site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan Raadinooyaa Gabar Kub leh oo naaso waaweyn+time jilicsan+af gaduudan leh+dhex yar+ann ka dheereyn 5:8"+oo any degree heysata+aan overweight ahayn+familykeeda africa aan joogin:)

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan Raadinooyaa Gabar Kub leh oo naaso waaweyn+time jilicsan+af gaduudan leh+dhex yar+ann ka dheereyn 5:8"+oo any degree heysata+aan overweight ahayn+familykeeda africa aan joogin:)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Judge me now!!:

Friday, December 01, 2000 - 04:33 pm
Hi y'all :), Soomaali meel walba aad joogtaan waad mahadsan tihiin. marka waxaan ahay wiil soomaliyeed oo degan London UK.. Beng Software Engineering sameeyey. waxaan ahay 26 jir .:):(.

Marka saan hore nigu soo sheegay waxaan halkan ku sheegayaa In aan Ahay Single:(. Marka waxaan Raadinayaa Gabarta leh astaamah soo socota:-

1)Naaso waaweyn+kub waa weyn leh
2)timo jilicsan+
3)af gaduudan leh
4)dhex yar+
5)5"8
6)degree heysata+
7)slim ah
8)familykeeda africa aan joogin
9)23-28 aan ka weynaan aana ka yaraan
10)light skin waa in ay lahaataa
11)ilkaha fanax waa in ay lahayn
12)waa in aya yurub joogtaa mise north America


that is all lads.....:):):)


Peace :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

damac

Friday, December 01, 2000 - 05:54 pm
marka hore waan ku salaamay salaan kadib saxiib
taasi waa sheeko cajiib ah ee saxiib koleey hada
aniga yaa kugu soo asbaxay ee saxiib marki kugu
bataan isoo fiiri saxiib guul ayaa ku rajeeynayaa
magaceeygu waa damac

by saxiib

dooq cajiib ah soomaaliyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 01:16 am
AXYAA BAQAYL, AAN FAMIL KEEDU AFRIKA JOOGIN,
AXYAA BAQEYL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedDeeq

Saturday, December 02, 2000 - 09:17 pm
Saxiib horta inta aad kor ku sheegtay ee ah astaamaha ay tahay inay inantaad doonayso lahaado iskaga mid baad nahay, except naasaha waawayn, which I would preffer to be average size. Ta kale ee aan ku qoslay waxay ahayd inayan africa joogin faamigeedu. Aniga laftaydu when I was very young, My father told me not to marry from poor family. Waan la yaabay wuxuu sidaas iigu yiri allah yarxamuhu. Laakin maanta markaan dhibaatada ama kala qoqobka ku dhacay familis badan oo dibedaha jooga, waxaan ogaaday in arinkuba ka yimid xaga dhaqaalaha iyo in qof walba case worker u yahay 10 qof oo kale. Then arintii waxay noqotay mid layskaga hor yimaado dabadeedna bur-bur ku dambaysa......Ujedadaydu waxay tahay inaan iskaga aragti nahay halka ah "afica ayan joogin" dooquse qofba dooq leh.

AhmedDeeq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

africa

Monday, December 04, 2000 - 10:09 am
hadii aadrabto naagta aad kor kusoo xustay waxan
ko oranlahaa naagaha habeenkii klaabyada landon
kashaqeeya iska guurso africana loomajiro inta
aad sheegtayna ayaga ayaad kahelaysaa ilayn waad
riyoonaysaaye anigu waxan ahay injineer oradoo
walaashaa usheeg waa inay af guduu dantahay
oradaa dhiloo yinka usheeeg wa inay naaso waa
wayn tahay oradoo balaastig gali lol lol lol
doqon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

citizen

Monday, December 04, 2000 - 05:03 pm
Saaxiib judge me.

