site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maye dhalinyaradii reer guryasamo ama dhalinyaradii reer janaral daa´uud ,

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maye dhalinyaradii reer guryasamo ama dhalinyaradii reer janaral daa´uud ,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan ibrahim hanad

Wednesday, December 06, 2000 - 01:51 am
labadaa hadii aad tahay,waa muqdisho iyo hargeisa
fadlan iisheeg naanaystaada ama dadka aa jaarka ahaydeen,waan ku soo helayaaye,rag iyo dumar kaad tahayba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Thursday, December 07, 2000 - 11:32 am
salaanta islaamka kadib waxanku waydiiyay inigu
waxan ahay ardaydii jana raal daa, uud hargaysa
1980-1988 mise waxaad ujeedaa janaraal daa uud
muqdisho soo cadee nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan ibrahim hanad

Friday, December 08, 2000 - 12:28 am
to muqtaar:
saaxiib waxaan ujeedaa kii muqdisho,iyo waxaan ka loo raadinayay,dhalin yaradii guryasamo,
waad salaaman tahay,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Friday, December 08, 2000 - 06:17 am
bacda salaan waanfahmay saaxiib waad kumahad san
tahay anigu waxaan ahay reer iftin iyo shacabka
dee sidaas iyo nabad gliyo
hasan ibraahim hanad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi kariim

Friday, December 08, 2000 - 06:24 am
saaxiib waan ku salaamay ,bacda salaan .guryo samo waan deganaa ilaa iyo hadana waan deganahay ee ma ii shegi karaysaa halkaad ka deganaan jirtey nabad gelyo..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.