site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Iisheekey

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Iisheekey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Saturday, December 02, 2000 - 08:16 am
WAXAAN AHAY WIIL DHALIYARO DA,DEYDUNA 22
WAXKA BARTA WADANKA **JAPAAN **
WAXAAN RAADINAY WAX IISHEEKEEYA OOWADA
SHEEKEYSANO
mahadsanidiin
HANAD *TOKIYO*

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaalid

Saturday, December 02, 2000 - 02:07 pm
ramadaan mubaarak/kariim hadbakii aad ka hesho ama ku deeqa waxaan u soo daadagayaa/doonayaa
inaan xoogaa yar kula sheekeyto oo islamar ahantaa
sina aan wax kaaweydiiyo dalka japan ee aad sheegty inaad ku noo shahay diyaarma u tahay inaad ka Jawabto su'aalahaga?haddii jawaab tu tahay haa!marka inta aanan ugalin su'aalaha
inyar ayan kuu sheegayaa "micnaha su'aluhu ha'inoodambeeyeeb"
kadib markii aan arkay amaba aan akhristay hadalkaaga aad qortay waan naxay waanan qosol gariiray! waayo waxaan garan karaan in dalka aad dheegtay inaad ku nooshahay in uusan wax amaba qof soomaali ku abtirsanaya inuusan joogin walagyaabaa inaalaga helo qofqof ama dhawr qoys laakiin aanay sidaasi ugu badnayn"waa macquul"
hadii marka aan ku weydiiyo dhawr su'aalood
su'aasha ugu horeysa waxay tahay:
1)waxaan arkaa inta badan dalka japan in dadka u dhashay ay ka imaanayaan ayaga oo tagaya/aadaya wadamana reer galbeedka siiba dalka maraykan,
marka maxaa arintaa ku kalifay mashaqo la'an aya kajairta?
2)markii aad tagtay wadanka japan maxaad aad ula yaabtay?
3)madaama oo aad joogto dalshisheeye oo aad kafog tahay wadankaagii yaa kaabixiya dhaqaalaha/lacagta aad waxku barto?su'aashani haddii ad ka xummaato fadlan igi raali ahaw
and this is the end of my conversation or questions

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Saturday, December 02, 2000 - 03:43 pm
Qaalid
saaxiib marka hore waan aad ayaana
ugu farax sanahay suaalahaaga waana mid
qofsoomaaliyeed isweydiinkaro.
markaan kuugudo galo su,aalahaaga
1-wadanka japaan kama jirto shaqo laan
farabadan gaar ahaan markaan kaaga waramo
magaalada aan ku noolahay ee tokiyo
waa magaalo shaqo.
tankalena dadreer jabaan eeaad sheegeyso ee aa
daya wadamada shisheeye ma aha qaxooti
ee waa dad bisnis ah .
2-waxaan aad ula yaabay markii aan imid hotel
weyn oo aan kawaayey hal qof aan is af garano
mudo sedex saacadooda.
3- dhaqaalaha aan wax ku bartana saaxiib
dhinaga waalidkeyga ayaan kahelay
inta badan.
marka saaxiib sidaa iyo sheeko wacan
hana noo ahaato sheeko taxane ah
adna iiga soo sheekee meesha aad ku nooshahay.
**HANAD**

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq

Wednesday, December 06, 2000 - 10:11 am
hanad waan kusalaamey.
waxaana kuweydiinayaa
majiraan soomaali kale ooku nool jappan
sideeseku tagtay jappaan
ooyaa fiisaha kusiiyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHAALID

