site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

...BROTHERS IN JESUS...SOMALIAN BOYS & GIRLS BELEIVERS

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): ...BROTHERS IN JESUS...SOMALIAN BOYS & GIRLS BELEIVERS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, December 11, 2000 - 05:23 am
Waxaan salaamayaa dhamaan soomaalida dhamaan ku
dhashay nolosha labaad.Waa axmed oo bahda soomaalida ee katooliga.Waxan doonayaa inaanu is barano walaalaha soomaalida ee dunida kala
jooga gabdho iyo wiilalba iyo inaanu isusoo
gudbino wixii talo iyo tusaale ah.Dhamaanteen
waa in aanu u duceenaa dalka soomaaliya in
dhibka haysta uu ilaah ka saaro.Waa in aanu u
faa'iidayno dadkayaga waqtigan oo uu ciise soo
dhowyahay soo laabashadiisa,si aanu ugaarsino
kuwa aan weli nasiibka u helin.
MERRY CHRISTMAS AND HAPPY NEW YEAR!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaled

Monday, December 11, 2000 - 09:21 am
Ahmed waan ku salaamey.

Waxaan Ahey Nin Somali ah oo Muslim ah,
Hadaladan aad halkan ku qorteyna aan baan
ugu naxey maxaa yeelay Magacaada waa ahmed
oo ka mid ah magacyada nabigeena Maxamed NNKH
walaal dib intaad eebe U toobo keentin Diinteenii
Islaamka ku laabo ,Illaah baan ku dhaartaye
maanta ayaad fursad heysaa,Mar hadii nafta
kaa baxdo oo kufri ku dhimatid wax lagaa
aqbalayo ma jirto.

eebe quraankiisa wuxuu ku leeyahay Axmadow.
(Dadyahow ha dhimanina Idiinkoo Muslimiin ah
Mooyee)
Walaal Ciise waa rasuulkii illaah,wuxuuna ka
mid yahay Aduumadii illaahey,Ciise waxaa loo
aboorey sidii Adan loo uumey oo kale.
Adan aabe iyo hooye toona ma laheyn,
Ciisana Hooyo kaliya ayaa dhashey eebe
ayaa ruuxa ku abuuray Maryama.
eebe wiil ama awlaad midna uma baahna
dadkoo idil waa adoomadiisa Isagaana
Uumay ,walaal Quraanka ayaa wax walba
inoo sheegaya ee waxaan kugula talin lahaa
quraanka u noqo,Qof Islam baad ahayd
Mujtamac Islaam ah baad ka dhalatey
Gaalada dhaldhalaalkooda ha raacin
waa wax Aduunka looga tagayo ee Aakhiro
ayaa nolol dhab ah jirta ,walaal Mar kale
Towba keen oo eebe u soo laabo ,Illaah wuu
kaa aqbalayaa oo sidii hooyadaa hada ku dhashey
ayaa dambigaaga loo dhaafayaa insha Allaah.
waad illa soo xiriiri kartaa
emailkeyga Khaledka@hotmail.com
waxaan ahey qof ku jecel oo wanaagaaga rabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, December 11, 2000 - 02:08 pm
ninka gaalka iskusheegow nacala-tu-Allah.
maanta hadaan awoodo madaxa ayaan kaajari lahaa duli iqaaban ayaa tahay, aduunka iyo aaqirabo Alle hakugu ciqaabo waan hubaa inaad kashaleeyn.

Qofki diinta islaamka kabaxo inladilo way banaan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Monday, December 11, 2000 - 02:15 pm
TO AHMED
WAARYAA NINKA ISKA DHIGAYA GAALKOO WAXAAN KUU SHEEGAYA IN ILAAHAY UU KAA QORAYO WAXAAD LEEDAHAY MARKAA ILAAHAY U TOOBADKEEN WAA HADII AAD TAHAY MUSLIM HADII AAD GAALTAHAYNA WALEE AAKHIRO AYUUNBAAD KA SHEEKEN WAANA BILL RABADAN WIXII AAD KU HADALSHOO DHAN WAA LAGAAQORAYA MARKA WAXAAN KULEEYAHAY ILAAHAY UNOQO OO U TOOBADKEEN DOQNOYAHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.222

Monday, December 11, 2000 - 02:50 pm
Subxaana Laahi!