Gabadha aad ko koo xustay aduunka ma joogto ee adiga samayso ayaan ku dhihi lahaa;
mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samrt-boy

Tuesday, December 05, 2000 - 04:12 am
Hi man horta khalad malihid dookhaga aad ciyartay lakiin san wayn? oh taasi Nigerian miyaad kawadaa..lol rntaa waaye aag africa laga jiro iyo mid aan degree lahayn kacarar haddi kale waad gubanaysaa .. quruxduna waa dookhaga

byeee dude

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabarsomaliyeed

Sunday, December 10, 2000 - 08:53 am
Judge me now......

ha ha haaaaaaaaaaa

salaan iga gudoon marka hore, marka labaad waa iga qoslisay thanks.

abowe sharuudahadaa sida ay u fududyihiin ayaan la yaabay, tilmaamaha aad sheegtay gabdho badan oo soomalin ah ayaa leh badankoon, balse laga yaabaa hal iyo labo in ay ka maqnaadaan.

aniga shakhsiyan 90% waan buxinayaa!! waliba waxaa ii sii dheer akhlaaq diin iyo dadnimo aan u dhashay......ooooooppppppppsssssss (faan ma iga aha yaah)

Balse su'aasha waxay tahay:

DUQA ADIGA ARMAA XUUUUUUUUX TAHAY ? armaa dabecad xuntahay? armaan diinlaawe tahay,.....armaa, armmmmm......... is faafihi marka hore walaal.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAMBARO

Sunday, December 10, 2000 - 03:45 pm
I COULD BE THE ONE FOR YOU
BUT YOU HAVE THE SAMETHINGS ABOUT MEN
I LIVE USA AND DONT HAVE FAMILY AT LOST IN WORLD WIDE...
YOU NEED TO BE TALL ABOUT 6'3FT WEGHTS 180BLS
MARIIN WITH NO JAREER HAIR,AND YOU MUST HAVE MORE CASH....
YOU MUST BE ROMANCE AND AND HAVE GOOD STAFF TOO
ONE LAST HING WHEN WE GET TOGETHER WE BOTH DISPPEAR FROM WORLD GO TO SECOND WORLD WHERE ELIANS LIVE, IAM HAPPY TO FIND
AND I WILL COMEBACK WITH YOUR JAWAAB..
BYEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

londonlady

Monday, December 11, 2000 - 08:04 am
Doqon foqal doqon
war heedhe malaha wax baa lagugu fali waayay oo FAARAX ay u dhamaatay baad tahay maadoo LONDON am UK jooga ayaad halkan is keentay aduunka UK waa meesha ugu hablo badan ee ugu dumar quruxbadan mid foolxun iyo mid qurux badanba way joogaan ee I just feel sorry for your ass


bye doqon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Judgemenow

Tuesday, December 12, 2000 - 09:02 am
Londonlady..


Waad mahadsan tahay.marka hore dadka la iskama caayo :( . Walaal london gabdho wey joogaan but.. Maan helin qoft aan raadinaya, I mean shuruudaha aan halkaas ku soo sheegay..:)


To Gabarsoomaliyeed.

Walaal waa muhiim in ay diin lahaata.. inkastoo aan shuruuda taas aan ku soo darin.


To Cambarro

Sweety , I am tall 6"4 , 80kg, I have anything you wish for ...:)


next time leave ur e-mail plz...:):):):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruush

Thursday, December 14, 2000 - 06:07 am
waa ku salaamay duqiiyoow waana kuu jeeda saaxiib qof qatar aha aa raadinee abaa waa kula jeclaaday naagta aa raadineeyso saaxiibow waxay iiga dhagan tahay naag naas weyn alaabta madaxa aan iska saaran lahaa.......duqiiyoow hadaad heshid qoftaas oo kale ii soo sheeg waa kula taabsanaa ,,4real..............duqiiyoow waxaa idulay dida aad u sharaxday waxaanba mooday in aan aniga sharaxayo laakiin hal aan ku kala badalnahay ......waa dhaxda iyo dabada ,,,,duqiiyoow aniga waxaan jeclahay naag kuunto weyn,,,,when it comes dog style in aan kuuntadaas labada dhinac iska mariyo...lol....hahahaha
............. to gabar soomaaliyeed abaaydiis next time hadii aad soo gashid meeshaan aqbaar ii reeb qofyahay waa iigaga kaa dhagtay sababta oo ah waxaa tiri 90% waa soo dhaweesay waxa duqa kor ku qoran rabay marka aniga iyo asaga xoogaa aan isku wax u rabnaa marka waxaana rabaa duqaan in aan ka kor boodo ee halagu maqlo qofyahay ee emailkaaga reeb.........................to canbaro qofyahay adiga majirtid aa layiri sababtoo ah lacag aa u dhaarsan tahay duqaan baashaal aas rabaa mark waa cajiib .....canbaro suaal laakinn gacalka kuunto qatar ah makugu taal,,,,,,naasihii aduunka makugu rakiban yihiin ? warkaaga hala helo.