Wednesday, December 06, 2000 - 11:19 am
HANAD:
Asallmucalaykum siddii aan horeyba ugu billaabay
Hadalkayga waxaan kulee hay Ramadaan kariim.
Maadaama oo aynu kujiro biishii barakeysnayd.
Hadal iyo dhammaantii:
Haddi aynu sicaadi ah u wadasheekaysano saxiib Waan fahmey jawaabahaaga dhawaanahan waxaan Filayaa inay sheekadu inaga yara xidhantay micnaha
Waxaan ulajeedaa ma'aynu wada sheekaysan Dhawaanahan sababtoo ah aniga ayaa soo haleeli Waayay,oo waan myara mashquul sannaa
Saxiib horta marka hore waxaa wannaagsan inaan u Mahad naqo(celiyo)saaxiibadeena inoo suuro galiyay
Inaan halkan kuwada sheekaysano(isku barano)
Marka saxiib waxaa wannaagsan sida aad horayba u Sheegtay inay taxane inoo ahaato sheekadu iankato oo ay iska fiic nayd inaan helo qof ama saddex Qof oo aan isdhaafsano sheekada waxba yaanan Haddal kugu daaline hadii aan usoo gudbo Su'aalsha aad iweydiisay
Waxaan saxiib deganahay dalka maraykanka gobolka California
Yaanan sheeka kugu dheerayn madaamo oo aanay Maanta uun ku-ekayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Wednesday, December 06, 2000 - 04:12 pm
Qaalid saaxiib waan kaagudoomay salaan
taada qiimaha badneyd.
ana mid taalamid ah iga gudoon.
waaruntaa saaxiib isma aanan haleelin
ayaamahaan aniga qudheydu mash quul
ayaan noqday balse markaan arkay
jawaab taada aad ayaan ugu farxay
sidaa ayaan aniga oodeg degsan
kuugu soo jawaabey.
marka saaxiib sibaa horey usheeg
waan ubaahanahay saaxiibo soomaaliyeed
ooaduunka intiisa kale kunool
ooiyana nagala qeyb qaata sheekadan
dheer ee isbarashada leh.
marka saaxiib koleyba matihid cidlo
sideydoo kalee bal iiga soo sheekeey
xaalada maraykankaiyo waxa aad qabato
hadii aad qalad u arag tana iga raali
ahaaw.
wasalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHAALID

Thursday, December 07, 2000 - 01:12 pm
HANAD:
waan ku sallaamay saxiib hanad marka hore
mida kale hore koley waxaan filayaa waxaan kuguda jiraa isbara shadii inkastoo sida loobaadan yahay
isbarashadu ay tahay oo kaliya kulanka ay labada
qof ee is baranaya kulmaan kadibna ay is waydaarsadaan su'aalo dhawr-ah sida magac-yadooda
meesha ay kakala yimaadeen iyo nin waliba waxa uu ku-usganyahay(xaaladahooda)marka saxiib wax aan ka xumaanayo malaha su'aasha aad iway diisayna waa sax ee khalad ma'aha:

haddii aan kaaga jawaabana inkata oo aanan soo koobi karayn hadana bal-aan wax kaaga tataato
waxaan filayaa inaanan lagaaga shaakeynayn waxyaala laqabto madaamo oo an nahay rag dhalinyaro ah waxaa inala haboon inaan daddaal samayno madaama oo aan lajoogin dalkeena hooyo
calaa kuxaal anigu hada saaxiib waxaan ku jiraa
kuliyad waxkalena maqabto ee waxaan quwada saara waa sii dii aan waxbasho heer jaamicadeeda aan u helilahaa saxiib wakhtiga ayaan igu yar ee iga raali ahaw
asallaamucaleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Friday, December 08, 2000 - 11:02 am
To:qaalid
saaxiim marka hore waa kusalaamey.
hadaan dib ugu soo noqdo sheekadeenii
taxanaha aheydna aad ayaad ugu mahadsan
tahay sida aad ii dhiira gelisay waayo
soomaalidu waxey tiraahdaa hadal waamergi
ookale oo hadba meel loojiidi karo.
balse nasiib wanaag waad ila garatay
micnaha hadalkeygii.
maadaama aan kuguda jirno billawgiibarashada,
aana jeclahay inuu noqdo mid qoto
dheer.
sidaa daraadeed aan kusiiyo e mail.
**hanad20002000@yahoo.com
ramadaan wanaagsan.
salaamu caleykum'''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaalid

Monday, December 18, 2000 - 11:09 am
To:Hanad
Ahlan wasah lan:
Waxaan kaxumahay sheekadeeni inoo socotay
Inta mudada ah oo baryahaan dambe baaqatay
Waxaana u sabab ah ayaan filayaa waalabadeena
E-mail kan aad isii say ma aqaan si uu yahay
Waxaan E-mail kuu soo diray ilaa labba jeer
Laakiin tiise saxiib adiga dhinacaga ma'aanan
Kahelin wax jawaab ah ee maxaa ku helay saxiib
Seebay wax ujiraan saxiib bal arimaha ila soo
Socod sii waayo anigu baryahaan dabe waan yaabana
Sababtuna wax war ah iskama hayno hadda saxiib Aniga ayaa kusiinaya E-mail keyga haddii ay-adiga Wax sikaayihiin ee ila soo socodsii xaalada aad Kusugantahay iiguna soo hagaaji cinwaankan:
mfiiddaw@al-huda.ca
Waanad mahadsantahay marwakba waxaan jeclahay Saxiib inaynu wada socono(iskawar hayno)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.