Ilaahey baan ka nabad galney shartaada iyo sharta kuwa ku soo adeegsadey, ee kaa qariyey nuurkii, kuguna duwey mugdiga iyo halaagga kuwoodii ku dhaxsheyba ku daawoobi waayeen.

Ogow maalinta gaaladu ku doodayaan, ineysan helin fursad iyo dad u sheega xaqa, in aadan heysan wax aad la soo istaagtid. Sidaas owgeedna aad la kumi doontid cadaab Alle, kaas oo ka daran kan gaalada, haddii aadan is daba qaban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM

Monday, December 11, 2000 - 03:31 pm
TELL US HOW YOU BECAME CHRISTIAN IN THE FIRST PLACE.I DONT BELEIVE YOU WERE BORN IN IT.AND CAN YOU TELL US ALSO WHAT MADE YOU CHANGE YOUR FAITH.MAY BE YOU HAVE A REASON.OR MAY BE YOU DONT.AND WHAT DO YOU KNOW ABOUT ISLAM.

I WILL ASK YOU ONE THING AS A MUSLIM.BROTHER COME BACK YOU DONT KNOW WHAT YOU ARE MISSING.I USED TO GO TO CHURCH WHEN I WAS A KID AND I KNOW ALL ABOUT CHRISTANITY.READ THE QURAN.YOU WILL FIND EVERYTHING YOU NEED BETWEEN THE HEAVEN AND EARTH.THE WORLD OF TODAY DID NOT EVEN COME CLOSER TO THE KNOWLEDGE AND THE SCIENCE THE QURAN IS TALKING ABOUT.IT IS A MIRACLE BY ITSELF. MAY ALLAH LEAD YOU UNTO THE RIGHT PATH,THE PATH OF THOSE WHOME HE HAD FAVORED,NOT THE PATH OF THOSE WHO EARNED HIS ANGER NOR OF THOSE WHO WENT ASTRY.AMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Monday, December 11, 2000 - 03:42 pm
Salaan Ahmedow maxaa kugu kalifay in aad ku caasido Illahaygi ku abuutay. maxaan ku leeyahay
Intaad Ilaahay ka cabsato ee u noqo asaga
waad dulowdaye Qof muslim ahna u mamaleynayo in
uu adiga wax kaa dageysanayo.Alle kabaq Ahmed
Hussein O.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Monday, December 11, 2000 - 08:11 pm
Runtii waxan ahaa nin aanay wax salaad ah ka
fakan.Masiixinimada waa mid aanay cidina ka
iibsan,waa mid ka timaada xagga samada.Waa
mid jirtay,jirta,jiri doontana ilaa iyo inta
uu nebi ciise kasoo laabanayo kolkaas kuwa
isaga raacsani badbaadi doonaan maalintaasi.
Nebi ciise waxa uu dadka hortooda kusameeyay
calaamado mucjiso ah oo ay ka mid yihiin in
uu bogsiiyo cudurada aan la daween karin in
uu indhaha ufuro indhoolayaasha in uu soo
sarakiciyo kuwii dhintay iyo wayaalo kale.
Waxa uu u dhintay dambiyadeena wuuna cafiyay
dambiyadooda.Waxaa uu kusoo laabtay noloshii
halkaasoo 12kiisii xerta ku booriyay inay
dunida ku baafiyaan injiilka.
Diimo fara badan ayaa dunida jira,qolo walba
qolada kale beey gaal ku sheegtaa.
Baleeg soomaalida oo saqiirada gabdhaha wax
ka jara oo aaminsan fircoon isuna laayay mala
ayiin.
RUUXA QUDUUSKA HA IDINLA JIRO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asli

Tuesday, December 12, 2000 - 03:36 am
subxaana laah! Ilaah baan kaa magan galnay adiga iyo sheydaanka wax duufsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARIF

