This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, November 26, 2000 - 06:53 pm by SAMSAM WAXAAN AHAY GABAR SOOMAALIYEED OO DAGAN MAGAALADA COLUMBUS OHIO. WAXAAN KA BAXAY OHIO STATE UNIVERSITY AND SHAQAYSTA. DA'DAYDA WAA 28 YEARS. HADDII AAD I XIISAYNAYSIDII SOO DIR EMAIL MAMAJINI@HOTMAIL.COM
| |
Monday, November 27, 2000 - 02:25 pm sallm samsam. waa ku xiiseynayaa. laakin e mailkaada waaba ka cabsadey mamajnni aa bal waa ikan oo ii waran haye walaashey. waan ugu soo hormarey meesha am the lucky guy. by the way i live in arabia , somali decent. from kisima, working here . but you are far from me . ok samsam.
| |
Monday, November 27, 2000 - 04:06 pm KEVIN ABAAYADIIS WA LAGU SALAMAY, WAAD MAHADSANTAHAY SIDAD WAX U RAADINAYSID, BALSE NINKA AAD RABTAA QABIILKEE AYAAD RABTA INUU NOQDO, KOLAY SOMALI BAAD TAHOO QABIIL UUN BAAD RAADINAYSA. CISHO AAN FOGAYN WAXA IMAAN RAG FARA BADANE
| |
Monday, November 27, 2000 - 04:35 pm ku'kavin war xayawwan baatahaye gabadha waxeysan dhihin ha u dhihin hana ka been sheegin . waxetiri wiilasha somaliyeed in aan bar ayaan doo nayaa ee samsam qabiil ma sheegin mindhaa adiga ayaa raadinayo gabar aad isku qabiil tihiin . ku;; samsam abaayo waad salaaman tahay waxaad tahay gabar siwanaagsan oogeesinimo ku jirto wax ku raadineyso ee ilaahey hakuu sahlo waxaad jeceshahay .soon qaad wanaag san
| |
Wednesday, November 29, 2000 - 11:25 pm hi mamajinni where are you? dont forget this is your place . by mamajinni. ha lagu maqlo.
| |
Friday, December 08, 2000 - 12:55 am marka hore salaan dabacsan iga hoo marka xiga waxey ila tahay inaad tahay gabar daacad ah sababtoo ah waxaad rabtaa reer waxaan ku oranyaa waxaan lee yahay reer raali ma ku tahay. haday haa tahay iga soo sii jawaab hadey maya tahay waxaan kuu rajeynayaa mid kuu qalma aaaamin.
| |
Friday, December 08, 2000 - 12:10 pm SAMSAM WAAD SALAAMANTAAHY. WAXAN KU FARAXSANAHAY INAAN HALKAN KAAGA SOO JAWAABO SABABTOO AH WAXAD IIGU MUUQATAA GABAR DAACAD AH, DADKA DAACADDA AHNA MAANTA WAY KU YARYIHIIN SOMALIDA. HADDABA WALAAL LABO ARIMOOD AYAAN KUGU XIISAYNAYAA. WAA MIDDA HORE E WAXAD TAHAY SIDAAN HOREBA USHEEGAY GABAR SOMALIYED OO DAACAD AH. TAN LABAAD WAXA TAHAY GABAR WAX BARATAY TAASINA WAY KU YARTAHAY GUUD AHAANBA GABDHAHA SOMALIYED. E-mailkayga waa:noorkie20@hotmail.com I hope u rep.soon
| |
Saturday, December 16, 2000 - 01:29 pm Asalaama calaykum wa raxmatulaahi wa baralatuhu dhamaantiin mar kale waxaan si gooni ah u salaamaya zam-zam waad salaamantahay walaal dhabtii waxaad tahay gabar somaliyeed midii laga qaadan lahaa hadii aay dhab kaa tahay hadaladaiyo howraarta aad wadatid walaal dhankale waxa kula hadlaya waa SAKATUREY fron GREAT BRITIAN waxaana bartaa computer litricity and information technoligy balse ka waran hadii aan kaa yarahay 2years laba sano aniga waxba kama qabo taas ee sideed u aragtaa HUUNO,ABAAYO,WALAAL,ALANTEY,SISTER,AMIKO,SISI,BUTI DHANKALE waraa maraxaan qabiilka sheegayaa sxb waad buktaa waana jirantahay ee sxb micro softiga ha gelin cudurka aad la biibayso sxb wacht your self behave your self idiot any way press hire sakaturey@hotmail.com for futher information and press send
| |
Thursday, January 25, 2001 - 03:56 am SAMSAM ITS ME YOU LOOKING FOR.I WILL EMAIL YOU
|