This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, December 01, 2000 - 05:52 pm I am 18 years old and looking for a caring and respectful husand. I live with my family and going to school. My mother marry at the age of 15 and as muslim girl I think I am ready. I need someone who will allow me to finish my edacution. I also need well educated man who at least finish college. Maybe a Doctor.
| |
Saturday, December 02, 2000 - 08:19 am Assalaamallykum sister I am willing to have a dialogue w/u inshaallah but not in public could u please write to me on email tembo39@hotmail.com so we can try match making, thats all for now wish u a happy ramathan karim
| |
Saturday, December 02, 2000 - 10:30 am A/s sis wixii aad hamiyeeysoba waad heli hadii allaha awooda badani aqblo mafahantay sheekadeena iyo wareysigeenaba waxaan jeclaanlahaa in ay noogooninoqoto. jayte59@hotmail.com halkaas ayaanu ku kalabogandoonaa hadii illahay yiraahdo.
| |
Saturday, December 02, 2000 - 10:50 am waxaan lahadlayaa dhalin yarada wiilasha.waalida dhaafa .halgabar hadii ay wax soo qorto dareerka ayaad daadiney siin sooqa hanaga xumeynina naagahana qiimaha hakabadinina naagaha ayagey kawada cadahay . marka iskaabulo hdii aan nahay aan is tartiibino waxaadna ogaataaan naag asxaan maleh iyo sharaf .ooqofki wanaajiyey ku dheelaan.
| |
Tuesday, December 05, 2000 - 08:06 am Are u lookin for a good man or rich man???Doctor? I would advice u to look for simple down to earth guy....Money doesn't always bring happiness. ~~~~If u r interested let me know~~~~
| |
Tuesday, December 05, 2000 - 12:44 pm Odey cabdulle sidaad ku hadlayso kusii soco bal axaad kaheshid aan aragnee. NIn kii seexdaa sicii dibi dhalay ee yaa ku dhaha hooy isla waynida iska daa.
| |
Tuesday, December 05, 2000 - 04:27 pm ku; sharafley. waa salaaman tahay walaaley anga wax waa raadiyaa laakiin sidi nimankaan dhareerka iga masocdo.sikastaba ha ahaato lagama yaabo in aan dhulka is dhigo sabab too ah waa la iibahan yahay anigan waxbaan ubaahanahay. somalidu wax tiraahdaa //BADAR QABE IYO BUDO QABE WAA ISKU BAAHANYIHIIN// aniga iskalamawayni gabdhaha ee runta ayaan jecelahay in lesku sheego. shafley soon wanaagsan abaayadiis;;;
| |
Wednesday, December 06, 2000 - 05:47 am Dear Loser, All of you are damp do you think that the girl couldn't find someone without the internet. Everyone in the internet are playing and not telling the true. Peace people
| |
Wednesday, December 06, 2000 - 04:32 pm Odeyga walaahi shaaciraa wali kugu hartay ooba adaa war haya. Iga raali ahowna waan is fahmi waynee. ramadan kariim walaalkiis.
|