Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 10:45 pm AAN IKU HORAY SIIYO,MARKA SIVILWARKA LAGA TAGO, WAXAAN KASAMRI LA´AHAY HAASAAWIHII SOOMAALIYA,AMA SHUKAAN SIGII,WAAYO QURBO KUMAAN ARAG. |
Gaabo | Tuesday, December 05, 2000 - 10:48 pm salaan aniga wxaan ka samri la ahay oo aan weli meesha ana jooga ka heli la ahay Asxaabta/ciyaal xafaada..inkastoo aan helay asxaab laakin sidii oo kale ma aha.. |
Dheeray | Tuesday, December 05, 2000 - 11:00 pm anigu waxaan wali ka samri la`ahay wiilashii geel jiraha ahaa oo ay ka soo uraysay habeeda geela. |
Anonymous | Tuesday, December 05, 2000 - 11:21 pm miyaad ilowdeen adigoo dariiqa maraya markaad argto inan isku dhacaysa,oo aad faduuliso, kabasooqaad, adooyidhi, biss, oo ay tidhaahdo,yaadlahadlaysaa kaagan afsoo maaliga xun hada hoostay kadoonaysaa, oo aad halkaa iskala qaadaan, mawax loo dhigaa jiraa. fra,fr |
siciid abdi hussen | Friday, December 08, 2000 - 01:17 am anigu run ahaan tii waxaan kasamri waayay oo aan tabay,cimiladii soomaaliya,oo anan waligay iswaydiin maanta maqabowbaa mise waa kulayl,beri waa sidee jawigu, |
CADNAAN | Sunday, December 17, 2000 - 10:11 pm WALAALYAAL WAAD SALAAMANTIHIIN. ANIGU WAXAAN ISKU MID NAHAY GAABO OO WAXAAN KA SAMRI LAAYAY DHALINYARADII AAN ISKU XAAFADA AHAYN EE ISKUGU JIRAY WIILAL IYO GABDHABA. RUNTII ANIGA IYO GAABO TAAS AYAAN NOGU DARAN. WAAD MAHADSATIHIN. |
BAARKA | Sunday, January 14, 2001 - 10:07 am KU DHAMAANTIIN: HADAAN IDIINSHEEGO ANIGA WAXAAN KA SABRIWAAYEY. WAA 1- KUBADII KOLEYGA IYO NAADIGEYGII ING AMA WAKAALADII GAGACSIGA UMMADA IYO CIYAARTOOYDEEDII 2-LUUJINO IYO ISDAIUM MUQDISHO.3.DUGSIGII SHEEQ XASAN BARSANE IYO DHLINYARADII KA SOO BAXDEY SAANADKII 89. 4-ASAXAABTII MAANABOOLIYO IYO DEGMADA BOONDHEERE.5-WIIL IGU DHACO ANIGOO LUGO BAXSI U AADEY XAAFAD KALE. |
df3 | Wednesday, January 17, 2001 - 01:18 am miyaad ilowdeen cad & caano hilibgeelkii mee. |
Yasin | Wednesday, January 17, 2001 - 05:11 am Waxa aan ka samri la'ahay Dhalinyaranimadii. Oo aana si fiican wadankayga ugu qaadan.Aniga oo teenager(17) ah ayaan ka tegey wax barasho ayaan debed u aadey, ka dibna dagaaladii sokeeye ayaa bilawday.Dee tana xagan iyo US ayaan usoo caray oo waxbarashadaydii ka sii watay.Waa 15 sano ka hor.Welina wadankii kumaan noqon. Rag badan oo aan isku generation nahay na waxan filayaa inay sidaa ila qabaan. Wadankaaga hooyo aad ayuu u macaan yahay. |
XANAAN | Monday, January 22, 2001 - 11:09 am SALAAMAN WAA IDIN SALAAMAY ANIGA WAXAAN ISKU CUDUR NAHAY GAABO IYO CADNAAN OO WAXAAN KA SAMRI LAHAY CIYAALII XAAFADA KUWII ISKUULKA IYO KUWII DUGSIGA QURAANKA AAN ISLA DHIGANAY HA NOQOTO WIILAL IYO GABDHO,IYO MID KALENA AAN KU DARSADO JARDIINOOYINKII XAAFADAHA KU YAALAY OO LAGU SHEEKAN SAN JIRAY HABEENKII OO DHAN CIROOLAHANA AY LAHAAYEEN MAALINTII DHALINYARADANA AY LAHAAYEEN HABEENKII I REALLY MISS THAT (HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAAGA HOOYO) |
xamaray | Friday, February 09, 2001 - 01:25 am aniga waxan ka samriwayaya muufadii iyo saliida macsaradaa lay isku daran jiray. markay habeenkii tahay in aad aado shaniimo ceelgabaa and kasabalbalaaro. |
cooolj | Tuesday, February 27, 2001 - 11:12 am to:" yaasiin benta iska dhaaaaaaaaf ok |