site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabdhaha somaaliyeedoow sideed u´aragtaan guurka shisheeyaha ?haday iga fogyihiin dumar soomaaliyed.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gabdhaha somaaliyeedoow sideed u´aragtaan guurka shisheeyaha ?haday iga fogyihiin dumar soomaaliyed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 01, 2000 - 12:55 am
waxaan ahay inan soomaaliyed,dadiisu tahay25,degen
dalka norwey,gaar ahaan tuulo,tuulada laba nin baai igu wehelisa oo belwed leh,sidaa aawadeed isma fahano,mudaa iigu danbeysey sheekada dumarka
soomaaliyeed,
waxaan aad uga baqanayaa inaan gabar cadaan ah aan guursado,waxaanan qaadayaa,beryahaa
dugmaan odhan dugsi aqala maan gelin dabla´iima soo shidin hadal aan ku doog sado dumar ima yidhaa
daan duulkuba codkoodu ileyn dawuu ahaa,,i am serious,if you kan,plaese be honest

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IM NOT BORED

Friday, December 01, 2000 - 01:38 am
hI aLl
IF YOU FEEL BORED DAY AND NIGHT THEN BORING WILL DESTROY YOUR BRAINS AND THEN YOU WILL TALK NOTHING BUT BULLSHIT, SIDAAS DARAADEED HA LAYAABINA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 12:32 am
I DON´T WANT HOMOFIL,HOMOFIL,
ONLY KAN ANSER INTELIGENT PERSON.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sister

Saturday, December 02, 2000 - 01:35 pm
walal salaan qiimo leh ka dib aad waxaan uga xumahay dhibka ku haysta hadaba talo hadii aan ku siiyo walal guur shisheye qiimo ma leh diinta oo kaa sii luma dhaqankaga ood iloowdo iyo afkii hooyo oo ka baxsada ayaa isugu kaa darsoomi hadaba walal hadii taasi xaqiiq tahay ooy ku haysto walal isaga tag meeshaa oo aad melaha somalidu joogto isku day inaad is dabo qabato, gacaaloow gacal la,aan ayaa ku haysata lakiin ogoow adiga ayaa caawin kara naftada kana hor joogsan kara halaaga ku imaan kara diinta islaamka diin ka wanagsan ma jirto ee ku dadaal balwada aad sheegtayna kuma aadan dhalan ee waad baratay wadana ka gooyn kartaa naftada waxa sabayna waa diin yarida aad tiri wey ihaysataa walal gacaliye isaga carar meesha cidladaa guur shishiyena ka fogoow intaad noshahay i hope you do that. love sister.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 03:33 pm
Guurka naag gaalo ah, waxaa dhaanta ciyaal suuqad kugu dhaqan iyo luuqad ah, oo ugu yaraan lugaheeda kaa laabaneysa markaad awoowayaashaa la joogtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 11:41 pm
to sister
af soomaaliga miyaanad aqrin kari,
walaal balwad malihi,saaxiib hadeynoqoto, gabadh cadaan ah ayaan wadasoconaa, ee waxaan uxiisay isku soo haadkii, aydumarku habeenkii shidanjireen


to,im not borin
most peaple who live,dey like man from afrika,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.