site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay gabar somali 00 gurdon ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan ahay gabar somali 00 gurdon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCAAD

Saturday, November 25, 2000 - 04:45 pm
waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo guur doon ah oo degan dalka mareykanka gaar ahaan CA waxaan rabaa wiil soomaaliyeed oo aan nolasha la qaybsado waxaana arintaas igu kalifay internet ka inaa soogaliyo meesh aan ku noolahay majoogaan wiilal soomaaliyeed marka walaalayaal ila soo xiriira sidaas iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Noor

Saturday, November 25, 2000 - 11:43 pm
To Sucaad

Walaal waxaan diyaar u ahay in aan kula wado howshaas inta aan iska fahmayno. Mana kaa dheeri oo North America ayaan kula deganahay. ee igala soo xiriir emailkaan noor6800@hotmail.com

Noor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

martelo

Sunday, November 26, 2000 - 10:36 am
suaad hi.

i was just browsing and i met you here.

am in the east u in the west .
lets meet where east meets west.

got that.

arooskana waa maslaxad no body looses.

wish you well.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calafdoon

Sunday, November 26, 2000 - 12:01 pm
sucaad

Arubta aad sheegtay ee ah guurka aniga ayaa diyaar u ah hadaba hadii ay dhabkaa tahay igala soo xiriir calafdoon@hotmail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

da,uud

Sunday, November 26, 2000 - 12:01 pm
tosucaad
walaal waad salaamantay
soo sheeg wiilasha aad rabto ma nooca aad kahesho iyo da,dooda adigana meeqaad jirtaa ?markaas kabacdi ayaan kula soo xiriirikaraa aniga .
n/badgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo

Sunday, November 26, 2000 - 03:40 pm
raga bahan badanaa lakin waxaa yaab leh nolasha saxda ah la idinma helo oo losers ayaa tihiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahim,jam

Monday, November 27, 2000 - 07:13 am
to dhamaan ..
sasalaamu calaykum..
bacda salaan
.. walalalyaal rabadaan kariiiiiiiiimm
walashay sucaad waxa an leeyahay rabi hakuu sahlo hadii aad run sheegaysid ..wiilasha waxan leeyahay yaan lagu ciyaarin dumarka hadii ay idin weydiiyaan sual macquul ah si wanagsan uga jawaba ...hana noqonina kuwo meel aad moodid inay ku xidhan yihiin.. waxa aan idiin rajaynayaa runinaad ku dhimataan ...
walaashay farxiya wad mahadsantahay way jiraan rag xun iyo kuwo wanagsan ba laakiin ilaah ha idin tuso kuwa yaqaan nolasha sax da ah.....
nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

stateman

Wednesday, January 31, 2001 - 05:29 pm
sucaad!!!!!!!

waan ku salaamay waxaan u malaynayaa in arintaan aysan dhab kaa ahayn hadii ay kaa tahay dhab next week is valentine day wich is feb,14 let me be your hero if you are serios ????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed_yare

Tuesday, February 06, 2001 - 01:04 am
gur ba ayaamahan dadku wareeriyey yaa Iam sorry I just fuckin with you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laasacaanoood north

Tuesday, February 06, 2001 - 01:53 pm
walaal faraxiyo kumafahmin mawaxaad ujeedaa nin ayaan rabaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamsa

Wednesday, February 07, 2001 - 08:54 pm
walaal sucaad aniga ayaa diyaar ah
ee walal soo dhawoow suacad
waxaan joogaa virginya wl

hamsa45@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.