site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JAREER:WAXAAN RABAA NAAG AH JAREER

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): JAREER:WAXAAN RABAA NAAG AH JAREER
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 04, 2000 - 12:03 pm
SXB yaal salaan kadi waxaan rabaa naag jareer ah oo ku dhalatay somalia anigu maahi jareer laakiin waxaan ka helay dadkaa ma rabo jareerta ajnabiga ah fadlan hadii ay jirto iga soo xariir
mail{SAKATUREY@HOTMAIL.COM}


TEEDA KALE HADII AAD ILA SOO XARIIRAYSID KUSOO DIR EMAIL THIS YOUR CHANCE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.222

Monday, December 04, 2000 - 03:21 pm
Saaxiib, laga yaabo in dad badani u qaataan in aad kaftameysid, balse waan kugu ammaanayaa middaas. Waayo dad badan baa u heysta in dooqu hal yahay, oo qof kastaa doonayo halkaas dooq.
Balse tani waa mid tuseysa gabdhaha yadidiilo cusub iyo in mid walbaa ku kalsoonaato midabkeeda iyo qaabka Alle u abuurey. Sida Quraanku noo sheegey Aadamiga waxaa laga abuurey suuradda ama qaabka ugu qurxoon. Nasiib darro inteenna badani maba oga nimcadaas ama hadiyadaas qaaliga ah, ee nala ku manneystey. Illaah baa mahaddaas leh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TRUTHTELLER

Monday, December 04, 2000 - 04:22 pm
WARAA MARAX, JAREER AAD RAADINEYSAY WAA KAN KUU SOO JAWAABEE(A.222)MAAD LA XIRIIRTID?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 04:49 am
saxiibayaal waxaan rabaa naag ah JAREER ama EEYLO oo somali ah hadii ay jirto ha ila soo xariirto xitaa hadii ay africa joogto waxba maaha aniga waxaan joogaa australia
email me sakaturey@hotmail.com


remembar ANIGA maahi jareer balse waxaan ka helay dadka la yaso sida jareerta iyo eeylada


xaad ka taqaan waa naagaha ugu fiican aduunka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jantal amin

Wednesday, December 06, 2000 - 08:44 am
warya waxlayaso majirto adigaa hada wax yasaaya
ee joogi waxaad wado soomalidu waa isku mid .
jareer wax ladhaho majirto magaciisa oo saamali lasii raaciyey weeye qof walba .
almiino xataa minority xataa isticmaal waa wax la aqbali karo .
take care your self and each ather.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 11:38 am
waraa marax jareer waa dad jira mana ahan dad yar ama mainoriy adigaana dadka yasa sda aan kaa dareemayo dhabtii walaahi bilaahi waan danaynayaa dadkaas waana jeclahay dhabtii inaan hello gabar jareer ah ama shiidle ama eeylo ee doqon yahoow qofaadan garanayn mowqfkiisa afka hala gelin hana af lagaadayn ee sxb jareer waa dad la ha qiro waxaana ha qira midka tirada yar k sheega sida adiga oo kale
balse aniga waa aniga waan ka helaa ee ila soo xariiri hadii aad taqaanid hadii aad tahayna sxb welcome waan kuso dhawaynayaa si farxadi ay ku jirto
wa bilahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, December 11, 2000 - 02:43 am
Waxaa jira wax ay hablaha soomaalida jareerta
kaga fiican yihiin hablaha soomaalida kale waana iyaga oo niikiya waqtiga sariirta halka
hablaha kale ee soomaalida ay iska jiifaan oo aanay wax dhaqdhaqaaq ah oo u raaxaynaya labada qof samayn.Jareer macnaheeda waa timo
adag,ee maaha yasid.wa dadka dalka loogu yimid[native]. Nimankoodunna dameerada ayay la tartamaan."raaxeeyow rido dheeridaa ma reer wanlaween ayaad tahay"baa ay tiri naagi.
Aniguba waan doonayaa gabar reer wanlawen ma
dhahayo jareer waayo timaha cilmi kuma dhisna
eeSHAQADDA SARIIRTA AYAA MUHIIM AH.Ameerika
waa ay adag tahay inaannu helno gabdho wanlaween ka yimid waa inaanu u raadsanaa hablahaasi magaalada wanlaween ama muqdisho,
amaba aannu suganaa 2001 oo dalkan mareekanka
la keeni doonno 7000 oo reer wanlaween ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.