site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA GABAR MAJEERTEEN OO QAARKADAMBE UWAYN

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): WAXAAN RAADINAYAA GABAR MAJEERTEEN OO QAARKADAMBE UWAYN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacfar

Sunday, December 03, 2000 - 07:20 am
In muda ahba waxaan kumashquusanaa sidii aan ku helilahaa gabar majeeteen oo qaarkadambe uway qaraaka korena iskabadaa isgane.
qofwaliba oo aduunyada dusheeda kunool illaahay waxuu raaciyay wax looyaqaan dooq marka aniga waxaan kahadlayaa waa dooqayga.
caay waa ceeb (bil ramadaan ayaa lagujiraa aflagaado iyo caay waa dambi).
gabadhii aan kuriyooday in aan mustaqbalka guursado hadii aad tahay igala sooxariir
jacfar@jubiipost.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacadley

Sunday, December 03, 2000 - 09:58 am
walaal waan ku salamay waxaana ku leyahay ramadan wanagsan.
walaal marka xigtaa walaal maxaa kugu wacan oo afka ka yersiyay inaad tirahdo erey xun oo lagu dhihin gabdhaha somaliyeed waa laga yabaa berigii hore inay caadi ahayd in lagu fano barurtaa laakin waqtigaan hada la jogo gabadh kugu racsan ama kugu jeclaneysaa ma jirto ee waxan ku leyahay sidaa isku dhan.
walaal aniga waxaan ahay gabadh majeerten ah lakin waxa ka fican in aad egtid gabadha dabecadehada iyo edebteda ma'aha majerten ayaan radinayaa gabadh ah.

hadalkey halkaas ayaan ku soo gabagabeyay
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Monday, December 04, 2000 - 08:50 am
waraa lugu xunoo is dabayaal iyo dalbo juuqa laheede dooq maxaad ka taqan. doqan yahow gabdhaha majeerteen ma dhar aad suuqa ka soo gadaneysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gantal amin

Wednesday, December 06, 2000 - 06:49 am
walaal adoon umad weyn caayin dooqaaga si edeb ah
ku raadi kadib waxii ilaah ku siiyo ku nasiibso .
mida kale hadeer gabar maraadin ee dad baad ceysey oo wax ceeb ah kahashey marka mar kale isku dey adoo si edeb oo anshax iyo asluub ku jirto uhadlaya .
waxaan ku hadasheyna waa waxaa dalkeena dhinaca kale u rogey oo ah aflagaado
so be bether man next time.
and look for beatiful girl not ugly
byeeeeeeeeeeeeee duqa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.