site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar ama garoob daacad oo aan is fahamno

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa gabar ama garoob daacad oo aan is fahamno
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR:shakaal

Saturday, November 25, 2000 - 06:44 am
HI magacayga waa BADAR naanaystaydana waa SHAKAAL degen LONDON waxaan ahay 23 sano jir dhameeyay college BIO and CHEMEST hadana dhigta CHEMICAL INGINEERING ahna nin asturan oo aan ka tagin dhaqankii islaamka iyo midkeeni somaliga ahna nin
dagan oo kaftan badan hadii aan u lexdo dhanka kale waxaan ka helaa fanka aqrinta iyo tariiqaha waxaana jeclahay inaan ita badan jogo aqalkayga oo aan waqtigayga ku qaato sida badan
mana ahi nin wali guur soo arkay
ANY WAY waxaan doonayaa gabar ama garoob somali ah
wax taqaan ugu yaraan soo dhigatay school taqaanana qaabka mujtamaca loola dhaqmo dabeecad furan dulqaad leh lana jaanqaadi karta hadba dabecada ama dhaqanka meesha uu marayo, da'da waxba maaha xitaa hadii ay iga wayntahay laba sano ee waa inay tahay qof taqaan nolosha
life style
fadlan igala soo xariir samafale@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Wednesday, November 29, 2000 - 08:18 am
hallo mr. shakaal marka hore waan ku salaamay marka xiga waxaan ahay gabar soomaaliyeed u baahan future iyo inay nolol sameysato oo ay meel degto. waxaan ku weydiinayaa 2 su,aalood 1 KA WARRAN HADII AAN KAA WEYNAHAY 2 IYO HADDII AAN MEEL KALE KU NOOLAHAY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.