site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maka baxdey xamarsarre?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maka baxdey xamarsarre?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Thursday, December 07, 2000 - 02:01 pm
Waad salaamantihiin dhamaantin, waxaan aad u jeclaa inaan ismaqalno ardeydi xamarsare kabaxdey sanadadii 88/89 iyo dhamaan ardeyda kale oo kabaxdey intaa kahor ama kadiba waxaad tihiin dad qaali ah, haddi aad tahey qof kabaxey iskuulkaa halagu maqlo xageese joogtaa, maxa soo martey saaxib, iskuulka gormaa kuugu dambeysey.

Hope u enjoying at the moment, waxaan aad uxasuustaa,
Dr Cumar jimcaale, Adan mato, Araxeey iyo ugu dambenti Liisho.
Macalimiin

Saciidi primo, Beegsi, olyo, osman abdinur hashi iyo Abdisamad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

codeey

Friday, December 08, 2000 - 05:09 am
Waxaan kabaxey banadir sare daris lee maohoo, aryaa reer hodon ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodan

Tuesday, December 19, 2000 - 04:56 am
Hi 2 all from Xaafadii Hodan.
Dugsi hoose/dhexe ayaan ku jiri jirey, laakiin magacaa Liisho, soo ma aheyn macalinkii xisaabta anagaba wuu noo dhigi jirey, mise waan qaldanahay??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Monday, January 08, 2001 - 06:26 pm
TO:abdulahi

abow anaa dhigan jiray xamar sare lakiin class baan ka horeeyay ,waan aqaanay oilyo ala maxuu macalinkaas uu nafiir fiirin jiray yaa il dheer oon isaga ahayn reer casopolare waan ahaa.waxaan xusustaa maryan caato oo deganayd hotel talex gadaashisa iyogabdhii la dhihi jiray 5 star ayaan tahar ,amina,nimca maxmud cisman ,muna iyo ciyaal college dhibka badnaa qaarkod like dhiig fadhiye samsam iyo kuwo kale.bye

Waryaa codey africanvillege sow ma deganeen aaway walashaa .


shadiya5404@altavista.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL HODAN

Monday, January 22, 2001 - 11:18 am
KAASADA WAA IDIN SALAAMAY IYO HODAN IYO KUWAARTO
ANIGA WAXAAN AHAA ARDAYDII KA BAXDAY DUGSIGA SARE EE KAASABOLBOLARE SANADKII 88/89 CIYAAL HODAN AH IYO KAASOBOLBOLAARE AH IYO KUWAARTABA. CODEEY ADIGA AFRICADA CAAYDO IYO ABSHIRO WALAALKOOD MAA TAHAY INTEE KU DANBEEYN WALAALAHAA IYO ADIGA SHAADIYO I THINK I KNOW YOU HEEY GUYS REER HODAN KEEP THE GOOD WORK WHERE EVER YOU ARE I LOVE REER HODAN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.