site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALINET KU MA MAKHAAYAD AY DIBJIRIINTU DUMARKA KU AAYAANBAA?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): SOMALINET KU MA MAKHAAYAD AY DIBJIRIINTU DUMARKA KU AAYAANBAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 06:54 am
WAXAAN la yaabanahay in ay qolyaha ka shaqeeya netkana ku waaninayaan dadka in aan soomaalinimada wax loo dhimin laakiin miyaanay dumarka soomaaliyeed ee meeshan laga caayayaa ahayn dad somaaliyeed oo in meel looga dhaco aan loo baahnayn. waxaad maar badan arkay in ay masaxaan markiiba wixii nimanka ku saabsan ee ay qof dumar ahi qorto, laakiin cayda dumar lagu aflagaadaynayaa ay tahay mid ay daawadaan kuna raaxaysanayaa waxa yaabaha xunxun ee meeshan ku qoraan. markaa intarnetku muxuu noqdan makhaayad cusub oo ay nimanku isu fureen, malqaaxiyihii caadiga ahaa ayaa ku filaan waayey in naagaha shaaha ku cabaan, debiyadii ay sa soo galeen dalka iyo dumarka waxay iminka meeshay joogaanba uga yihiin niggar, sharafta dumarka soomaaliyeedna ma gaaraan dibbad iyo dhal midna, markaa ghabdho wucuushan markay qaad iyo khamri ka soo dhergaan aan shaqo kale hayn ilaa cadeena mooyaane, meel ha looga soo wada jeesto ee iska celino, waxay dumarka ku caayi jereen oo dhan iyagaa meryahan dambe lagu hayaa laguna yaqaan:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idman

Friday, December 15, 2000 - 02:53 am
horta waa runtaa
arinkan waan kugu raacsanahay waxaana ka ma,suul ah qolooyinka netka xukuma iyagaana qaadka ku cuna
iyaga laftooda ayaa soo qora
inta ku qoran iyagaa leh kan ay ka tirtiraan mooyaane
dumarka wey caayaan misana wey raadiyaan
waryaaraha dumar wuu idinla dhashay waa,uu idin dhalay waad u,dhaxdeen
marka walaalayalow isku xishoodoo na,daaya
ramadaan kariim

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.