This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, December 04, 2000 - 11:11 pm Waxaan doonayaa inaan barto hablaha Maxad Case. Oo waxaa la igu yiri "hablihiina wax ka qurxoon" Aniguse waxaan ahay xamaraawi, kolkaas waxaan is idhi; billow hablihiinuba quruxda iyo wanaaga laga sheegayo iska leeyihiin. Anigu waxaan dagannahay gobolka Ohio, magalada columbus, waxaad igala soo xidhiidhaan emailkayga aniga@myself.com Thnx any email will be replied
|