NO JOKE | Thursday, November 30, 2000 - 09:48 pm Waxaan raadinayaa gabadh reer nuur ah oo guur doon ah, gabadh ama garoob. Looking for marriage minded Reer Nuur woman who is not too conservative, some what liberal, single mothers with maximum of 2 kids welcome. Satisfaction guaranteed or I am not Reer Nuur. |
ayaan | Friday, December 01, 2000 - 01:51 am walaalo waan ku salaamay waxaan ku weydiinlahaa reer nuur waa ay badan yihiin oo qola kastaa qabtee reer nuurka aad raadineysid waa qoladee walaal anigu waxaan ahay reer nuur bal soo faah faahi wad mahadsantahay ramadaan kariim |
amran | Friday, December 01, 2000 - 03:19 am NO joke in aanan kuu soo jawaabin reer nuurkeed raadinasaa ayaan waa runteede soo kala cadoow wiilyahow.nabadey |
NO JOKE | Friday, December 01, 2000 - 05:26 pm Ayaan & Amran waad mahadsantihiin. Thank you reer nuur ladies, I didn't know if many clans have reer nuur in them, at least we share a common name regardless of what clan you are. Any way the reer nuur I am talking about is Gadabuursi. I hope I answered your question. Bye for know ! |
Anonymous | Saturday, December 02, 2000 - 01:14 am MA REER NUURKII ISAAQ, MISE MIDKALAAD SHEEGAYSAA, XUMAAN HAU QAADAN. |
ismahaan | Monday, December 04, 2000 - 10:24 am waar yaahee sokalacadee mawaxad rabtaa inan reer maxamuud nuura mise mid reer faarax nuur ah mise waxad rabtaa reer nuur oo dhan hadiise aad rabto gabadh reer nuura su aalaan ku waydiinayaa hadii aad kaja waabtid markaas waad uqalantaa gabadh samaroona oo waliba reer nuur ah |
cadaawe | Monday, December 04, 2000 - 03:45 pm anigaa ba raadinayaa tolow halkay joogaan, ma dila uun u doontaa.saxiib dumar wanaagsan weeyaan reer nurku, haddii aan waayo wallee waxaan tegeyaa jufadii. |
NO JOKE | Monday, December 04, 2000 - 07:42 pm Ismahaan,wax lasoo kala caddeeyaa ma jiro, i hope you are real & not in disguise. Any way Reer Nuur is the same for me whether mohamoud or farah, i am ready for your questionnaire send it to the given e-mail. |
Amran | Monday, December 04, 2000 - 10:50 pm Ninka magiciisa qariyoow si fiican ayaa laguugu sheegay NO JOKE reer nuurka uu u jeedee maxaad kawadaa waxa aad tiri,bal wa yaabe. markaad magacaaga masaxday ayaan gartay in aad xumaan raadis tahay. Balse aan kaa gardarnaadee xumaan waan ka daalnee wanaaga dhiniciisa u soo noqo adigoo iga raali ah mid kale wiilku gabdho ayuun buu la hadlayee adiga maxaa ku qaatay.sidaa iyo is fahan wanaagsan. |
Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 02:00 am TO ISMAHAAN KALA SAAR SAMAROON IYO REER NUUR NIN ISKA YIMID. |
NO JOKE | Tuesday, December 05, 2000 - 05:15 pm Amran, as much as I would like to understand what you really mean by "xumaan raadis baad tahay iyo magacaad masaxday" I just don't understand at all. If you think I am " nin xun" that is your opinion, if I were you though, I wouldn't respond at all. I feel offended, but I know how to take the heat. To Anonymous: I am sure you are sick person, so I will not even respond to your sickening deeds you make me wanna puke. I never thought this page would attract sick people like you, but in a cyber world anything can happen. May Allah heal your sick mind, and guide you to the right path. |
NO JOKE IS OFF THE AIR | Tuesday, December 05, 2000 - 06:35 pm This page was intended in good faith But with intruders like anonymous infiltrating with sick mind, NO JOKE decided to go off the air & will no longer available for any comment or anything. Thanks for every one who responded with good faith or curiosity. RAMADAAN KARIIM !!!!!!!! |
AMRAN | Wednesday, December 13, 2000 - 11:04 pm NO JOKE: WALAAL SALAAN KA DIB ADIGA KUUMA JEEDIN WAXAANAN KAA CODASANAYAA IN AAD MAR LABAAD SI FIICAN U AKHRISO WIXII AAN MEESHA KU QORAY ADIGOO IGA RAALI AH OK. WAXAN U JEEDAY QOFKA ANONYMOUS KU SOO QORQY MEESHAN WAXAN RAJAYNAYAA IS FAHAN DANBE OO WANAAGSAN. WAA WALAASHA OOKU LEH KHALAD HA IG FAHMIN. AFKA HOOYONA WAA LAMA HURAAN. |
