site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAN.DOONAYAA. GAPAR GAROOB AH

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAN.DOONAYAA. GAPAR GAROOB AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL

Saturday, November 25, 2000 - 11:35 am
HI TO ALL
WAXAAN DOONAYAA GAPAR GAROOB AH OO NIYADA U DHISAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 26, 2000 - 01:34 pm
ismaaciil anigaa garoob ah laakiin armaad ilmaha
caanahooda kuwa raba ineey cabaan tahey ka soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farta

Monday, November 27, 2000 - 03:59 am
dear ismaail anigoo ah gabar soomaaliyeed oohadana garoob ah horta waad ku mahadsan tahay raadinta garoobka laakiin waxaa is weydiin leh ma kaa run baa? mise waxaa tahay kuwa jecel keliya inay isticmaalaan kana tagaan?haddii aaadan aheyn sidaas i soo raadi anaa big time garoob ah ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, November 27, 2000 - 07:57 am
WAA SALAAMANTHIIN
Wiilka ha xagxaganina hadaad daacad tihiin ee waydiista sidaad ula xiriiri kartaan.
aniguba waxaan ahay wiil somaliyeed oo gabar iyo garooba isku si u qiimeeya. hadaba gabadhii ay run ka tahay Ismaaciil hadii uusan soo jawaabin waxay igala soo xiriiri kartaa ciwaanka hoos ku qoran.
hana soo dhawaadeen garoob ama gabar ay dhab ka tahay oo kaliya.
daacad2001@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.