site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay abwaan aan dadku aqoon, miyaan iskiin baraa,

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan ahay abwaan aan dadku aqoon, miyaan iskiin baraa,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 12:30 am
in yar baa itaqaana,hees tay dii iigu horay say,
1995,anigoo jooga dalka talyaaniga,gabadh aan jelaa baanan utiriyay,midhaheedii waxaa kamid ahaa
aduunyada dhamaanteed
inta dhuubka xidhata
ruuxaan adiga kuudhigo
oo kugu dherersho maan arag
sida dhidibku aqalkaba
ugu yahay lafdhabarkaad
ana iigu dheertee
dhinacaaga ilaqabo.
kaasi waa halbeyd maantana fara kumahayo tii aan utiriyey oo calafbaa nakala geeyay,
iminkana,caashaq baan ahay,
from:frx

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.