This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, November 28, 2000 - 08:37 pm waxaan ahay wiil engineer ah oo ku nool california USA raadinayana gabar uu guursado oo diinta jecel
| |
Wednesday, November 29, 2000 - 05:22 am HI NUUX!! MAGARANAAYO WAXA AAD GABADA UU GA DOONDOONATEY INTERNETKA LAAKIIN ANU WAXAAN AHAY INAN 19 GIR AH OO U.K KU NOOL!! WAXAAN ANU KU JECELAHAY INTERNETKA DADKA WAAD IS BARAN KARTAAN SI FIICAN!!! WAXA IGU DACA: INAMADA SOOMALIEED BAA IGA HELA IYAGOO AAN DABEECADEYDA WAXBA KA AQOON!!! QURUX DAA DUUN BEY EEGAYAAN OO MARKAASEY KU ODANAYAAN 'WALAAL WAAN KAA HELEY, WAXAAN U MALEENAYAA IN AAN KU JECELAHAY'. MAYBE THATS JUST THE GUYS IN THE UK!!! I'M LOOKING 4 QOF DABEECADEYDA KA HELA INTAANAY QURUX DAAYDABA AANEY ARKIN!!!! I'M NOT TRING TO BE BIG HEADED, JUST TELLING THE TRUTH ABOUT SOMALI GUYS!!!!!!!
| |
Wednesday, November 29, 2000 - 05:31 pm Hi Nuur I would like to give it a try.
| |
Sunday, January 28, 2001 - 02:24 am hi nuux aboowe waan kusalaamay salaan kadib runtii waan kaheley sidaa uhadashey mara aboowe igalasooxiriir e mail kan ok saado17@hotmail.com
| |
Saturday, February 17, 2001 - 06:03 am waxaan ahay gabar waxaana doo naayaa in aad soo qortid emailkaaga si aan kuu la soo xiriiro, bye
|