site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Shookooyinkii farhanyare /Sheekadii oday bidaarles

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Shookooyinkii farhanyare /Sheekadii oday bidaarles
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 09:41 pm
bari ayaa waxaa jiray nin layiraad safraa. waxaa uu qabay naag nin kale raad satoo. Ninkii safraa waxa uu aaday safarkii. Safraa maalintii danbe ayuu soo laabtay. safraa markii uu soo laabanayey ayuu waxa uu soo gatay qare. Safraa sila mafilaan ayuu ku soolaabtay isagoo sita qare. Naagtii Nin raadsatoo waxaa ulajooga laba nin. oo waxay ku kala qarisay "shelf". Ninkii safroowga ahaa waxaa uu waydiistay Naagtiisa Mida uu kuqalo "qaraha" Sidaan ayuu uwaydiistay" Naaya cadaree "mindi iikeen aan kuqalo Haji bidaarle". xaaji Bidaarle waxaa ladhahaa oo uu kawaday "qaraha" waxaa jiray nin Bidaarle ah. kii bidaarlaha ahaa waa is hayn waayay oo waxa uu yiri. ani kaligey ma aha ee waa la, igu lajiraa. halkaas waxaa inoo ku dhamaaday xaaji bidaarle. More stories will be coming soon. call me Farhan, entertainer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 09:46 pm
Mr: entertainer or farhan. my name is faisa I really like your stories. its very intersting. you keep me laughting. all night. but its offensive any way I like very much my email is this :ismahah@hotmail.com. walaalkii waan kaahelay sheekadaada just I like u the way you write bro. I like so far. send me more. bye by faisa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.