Guurdoon | Sunday, November 26, 2000 - 01:55 pm Inteen guur doonka ah waa in aan si xoogan u soo dhaweynaa Bishan Barakeysan ee Ramadaan, si Alle noogu fududeeyo guur kheyr qaba, noogana dhigo Sowjaad iyo Sowjooyin jannada isku gala. Sidoo kalana nakala siiyo Awlaad Saalixiin ah. Insha Allaaahu aan iskugu bishaareyno wixii kheyr ah ee nagu soo kordha. Ducadana afka aan ku heyno. |
xidig | Monday, November 27, 2000 - 03:26 pm to guur doon waad salaaman tahay guur kana ilaahey hanoo sahlo inti mus lin ah oo dhan |
Anonymous | Monday, November 27, 2000 - 03:43 pm AAMIIIIIIIIIN! AAMIIIIIIIIIN!! AAMIIIIIIIIIN! AAMIIIIIIIIIN!! AAMIIN!! |
cidlo badanaa | Monday, November 27, 2000 - 05:04 pm ilaahey guur wanaag san hanasiiyo qur baha cidlo ayaa nagu dishaye. war dhibkaan mala,ila qabaa mise waa kaligey? fadlan su,aashaan iiga soo jawaaba' ramadaan fiican gabdho /iyo wiilalba. |
geele | Monday, February 05, 2001 - 09:15 am waaa idin salaamay dhamaantiin sidaad udhantihiin mida kale ma aanan fahmin ilaa iyo hada waxyaa baha aad meeshaan ku soo qorteen raalina iga ahaada |
hashim | Monday, February 05, 2001 - 09:19 am to geele ma anaan fahmin habka iyo mawduuca aad meeshaan kusoo ban dhigtay waadna mahad santahay |