This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, November 25, 2000 - 05:50 am ASALAMU CALEEKUM waxan ahay inan 23 gir ah ku nool Norway qurux badan aad u dabecan wanaagsan(reer burco). radinaya inan qurux badan aqontedu sarayso gurkana qimihisa garanaysa
| |
Saturday, November 25, 2000 - 06:06 am Hi ballidhiig HI ballidhiig Maxaad u odhan weyday waxaan raadinayaa inan reer burco ah oo haberjeclo ah?? if thats what u looking for you have found him. here i'm. i'm university graduate, with master degree, living in the uk. i'm handsome, athletic and 23 years old piece
| |
Sunday, November 26, 2000 - 05:59 am To Burcaawi I think you are sick person.or U R gay!!!!!!!!!!!! excuse me(inadeer)i am a man and i look for woman not gay
| |
Sunday, November 26, 2000 - 06:11 am u are the gay one, here (idiots u said inan, which means a girls not a fagget like u. get ur language straighten u looser. you should have said, this...... waxaan raadinayaa Gabadh..not inan(meaning a boy) so learn how to do this adverts not.. anyways good luck with ur search..
| |
Sunday, November 26, 2000 - 06:14 am To balidhiig are u a women or a gay?? why are u bleeding??why are u calling ur self balidhiig are u having ur periods???? hence baladhiig
| |
Tuesday, November 28, 2000 - 07:00 am to.borcaawi u r fagget one.idiot i want to tell something (inan)means vergan girl also at the same time u can use (inan)for guy in same writing but in different spelling also i used in my expression(raadinAYA inan qurux badan)i did not say (raadineysa) i think u r who`s need more knowledge about somalian language To.USAboys if u wanna know what does mean (ballighiig)look somalian map. your mother just get her periods.stupt
| |
Thursday, November 30, 2000 - 08:35 am to ballidhiig waxaan ahay gabadh reer Burco ah. kuna nool UK hadaad rabto in aan wadaa xidhiidhno addirees kaga i so qor see u
| |
Sunday, December 03, 2000 - 02:57 am Jamaaaac waaaaaal waaaryaadha nimankiinaan habar jeclo meesha nacasnimada kala baxaa fudaydkaa waa laynagu xaman jireeeeee byeeeeeeeeeee burco yar
| |
Sunday, December 03, 2000 - 06:37 am marka hore waxaan halkan ka salaamaya dhamaan dhalinyarada REER BURCO meelkastay jogaanbaa.waxanan u sheegaya in Burco dadbadani ku nool yihin mana dego reer qugihi. to. billidhiig good luck saxiib
| |
Sunday, December 03, 2000 - 06:51 pm balaidhiig waad salaamantahay walaal maadaama aad raadinayso nin reer burco ah hadaba anigaa kuu haya walal anigu run ahaantii maahi reer burco balse saaxiibkay oon aad u jeclahay ayaa rer burco ah marwalbana igu yiraahd waxaan doonayaa inaan guursado gabar reer burca ah waana nin aad udabeecad wanaagsan quruxsan waxna barta shaqaystana hadaba hadaad doonayso inan reeburca ah igala sooxiriir bakaal@hotmail.com waana xaqiiq sidaa iyo nabadgalayo.
|