reernuur wase | Thursday, December 14, 2000 - 11:34 am TO dhamaan all samaroon ama gudu buursay War niman yahow inaad hadshaan maha ee waa inaad sidii gabdhaha oo kale magacda qarsataan hana sheegsheegina samroon walaa reer nuuur walaa godubursay dhamaantiin waa midgo aan anaga gumeesano anaga oo ah Isaaq duriyada . dhulkiinii waagaan qabsanay ilaa iyo hada wax jawaab ah nilagama helin ee rag iska dhiga intaan ni xukumo ha ku hadlina hana post gareenina gudubiirsay iyo samroon iyo reer nuuur byee this is inspector of Owdal colony of Isaaq duriyada. |
MAXAMED XAAJI | Thursday, December 14, 2000 - 03:21 pm WALAAL WAAD SALAMANTIHIIN DHAMAANTIIN WALAALAYAAL WAXAAN U SHEEGAYAA NINKAN SOO QORAY SAMAROON WASE EE HADAN SHEEGANAYA ISAAQ IN U YAHAY BEENAALE KUNA BEEN ABUURANAYAY BESHA ISAAQ. ANAGU HADII AAN NAHAY ISAAQ WAXAAAN AAMINSANAHAY IN SAMAROON YIHIIN DAD AAN WALAALA NAHAY OO AAN WADA DHAQANO. GAAR AHAAN LAFTAYDA OO AH SACAD MUSE WAAN IS DHLNAA MARKAA DULIGAN MESHA KU SOO QORAY HADALKAA WAXAAN KU LEEYAHAY WAA LAGU FAHMAY EE ISLA XISHOO DADKANA HA ISKU DIRIIN. MIDA KALE WAXAAN LEEYAHAY DHALIYARADA REER SAMAROON WALAALYAAL RAALI AHAADA |
sagal | Thursday, December 14, 2000 - 10:56 pm dhamaan isaaq iswasa maxaa wacal inkujira |
samawada | Friday, December 15, 2000 - 12:15 am KU:dhamaan dadka halkan wax ku soo qoray walaalayaal qabiil waa waxa maanta magac xumida ina baday waa waxaan la dagi waynay. walaal maxaa bilaa dareen iyo damiir la,aan idinka dhigay,miyaydaan damqanayn ma bogsataan miyaa mana xishootaan miyaa. afkeed ku hadli karasaan inta aan bilaa dhulka nahay ee aan aduunyada qarafaysanayno. waxaan hubaa dadka halkan wax ku soo qorayaa in aanay qabiiladaa ay sheegteen ahayn ee ay ka helayan in ay kuwa kale oo buka boogta damqaan markaana halkaa ay ka bilaabanto. walaal maxamed xaaji adigu kuma jirtid dadka ee qalad ha iga fahmin dadkana yay ku walin ilaahay waxaan idiin baryayaa in uu idin daaweeyo. |
aqoonyahan | Friday, December 15, 2000 - 01:11 am aqoonyahan. anigoo ku hadlaaya magaca gadabuursiga,gaar ahaan(reer nuur),ahna reer nuur u dhashay dagmada dilla,waxaan ka xumahay dadka baddawda ah ee af lagaadaynaya qabiilada kale halkana ku soo qoraya waxaan loo baahnayn,waxaan u sheegayaa in si dhibyar loo qaban karo,loona heli karo ciwaankiisa xataa haddii uu kasoo dirayo caffe-internet. mida kale la soco in aan nahay dadka ugu aqoonta badan soomaalida,maskax iyo aqoona aan wax kumaarayno, mana soconayso is dhexyaacan hadda somalidu ku jirto. haddii aan u soo noqdo sheekadii,wiilka raadinaya gabdhaha reer nuurka waa in si fiican oo ixtiraam ku jiro ay ugu jawaabaan gabdhaha reer nuurku. |
Mohamed | Monday, December 18, 2000 - 10:04 am Gabdhaha Reer Nuurka: Walaal waxaan doonayaa inaan gabadh reer Nuur ah oo maraykan joogta is barano. Anigu waxaan joogaa maraykan,waxaan filayaa gabdho badan inay joogaan minneapoilis amaba seattle. Mahadsanid |
Mohamed | Wednesday, December 20, 2000 - 10:46 am Maxaa ku dhacay gabdhihii reer Nuurka ee halkan wax ku soo qorayey. Mohamed |
Mohamed | Wednesday, December 20, 2000 - 10:50 am Maxaa ku dhacay gabdhihii reer Nuurka ahaa ee halkan wax ku soo qori jiray .Gabdhaha kale ee ku cusubna waxaan leeyahay gacmo furan ku soo dhawaada. |
WAAB1 | Thursday, December 21, 2000 - 08:43 pm NINKA MEESHAN CODSIGIISA U FURTAY IGA RAALI AHAW, ANIGUNA WAXAAN DOONAYAA INAAN ARJI KALE KU AG LIFAAQTO KAAGA. LAAKIN GOOD NEWS IS INAAN 2 DIFFERENT AREA WAX KA KALA RAADINAYNO ANIGU WAXAAN RABAA INAAN HALKAN CHANCE ISKA SIIYO OON KU SHEEGTO INAAN RAADINAYO HABLO MAXAD CASE AH OO OHIO JOOGA AMA MEEL U DHOW. WAA NIMAAN HORE AMA WALIGIISBA BARAN INAN SAMARON AH; IT PROFF, 27 YRS OF AGE, LIVE IN COLUMBUS. HABLAHA MAXAD CASOW SOO DHAQSADA. CIDDII KALOO IYAGANA SOO HADASHA, ATLEAST THEY WILL ANSWER. THNX W/SALAAM |