Sunday, November 26, 2000 - 10:59 pm magacaygu waa maxamuud waxaan ku noolahay yurub gaar ahaan finland waxaana u baahanay gabar soomaaliyeed oo aan is fahamno waxaan jiraa 28 sano cayaarna igama aha marka hadaadan ahayn gabar waxay sheegeyso fulinkarin hadaba wax ha ii soo qorin run bey iga tahay walaal ha iga wasaqeyniina boga
Wednesday, November 29, 2000 - 02:09 am to maxamud Walaal cidna marabto nin qaboowgaas finland jooga ee cunsiriyada ah ee waxaa lalahaa finland hablaha finishkaaba muslimee maxaad isugu eegi weydey amaba iska guurso TARJA halonen.