site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiil Xawaadle cade ah oo raadinaayo gabar xawaadle cade ah !

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Wiil Xawaadle cade ah oo raadinaayo gabar xawaadle cade ah !
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Monday, November 27, 2000 - 12:53 am
waxaan ahay wiil soomaliyeed oo calaf wax la yiraahdo ama "The right one" camal raadiskeed ku jira waxaa daganahay sweden waxaan rabaa inaan ogaato gabar soomaaliyeed oo weli ah qabiilka aan ka dhashay oo sideeydoo kale calaf raadis ah ma jirtaa please hadii eey jirtona ha ila soo xiriirto e_mailkeeyga waxaa waaye shane.s@sweden.com

thnkxx!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 01:16 am
waxaan ahay gabar xawaadle jiis ah oo kursi ku fadhida ee ma ku jiraa dalabkaaga ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farta

Monday, November 27, 2000 - 02:21 am
hallo wiilka xawaadle waxaan ahay gabar xawaadle ah oo in badan raadieysay wiil xawaadle ah waxaad ii sheegtaa inaad rabto gabar aan weligeed la guursan iyo inaad rabto garoob oo aad kala jecleyn waxaas oo dhan oo aad rabtid qof xawaadle cadde ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bax

Monday, November 27, 2000 - 07:41 pm
War guurso gabadha jiista ee kursiga ku fadhida ee xawwad caade ah,haddii kale xaawadle kale heli maysid ee ee suuqa xoolaha u kac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 08:33 pm
HAHAHAH
sUAAL XAWAADLE YAA KA TAHAY.
WARKA KEEN.
EMAILKANA IIGALA SOO XIRIIR.
SUCDI@USA.NET.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, November 30, 2000 - 07:06 pm
weligey qof xawaadle oo cad ma arag. dambiga joojiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Thursday, December 07, 2000 - 10:50 pm
To:farta
Cadeey gabar xawaadle iyo garoob xawaadle ma kala saaraayo kuligood radiskood aan ku jiraa. Laakiin aa jirto,gabar hadaa tahay is wareeysi ma leh horay aan isaga kaa feereeynaa laakiin garob hadaa tahay sheekada waa dheeraanee.Su'aalo badana waa imaanaayaan oo kamid ah quruxleey ma tahay ,ilmo maa wadataa,maxaa laguu soo furay.......
warkaaga keen hee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cade

Thursday, December 07, 2000 - 10:52 pm
To. gabadha xawaadle ee kursiga ku fadhido abaayo macaan haa Dalabkeeyga adaa ka koow ah .Kursiga dhibaato ma leh laakiin dabeecadaada lee ma fiican tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyeey

Friday, December 08, 2000 - 01:38 pm
xawaadle soo kii hawiye ma aha xagay cadan usoo martay hawiyaan ahay cadana
waa laidhahaa kala daaya !!!
mise cadaantaad utaqaanaan maariinka
madowga halagu faano cadaana iska ilooba waxaana haku hadlinee xawaad laan rabaa hadal ku hanoqdo
mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shan U roon

Sunday, December 10, 2000 - 09:20 pm
TO.halyeey
Macalinka cuqdada meeshaan waa ka reeban tahay
gurigaagii hooyo la joog dhubkana adiga ha kugu ekaado
Mid kalena aan kuu sheeko Xawaadle inuu hawiye yahay iyo in kale soo xanso ama hooyadaa soo weeydii:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCDI

Wednesday, December 13, 2000 - 06:24 pm
HALYEY.
HAWAADLE CAD WAA LA ARKEY EE BALAD WEYNE MA ADIGAA TAGTAY.
MAXAASE XAWAADLE KA TAQAAN DADKA YAAQANA WEYDII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiimbaar

Wednesday, December 13, 2000 - 10:13 pm
TO: SHAN U ROON & SUCDI
saas aa larabaa ka qabdha meesha halkaan xumoo halyeey isugu wacay.hadii aan wax ku darsado anigu xawaadla ma ahi laakin hal wax hadaan been ka sheego naarta waa leey geeyhaa halkaas wax na waxaa waaye hadaan iraahdo xawaadle ma cado waa hubaa naartaan ku tagaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masiixi

Thursday, December 14, 2000 - 07:49 am
Ku:Halyeey,
Waan ku salaamay.Waxan dhexdhexaadin ka galayaa
arintan.Waxaa kaliya oo uu maqaalkaagu ku fiica
n yahay waa adiga oo u hadlay i xor ah balse ay falaartaadu ku dhacday meel aan loogu talo gali
n.Waxanu ognahay in qabiilada kale laga helo
dad cad oo fara ku tiris ah halka xawaadluhu uu
ugu dad badan yahay inta qof ee cad marka loo fiiriyo qabiil walba.Xawaadluhu waa hawiyaha
adeerkood.Waxaan aaminsanahay waliba in dadku ugu cad cad yihiin.Halyeeyoow ninka ragga waa
in uu madoobaado.Anigu maahi xawaadle.
Runtii dalka soomaaliya waxaa ugu haysta maddow
ga qabiil habargidirta ka mid ah oo la yiraahdo
sleemaan,Waana halka ay ku baxday murtida ah
SALEEMAAN MADMADOOBE.Inkasta o iyagaba laga helo dad cad.MERRY CHRISTMASS!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 10:08 pm
lol :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Friday, December 29, 2000 - 08:06 am
ninka yiri xawaadle ma cada naftiisa ayuu been-
usheegey ,naftaada been usheegna waxkaxun majiraan
anigu ma,ahi xawaadle laakiin dadka xawadle-
ee aan garanayo waxey ubadanyihiin dad cadcad
oo waliba aad uqurxoon.
runta lama qariyo wabilaahi toowfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.