site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA IS BARANAA??????????????????????????

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): MA IS BARANAA??????????????????????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hanad

Wednesday, December 06, 2000 - 09:52 am
majeceshay inaad barato walaalkaa-
soomaaliyeed.
matahay xiriiriye ama xiriiriso -
wanaagsan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hani

Friday, December 22, 2000 - 09:08 am
Asalaamu caleeykum
Aboowe hanad waan ku salaamay
Aboowe anigaba waan jeclahay in an bartoo dhalinyaro wadama kala duwan joogan
waa ranaa in an ku barto as a brother
si walaaltinimo ah waan u wada yelan karnaa friendship diraay ayaan u ahay walaalkiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Friday, December 22, 2000 - 11:16 am
TO:hani'
dear sis-waan kusalaamey
waad na ku mahad santahay
sida aad figradaada iigu
soo bandhigtay.
waana jeclahay inaan is barto'
walaashey ama walaakey somaaliyeed
ookunool qurbaha .
waayo waxaan kunoolahay japan waanameel
soomaaliba degeneyn.
laga yaabe qof qof sideyda ookale
marka walaalo hani barasho wanaagsan
aana wadaxiriirno'
E-mail:hanad20002000@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Monday, January 29, 2001 - 04:01 am
hai hanad soo dhawaaw walaale waan kusalaamay mid qaali ah walaale waan kaxumahay in aanba soo daahay cade waxaan kasii xumahay fogaandaada ee alah kuu yasiro waxaan joogaa wadanka holland cade isbarasho furan oo xitaa dhan walbo ah waxaa laygu yeeraa canab by zincirly.yours. canab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haybe

Friday, February 02, 2001 - 02:47 am
waad ku mahadsantihiin sida hufan ee akhyaarnimada leh ee aad ku daadahaynaysaan sheekadan hadii aad tihiin HANAD,HANI IYO CANAB.Aniguna waxan rajaynayaa in aan ku soo biiro bahda MA IS BARANAA?
MAHADSANIDIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suhuur

Wednesday, February 07, 2001 - 09:02 pm
wl hanad soo dhawoo
waa lagu la qaadi doonaa


suhuur45@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.