hassan ibrahim hanad | Wednesday, November 29, 2000 - 03:50 am waad salaaman tihiin. waa su´aale hablaha somaliyed iyo inamada soomaaliyed keebaa jacaylka waxkayaqaan, waxey ila tahay habluhu way labaqdaan, |
ILHAN | Wednesday, November 29, 2000 - 05:08 am SU'AALTI WAAN KAA GA GAWAABI!! QOFKUU KU DACAY UUM BAA jaceelka YAQAAN! HADII UU INAN HELEY, IYADAA TAQAAN ADUU INAN HELEYNA ISBA WUU YAQAANA!!!!! IT DOESN'T MATTER WETHER UR A GIRL OR BOY!!! IF U'VE BEEN IN LOVE U KNOW ABOUT IT!!!!!!!! |
Anonymous | Thursday, November 30, 2000 - 04:29 am waad soo dhaweysay ee jawaabtu waxay tahay hablaha soomaaliyeed looga wanaagsan waayo habeen bey ku iloobaan,oo nin kale ku iloobaan kaasina jaceyl maahan, laakiin raga hahii uu haleelo godkuu lagalaa,weerdh soomaaliyeed baa tidhaahda,ruuxaa haweenka inuu daaray caashaqu ama uu kalgacal diley dadkii hore masheegin. laakiin ilhan maad fogeyn. |