site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RABAA GABAR DHAQANKII SOMALIDA KU DHAGAN>

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAAN RABAA GABAR DHAQANKII SOMALIDA KU DHAGAN>
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keynaan

Tuesday, November 28, 2000 - 05:19 pm
waxaan raadinayaa gabar somaliyeed dhqan keeni hooyo aad ugu dhagan in aan isbarano aniga waxaan ahay wiil somali ah oo ku nool usa waxaan jiraa 27sano shaqesta .
abadha aan rabo
<1>waa in ay jirtaa /16-27 sano
waa in aysan suweel qaadan
waa in ay madaxa daboolataa.
waa in aysan <MAKE UP.badan isticmaalin sida libstiiga faruuyaha lamarsado.
waa in aan kaladambeynaa sidi soomaliya loo kala dabenyn jiray.sidi hooyooyinkeen iyo aabayaasheeen ukala dambeyn jireen aan isku ciseyno.hadii aan is fahano gabadha aan raadinaayo waxaa igu balan ah in aan booskeyga aan buuxinaayo .eegabadhee dabeecada aan kor ku soosheegey wadata fadlan soo jawaab hadii aad tahay gabadha dhaqankii hooyadeed huwan //SOONQAAD WANAAG SAN WALAALAYAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Wednesday, November 29, 2000 - 09:38 am
to;kynaan
aboowwe waa ku salaamay
gabadha aad raadineyso qorbaha iskadhaafe somaaliya xataa majoogto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keynaan

Wednesday, November 29, 2000 - 05:21 pm
ku;nasro
walaalgadha qurbaha joogo oodhan kama warqabtide
adiga hadii aadan aheyn gabadh aan raadinaayo
iga wareegso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldhaa

Wednesday, November 29, 2000 - 11:44 pm
to keynan. malaal anigaa waxaa la iyidhah haldhaa wali dhaqankii ayaan ku dheganahaye, hadii aan isaga kaawaramo waxaan degenahay swiidhen.intaan jirayna waligeey surwaal maqaadan, waanan ixtirami lahaa ningega haduunan kutumaney xaquuqdayda.ee adigu matahay mid dhaqankaad sheegtay iyo waliba diintii ku dhegan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEYNAAN

Thursday, November 30, 2000 - 10:33 am
ku ;haldhaa
walaal waad salaamantahay
walaal sidi aan korkuugu sheegay anga waxaa ku naganahay dhaqankii awoooweyaasheen hadii aan gabar dhaqankii hooyadeed huwan ama wadata heybadii gabdhihi soomaaliyeed ee hore lagu yaqiin. waxaa hubaal ah in aan dhankeyga aan ceebikainmaaan .



walaal haldhaa adga magici gadhihi hore waad wada taa lakiin dhaqan koodi mawadataa ????

abaayo aniga waxaan ahay wiil 27 sano jira waxaa ku noolahay co;u.s.a
waxaana jeclahay in aan dhaqankeena aad ugu dhaganaado marka hadii aad gabar dhaqan hooyadeed heysatatahay aan isbarano gacalisoy.
ramadaan wanaag san haldhaayey/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 12:02 pm
reer baadiye, badawyahow aamus,uf,uf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEYNAAN

Monday, December 04, 2000 - 10:24 am
KU ;ANONYMOUS
WAR SOMALIDU WAA KIBIR BADANAA.HADA QOFKAAN MAXUU IGU MAAGAY .REERBAADIYE WAXAANA RABAA GABARDHAQANKEENI WADATA MARAKA QOYAHOW NINIYONAAG WAXAATAHAYBA IGA LEEXO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.