site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabadh fiican sidee lagu helaa Soomaaliyaay.........?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Gabadh fiican sidee lagu helaa Soomaaliyaay.........?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Tuesday, December 05, 2000 - 08:23 am
Waxa baryahan dambe muuqata inay adagtahay sidii gabadh fiican loo guursan lahaa.Waxaan idinka codsanayaa sidii aad uga soo jawaabi lahayd walaalayaal...

Waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saahid

Tuesday, December 05, 2000 - 08:34 am
Waa nasiib.Ilaahay bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Tuesday, December 05, 2000 - 09:08 am
Saahid,

mahadsanid walaal, hase yeeshee Illaahay i baryaya ayuu dhahay,camalna la yimaaddaa.Marka Somalidu waxay ku maahmaahdaa nin wax ku siiya waa la helaa, nin kula taliya lamase helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUCAAD

Friday, February 09, 2001 - 04:07 am
WAAD SALAAMANTIHIIN MARKA HORE
ANIGU SU AAL AYAN IDIN WAYDIINAYAAYE SIDEE
WIIL FIICAN LAGU HELAA OO DAACAD AH .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Saturday, February 10, 2001 - 05:14 am
Sucaad;


Salaan wacan ka dib,Su'aashaaada jawaabteeda waa la heli karaa wiil wacan hase yeeshee samair ayey u baahantahay, iyadoo ay ku yara adagtahay gabdhaha.

Akhris wanaagsan.

sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRO

Thursday, February 15, 2001 - 03:25 am
WAAD SALAMANTIHIIN DHAMAANTINA.
WAXA ANIGABA IS WEEDIYIY MAJIRAA WIIL DACAD AH.
MAXAY MARWALBO ISKU BADALAAN MARKAAD ISDHAH DID HADA AYEE IDIN DHAMAATAY.
MARKA ABOOWAHIIS WAAN ISKU WARER SANAHAY EE YA OG QOFKIIDACAD AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, February 26, 2001 - 12:34 am
To: sahal

Salaan ka dib ragga ayaa daacad la'aantu ku badan tahay waayo waxay ku maahmaahaan, been ku soo xera geli, runa ku dhaq!

Daacadnimo iyo wanaaga waa loo wada baahan yahay ee maxay ragu keligood isaga hadlaan ama waxa fiican isula jecel yihiin?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, March 03, 2001 - 04:33 pm
Daacad;

Marka hore wad salaamantahay.Weligeedba dhaqan soo jiray ayey ahayd in dumarku ragga ka dambeeyo.Hadda waxa taasi bedeshay qurbaha loo soo wada baxay oo ay dumarkii somaliyeed ay isku ekaysiinayaan dumarka ajnabiga ah gaar ahaanna kuwa reer galbeedka.Bal fiirso furitaanka ka dhaca reer galbeedka ee ay somaliduna ku jiran waxaa sobob u ah dumarka waana daraasaad lagu sameeyey mudddo dheer ooo cilmiyeysan.Marka sidaa darteed raggi9i way ka wada cabsanayaan dumarkii oo oo waxaa adag sidii loo helo lahaa gabadh daacad ah oo ninka qadarisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kingmaker

Sunday, March 04, 2001 - 01:48 am
sohal

you can get sexy,clean, virgin, smart and very honest if u go to back home.

don't waste a minute these leftovers in west.


your bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Thursday, March 08, 2001 - 03:27 am
SAHAL

Walaal
isqadarin waa loo wada baahan yahay, dadka ku nool qurbuhu uma dhaqmi karaan sidii markii ay joogeen dalkoodii hooyo taana duruufta ayaan saamaxayn.
Haweenku waxay hekli jireen caawimaad badan oo ka timaada qraabadooda, sida hooyo,walaal, dumaashi, iwm.
laakiin iminka taas ka helimaayaan qurbaha ragiina ma rabaan in ay dadaalaan ee arki jirey doon ayey noqdeen. Xagga ixtiraamka, dadku muslim iyo gaalaba dumarka way ka dambeeyaan, sida ay reer galbeedku u yiraahdaan(lady is first) ayey arabtuna yiraahdaan(alxurma tabii xushma)nimanka somaliyedna waxay aaminsan yihiin in dumarku aanay xataa ninka garab socon karin. Markaa in laka dambeeyo ayey wax ku hagaagaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Sunday, March 25, 2001 - 04:58 pm
Kingmaker,

Horta magacaagu meesha kuma haboon.Waxaa jawaab kuu ah gabadg leh intaa aad kor ku soo sheegtayba waa laga heli karaa qurbaha oo weliba educated ah.Su'aasha bal dib u akhri marka aad fahmato ayaad ka soo jawaabi doontaa.

Sahal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Sunday, April 08, 2001 - 10:29 am
salaan
anigu suaal ayaan idin waydiiyey ee side nin wanaagsan lagu helaa wax sifiican iigu soo jawaabayna ma aan arag anigu waxaan ahay gabar aan wali guursan kana baqda in ay ku khasaarto hadii ay guursato sababtoo ah ma doonayo hadii aan mar is iraahdo guurso in aan kacaa kufo ee waxaan rabaainaanku waaro guurkaa inkastoo tii ilaahay qoarayna ay jirto
hadana ragga waan ka baqaayo ma aamino.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Tuesday, April 10, 2001 - 07:32 am
Suaad,

salaan ka dib, su'aashaada waxaa ka horeysa inaad marka hore su'aasha kaa horeysa aad ka jawaabtid.Runtii su'aashaadu waa fiican tahay .Sideedaba guurku waa nasiib oo wax Illaahay qorey weeyaan.Ragganu bahalo dadka cuna ma aha ee waa sidaadoo kale oo raba gabad fiican oo lagu dego.Inaad maalmahan dambe u fiirsateyba baan filaayaa inay dumarku gaar ahaan kuwa qurbaha joogaa ay dhaqankii lagu yaqaanay ay wax ka beddelaan,sida la dhaqankii ragga oo aad moodao furitaan badan yaa lagu arkaa hadda oo ay badan kooda sobob u yihiin.
Ugu dambeyn wax kuu rajaynayaa inuu Illaahay ku siiyo wiil aad ku degto oo aa kaa doooonaysay kaaga yeelo .

Nabadgelyo
Sahal

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.