, 2000 - 05:23 am
waxan ahay inan aad u quruxbadan o dabeecad wanaagsan aqoontisuna sareyso .if you get interesting u can contact me
e mail ahmedh95@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdikariim

Saturday, November 25, 2000 - 06:55 am
TO:-MUNA. Muna waad salaaman tahay ,marka xigana si fiican ayaad u hadashay hadaad tidhi waxaan doonayaa guur xalaal ah iyo weliba wiil wadaad ah ,waase laba shay oo labaduba qaalli ah ee illaahey hakugu guuleeyo . intaa ka dib muna waxaan kuu sheegayaa adiga hortaa saddex hablood ayaan arkey oo yidhi waxaanu doonaynaa guur laakiin ka dhab may aheyn oo waxay ka aheyd iney wiilasha ku ciyaaraan ,markaa adiga arintani iney kaa dhab tahay maxaan ku ogaan karaa ?.ta labaad .naftaada waxba information ah kamaad bixin ma waxaad tahay carmal ama garoob,ma waxaad tahay inan ama gabadh ,ma dheer tahay ma gaaban tahay ,ma cas tahay ma madowdahay ,xaga waxbarashada xaga familyga ama halka aad ka soo jeedo .bal markaa naftaada waxoogaa tafaasiil ah ka sheeg . anigu ku odhan maayo ila soo xidhiidh ee aniga ayaa kula soo xidhiidhaya ee adresskaaga ii qor . anigu waxaan ahey wiil wadaad ah 26 years laakiin ma lihi gadhweyn (LOL)sida wadaadada waaweyn ,aqoon fiican ayaan u leeyahay diinta ,isla markaana waxaan ahey guurdoon waa kan hotmailkaygu . habarwaa@hotmail.com byeeeeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Saturday, November 25, 2000 - 11:33 am
HI MUNA
ABAAYO MARABTAA WIILO FINDOOPBADAN
OO MADOOW OO DHEER
OO WADAAD AH
XOOGA KISNA IS KA HEETA


HADAAN AHAUY QOFKAAD REEDINEESO

HADA WAA IKAN LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baashi

Saturday, November 25, 2000 - 03:43 pm
TO;MUNA Asalaamu calaykum muna hadii ay run kaatahay Mida koowaad waxaad soo qortaa faahfaahin dheeraad Ah oo adigga kuugu saabsan midda kale anigu magacaygu waa baashi waxaan kunoolahay MNPL Gobolka MN waxaan dhigtaa college ardaybaan ahay Wali wadaadna waan ahay waxaan jiraa 24sano dhararkeygu waa 6.3 culeyskayguna waa 178.B qabiil gaygana waa midgaan Qeer baana kuu rajeynaayaa Nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil somali ah

Saturday, November 25, 2000 - 04:02 pm
To muna
asalaamu calaygum sister mesha aad kaga nooshahay u s a ma aadan sheegin marka walaashiis hadii ay kaa tahay dhab oo aad guur doon tahay reeb emailkaaga iyo mesha aad ku nooshahay hadii kale raga ka daa gameka waa wiil somali ah oo guur doon ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Saturday, November 25, 2000 - 09:53 pm
to muna

sis wadaad maahi laakin waxaan jeclahay inaan noqdo waana igu adagtahay marka waxaan jeclaan lahaa inaad iga caawisid hadii aadan waxba ka qabin maadaama aan jeclaan lahaa gabar diinta taqaan oo wax badan i waanisa. thank u
pls ila soo xiriir.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zaki

Monday, December 18, 2000 - 11:26 am
asslaamu caluykum muna
wara aan ku siiyo wadaad qatar ah maahi waa tukadaa 5ta waqti waxna waa ka aqaan diinta waxaana jeclahay inaan guursado qof wadaad ah marka i'm serious.
aniga waxaan ahay 27 good lookin' honest, kind,
what more do u want know?
let me know.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saadiq

Monday, December 18, 2000 - 12:32 pm
Waano
qof yahay warkaaga keen
faalo ka bixi saad u egtahay adigoo raali ka ah waxaa laga yaabaa noocaaga in uusan ahayn dookhayga, addresskaagana keen hadii kale
hit the road!

saadiqgarad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi yare

Monday, February 05, 2001 - 08:16 am
to; muna.

walaalo,meeshaan waad u jeedaa oo ragu haday naagi isa soo ban dhigto wuu isku dilayaa oo loolan badan baa ka jira,markaa waan jeclaan lahaa inaan ku barto laa kiin tartan kaa ugu badan.any way anigu nin muslin ah baan ahay beena kuuma sheegayee salaada matukado,laakiin waan jeclahay inaan bilaabo insha Allaahu.markaa hadii aad xiisaynasid igala soo xiriir emailkaan
waryaa2@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.