site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa yaabe dumarka soomaalidu,maxay naayaa ku dii daan,miyaanay naag ahayn

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waa yaabe dumarka soomaalidu,maxay naayaa ku dii daan,miyaanay naag ahayn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 12:06 am
bal kasoo qaad wax walba kasoo horjeed buu leey,
nin maxaa kasoo horjeeda?
rag maxaa kasoo horjeeda?
wiil maxaa kasoo horjeeda?
inan maxaa kasoo horjeeda?
oday maxaa kasoo horjeeda?
jawaabtu waa:1,naag 4,innan
2,dumar 5,habar.
3,gabadh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baarka

Wednesday, December 06, 2000 - 01:11 am
salaan, waryaa waxaan kuu sheegayaa waxaan ku diid nay "nayaa".kalmada naayaa waa kalmad ku salaysan adoonsi ama ixtiraam la`an. Markaa maxaa kuu diiday in aad ixtiramsiisid hooyadaa, walaashaa, habaryartaa,ayeeydaa,eedadaa iyo dhaan haweenka soomaaliyeed.Mase ogoshahay in hooyadaa aabahaa naayaa uguyeero iyadoo haysata magac qaali ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 01:25 am
to baarka:
waad salaamantahay marka hore,marka xiga su´aashayda kamaad wada jawaabin,takale.
Goormay naayaa gumaysi noqday? bal wax iiga
faa´iidee? ixtiraamka waan ogolahay
nin kasoo horjeedkii waa maxay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JANTAL AMIN

Wednesday, December 06, 2000 - 09:02 am
aniga xataa hada kahor gabar ayaan waxaan ku iri
nayaa wey xanaaqdey si xun markaasaan anigii ka xumaadey waxayna itiri war naayaa hana oran .
markaasaan ku iri abaayo wey iga soo fakatey ee sory sababtaas aan uirina waxa keeney
gaari ayaan wadey markasan meel qaldan istaagey iyana gaarigey gadal kasareyd marka iyaduna meeshaash iney ku degtey damacdey markasaan ku iri naa sug meel fiican aan istaagee .
marka si fiican baan sameeyey oo waxaan ku iri saad umaleysey kama wadin ee saas ayaan kawadey .
oo waa ubedeley markaasay tiri ok .
laakiin aniga xata eragaas macnihiisa ilaa hada ma fahmin laakiin inuu wax xun yahey baan qiyaasaayaa
markaan sheekadaan arkey waxan soo xasuusteymaalintey aniga igu dhacdey .

marka hadeer sxb key oo i ag fadhiya waxa uu lee yahey waa (un respect word)MARKA MACNAHEEDANA WAXA UU KU SHEEGAY NAAYAA WAA YASMO OOKASOO JEEDA ANAA KUQABA AMA KU NAGEYSTEY.
SAAS WAXAAYIRI SXBKEY KICI OO JOOGA DK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libin

Wednesday, December 13, 2000 - 12:29 am
WARYAA do u know that naayaa is un respect
word ......dont ever call something like that
to our somali females .dont even say so
that is why the somali men r sucha un respect full
to us ........A MAN WHO SAYS NAAYAA IS NOT A REALL
MAN.......belieave me guys

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baarka

Wednesday, December 13, 2000 - 01:24 am
to anonymous:
salaan. hadii aan dhamaystiro ka jawaabida su`aashaadii nin waxaa ka soo hor jeeda naag oo macnaheedu tahay Dhedig ee kama soo horjeedo naajaa.naayaa waa kalmed ay isticmaalaan nimanka soomaaliyeed ayagoo ku xaqiraaya dumarka ay qabaan iyagoo u arkaaya in ay iskala waynyihii
marwooyin kooda una quuri iskadaa erey wanaagsane xataa magac yadoodii.waana kamad hadaad run dooni uu isticmaalo nin doonaya in uu wax gumeysto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 03:16 am
to baarka:
marka lagu yidhaahdo abdi ee aan kuugu yeero cadiyoow,maxaa isbadeley naag iyo naayaa waa sidaa oo kale, wali jawaab umahaysaan saaxiiba yaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARKA

Thursday, December 14, 2000 - 12:02 am
TO ANONYMOUS:
WAXAAN KU IDHI CABDI-YOOW WAA LA GARTEY OO WAA HEBELOO LAKIIN NAAYAA IYO NAAG II SOO KALE SHEEG XAGA AY ISKA SOO GALAAN WAA HADII AAD WAX GARAD TAHAY HADII KALE WIGLA TUMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 04:22 am
TO:DHAMAAN
KUUSOO KALA SHEEGAY,MARKA HORE WAXAYNU OGNAHAY ISTCMAALKA NAAYAA WAXA AYTAHAY,
SAAXIIBA YAAL,MARKA AAD QOF KAA DURUG SAN AAD UYEEDHAYSO OO AANAD AQOON QOFKAA MAXAAD UGU WACAYSAA,KANA KAALAY IXTIRAAM,WAXAAN UBAAHANAHAY MAGAC UYAAL INAAD ISTICMAASHO,TUSAALE.
GABADHAAY,OO WAXAY NOQOTAA QOF YAR IYO QOF WEYN.T INNAN IYANA WAXAY NOQOTAA QOFYAR IYO QOFWEY.TUSALE,
NIN,NINKOOW,NAAG,NAAGTAAY,WIIL,WIILKOOW,ISLAAN,ISLAANTAAY,DUQ,DUQDAAY,HADABA WARYAA,WAXAA KASOO HORJEEDA NAAJAA,MARKA LAB IYO DHIDIG LOO EEGO,EE MAXAYNU UDIIDI WAYNAY WARYAA,CAALAMKOO DHAN AYAA INOO YAQAANE.
HADABA AAN IDIIN SHARAXO WAXAY KELMAD XUN KU NOQOTAY,DUMARKA AYAA SABAB TEEDA LEH,HADAY MAGAC UYAAL UDAAYAAN WAA MAGAC UYAAL,HADII KALE WAX WALBA XUMAAN WAY NOQDAAN,EE SAAXIIBAYAAL BAL ISKU YARA NOQDA. BY:GARTII QAATE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 11:23 pm
to:baarka
saaxiib miyaad xasuusataa riwaayadii beenay waarun abwaan sangub markuu kulahaa faynuus shiiq daahir,naayaa waryaa waryaa naayaa,waa maxay nimow naagani,hada mujtamac badan ayaa dhagaay sanaya, ee waa inaynu diidnaa waryaa,......
by:gartii qaate

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Friday, December 15, 2000 - 02:54 pm
Naayaa, kalmadu macnaheedu sida aad u aragtaan
si ka duwan baan u arkaa,waxaana jirto marka qofka dumarka ah aad ku oran karto iyo mar aanad ku oran karin:
Naayaa, waxay ka timid (naageeysi), qofka dumarka ah ee aad ku sameeyso waad ku oran kartaa, laakiin dumar oo dhan kuma oran kartid,sidaas beey ila tahay kalmadu macnaheedu, ayamaa dood ka qaba?
Naayaa,oraah xun, ama yasid ah ma ahan,ee waa mid ka tarjumeeyso cilaaqad ka dhaxeeyso, laba qofood oo uu qofna yahay dhidig qofna lab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danny

Friday, December 15, 2000 - 11:34 pm
Ooo miyaydaan arag islaan inanteeda kula naayaa heblaayooy waxaa soo qabo ama sidaa samee?

ixtiraam daro ma lagu tilmaami karaa taas?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.