This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, December 04, 2000 - 08:34 am Waxaan ahay Wiil somali da'daydu waa 25, waxaan deganahay United States,waxaan weli ku dhexjiraa waxbarsho heer jaamacadeed ah, Single baan ahay weli ma guursan saaxiib dhab ahna ma yeelay. Hadaba waxaan raadinayaa Gabar somaliyeed da'deeda laga bilaabo 20-25 marka hore jaceyl aan wadaagno ka dibna hadii aan isku raacno guur in aan Isla aqal galno. wax shuruud ah kuma xirayo keliya in ay daqankeeda somalinomo jeceshahay mooyee. si deg deg ah igula soo xiriir waxaad iga helaysaa qancis buuxa.
| |
Monday, December 04, 2000 - 06:03 pm Hi! My name is Layla I live USA/MN I'm student too nice to meet you xiddig@hotmail.com
| |
Monday, December 11, 2000 - 01:29 am walaal barasho wanagsan aniga waxa ahay gabadh somaliyed oo degan wadanka Denmark waxana jiraa 21sano. sidaas daraded hadad weli radineysid gabadh aad isbarataan diyaar ayaan ku ahay ee ila soo xorir emailkaan af7876@ehs.dk
| |
Monday, December 11, 2000 - 02:23 am Hi idil sorry about sis do you mind if I contact you well I used live there as well place call Silkeborg and I live know in United-Kingdom and I am looking serious girl if you are please send to me my Emails address is feesto@yahoo.com walaalo hadii aad xiisaynaysid waan kuu iman karaa ee meel ma ii haysaa hadii raali katahay wayaan BARASHO WANAAGSAN AND HAVE A NICE RAMADAN BY DARLING SWEETNESS
| |
Monday, December 11, 2000 - 07:51 am To Ismail walaalo ramadaan wanaagsan intaad US tagayso anaa UK kula degene ka waran hadii aynu is barano e-mail me hadii aad barasho diyaar utahay pureheart2000uk@yahoo.co.uk macasalaama
| |
Thursday, December 14, 2000 - 02:07 am Asiili waanku salaamay walal maxuma lakiin aad ayaan u jecelhay sida tan wanaagsan ila soo xiriir waka kor koqoran ciwaan ka addresska adigoo raali ah ina soo sheeg meeshaad ka joogtid UK BY DARLING AND I AM VERY GLAD TO HEARD ABOUT THAT. SO KEEP CONTACT ME ALRIGHT SEE YA LOST LOVE ++++++++- Ismeal
|