ruush

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 02:56 am
Walaal waad iga qosliisey anigana lol lol......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 17, 2000 - 07:23 am
Cambaro e-mailkaaga ayaan sugaynaaa ...walaal ku dhaaf meeshan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabarSomaliyeed

Saturday, December 30, 2000 - 11:20 am
ruush

adi mayiikoole aa tahay duqa tartiib armaa meesha nooga soo baxdaa....... acuudka ka bilaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 01, 2001 - 11:54 am
ila soo xiriir am the one aad raadineyso..ha ha ha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adviser

Monday, January 01, 2001 - 05:02 pm
Bro you're in a very deep dream so weak up Mr. I don't think your dream lady exist in earth. But I know one way that ur dream could came true but the q is can u do it? the only option is open for ya is to design your dream lady and then passed to the scientist so they can clone your design and create out of it fertilized egg and then they can transferred to human embryo. In that way u could have your loving dream lady but u got to wait until she growth up!lol :) :)

War ilahaaga u laabo ee iiman ku qab mid dhaqankeeda, diinteeda, akhlaaq, dhaqan wanaagsan leh & tacliin. iskaa daa wax yaabaha maala yacniga aad dal daleysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

silciye

Thursday, January 11, 2001 - 07:32 am
iyaa duqa dooq fiican aa lee dahay haye ii baashaal hee:), imaa iayadaba ula raajiciyaa hadaad laba aragtid mid igu soo tuur lol

good luck bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yahuu

Sunday, January 14, 2001 - 08:10 pm
aryaa damac xume hadaad saas wax kuraadi naysid
gabalaa kuu dhacaa waya kuubaryaa aryaa majirtaa
35 matahay ka aduunka ugu qurux badan uguna dheer
uguna cad mitima jilic santahay aryaa beeso mahay
saa ? doqon dameer afwayn naagaan rabaa duli
hadaad intaas tahay inta igala soo xariir
nuuray www.afwayn.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafe

Monday, January 15, 2001 - 05:00 am
to gabar soomaliyeed:

wan kusalamy waxaan jeclaan laha in aan isla xariirno ee iimeelkaaga ii dhaaf waayo waxaad iila egtahy qof macquul ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 05:43 am
ala maxaad ku hdsheen waxaydaan dadka lahortimaadeen oo halkan ayaad ku dhuumanaysaan
markaa iska nafisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaaaa

Sunday, February 11, 2001 - 12:38 pm
waryaa warka cambaro aa kuu cadaysay waxaan u malaynayaa in aad qayilsanayd markaad waxaa qoraysay waxaad ku fiicnaan lahayd cambaro oo kale sharuudaheeda kama soo bixi kartid sababtoo ah qaadaa cunta good or big staf ma haysid
sidaa darteed ha laisla socdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muraad

Monday, February 12, 2001 - 04:32 pm
waar niin qaad cunay,gabadhaa aad sheegtay.
ma,iska dhicinayaa,saaxiib.
bal,iisheeg?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno iyo saxiibadeed

Tuesday, February 13, 2001 - 01:28 am
TO jodge me now
aboowe waxaan kuweediiyey mida adiga kuladhalatay ma u dhamaysantahay.
hadii ay saas noqotana gudaha ayey ka ficneyn
marka aboowe waxaan ku sheega gof aduunka loo dhameeyey majiro.
hadaad tahay gof fiican maad raadin laheeyn
qof kaad kor ku soo xustay.
hadaad mustaq bal u soo jeedid soo sheeg,
hadiikale baararka tag.


bye bro

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.