site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qofwalba nasiibkiisa

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Qofwalba nasiibkiisa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 27, 2000 - 08:18 pm
waxaad moodaa in dadka bogan waxkuqora laisu gabanayo qofwalbana uu sirtiisa siinaynin qoka kale taas maxuma maxaa yeelay waa wanaagsantahay in ay kuu qosoonaato sirtaada. lakiin halka aragti ee aan qabo waxeey tahay inuu qofka haduu waxqorayo bishan laisilaaliyo maxaa yeelay waa bilbarakeeysan. Intaas kabacdi aniga hadii aan isa soobandhigo anooy run igatahay Waxaan doonayaa gabadh walaashay ah oo noolasha ila qeetbsato.
waxaan ahay wiil wadaad ah uukunool wadanka U.S.A timaa maheegga 1- jecel quraanka 2-jcel noolal wanaagsan. Age between25-27. sadexdaas tilmaamood ayaa iigumuhiimasan hadii ayjirto gabadh walaashay oo daneeyneeysa arinteeyda waxay igala sooxadhiidhi kartaa iimailkan libaaxs@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ardayga

Tuesday, November 28, 2000 - 01:42 am
asalaamu aleekum

saxiib soon wanaagsan mida labaad ilaahay hakuu fududeeyo waxa aad jeceshahay
waxaa tiri waa xaq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.