Tuesday, December 12, 2000 - 03:49 am
leave dat bitch ass fagget,pump ass motherfucker
alone he knows that he will go to HELL when he stays christian. But that aint my problem cos im somalian how is proud to be a muslim. Can i ask u somethin. question: what is Jesus (stadue) gonna giv U while u know that ALLAH excist. my brother go back to ur own relgion and leave those fake-ass believers alone. Cos ALLAH is gonna judge u for that!
peace-out muslims.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

miskiin

Tuesday, December 12, 2000 - 07:16 am
inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxan kanaxay
waa wakhtigii nabigu s c w sheegay musilku wuxuu
waabari sanayaa isaga oo gaala. gaalkuna wuxuu waa
barisanayaa isaga oo muslin ah waxan uga jeedaa
jimcihii lasoo dhaafay waxan markhaati ka ahaa
gaalo soo islaamtay maantana waatan.
ilaahay quraankiisa wuxa kuyiri waxay raacayaan
been iyo shaydaan hadii aad diintan ku kufridaan
ilaahay waxba kadhimi mayso aakhirose waxay leeyi
hiin cadaab daran. kuwii kudhashay ayaa kasoo cara
raya adiguna hadaad uway daaratay fadlan iiga soo
jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Tuesday, December 12, 2000 - 07:36 am
Su'aal: Marrabtaa inaad Soomaaliya ku noqotid? Maxaadse kamalaynaysaa dadka Soomaaliyeed inaad kala kulmi doontid? Hadday jawaabtu haa tahay, Ma qarsantoontaa waxaad aaminsantahay mase waad soo shaac baxinaysaa? Bal iiga warran su'aalahaas, intaan tii Alle lagaarin?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Tuesday, December 12, 2000 - 07:39 am
To:Axmed

Ma garanayo nooca kiristanka aad tahay.Wali ma arag kiristaanati aaminsan in Ciise uu yahay Nabi sida ku qoran maqaalkaaga.Markaa ninyahow hadii aad tahay nin hadal raadinaya waad gaaloowday ee toobad keen oo Ilaahay u soo noqo.Hadii aad tahay Nacas diintiisii lacag ku iibsaday doonyayana in uu dadka Soomaaliyeed gaalnimo la soo doonto waxaan ku leeyahay iyadana Toobad keen oo ilaahaaga u soo noqo.

Ugu danbayntii waxaa ka muuqata sida aad u hadlayso in xitaa aad Jaahil ka tahay kiristaanatiga aad dadka ugu yeedhaysid.Waxaan u malayn intay waxoogaa yar ku siiyeen oo ay afar kalmadood ku soo bareen ayay ku yidhaahdeen soomaalida soo gaalaysii.EE ogow soomaalidu in aanay sidaa fudud ku gaaloobin.

Markaa waxaan ku odhan lahaa waqtiga ha iska lumin ee inta ay goor goor tahay Ilaahay u soo noqo.

Siciid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHALIDBINWALIID

Tuesday, December 12, 2000 - 07:57 am
XASBIYALLAHU MINKA WA-MIN MACAKA.
HADAAD TAHAY NIN DIINTIISII KA RIDDOBAY ADIGOO FAHMAY ISLAAMKA IYO SUNNAHA EBIGEENA MAXAMED AH NNK. WAAD QASAARTAY ADDUN IYO AAQIROBA. WAXAANA HABOON IN SUUQA DHEXDIISA LAGUGU WERO ADIGA IYO WAXII KALE OO DIINTA KA BAXAY OO SOOMAALI AH, TAANA BAA BALLAN NOO AH INSHA-ALLAH.
SHEEKADIISANA HALKAA HALOOGA BAXO WALLAALAYAAL.
WABILLAHI TOWFIIQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Losers

Tuesday, December 12, 2000 - 11:02 am
Alaha soo hanuunsho isaga iyo kuwea kale oo duleysanba Ilaah baa quraankiisa kuyiri(Nabiyoow adigu waxba mahaniinin kartid ilaa aan aniga hanuunsho mooyee) sidaas darteed waxba war hakudaaline ka gudbo. Balse waxan hubaa inaan Somaliya kanisad la iikeneyn Somali usii socdana larkeyn. Intaas kadib inaguba walaleyaal waxaan geysanaa gafaf badan ee ilaah hainoo naxariisto AMIN. Waxa kamida gafafkaas u hana qaad Nin mujrim ah oo bbcdu waraysaneyso oo Geesiga cida lawareysanaa waa dambi iska daa qof aad dishee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 02:48 pm
TO:AHMED

Axmedow waa waad salaaman tahay waxaana salaamayaa oo kale walaa laheega kale ee meeshan fikradooda ka dhiibanaya .
Marka hore waxaan hadal yar oo kooban uga soo jeedin lahaa dhalinyarada ay kala yihiin(rooble,somali,iyo A.222)

Walaalayaal waanu aragnaa ninka axmed la yiraahdo inuu nin kiristan ah yahay, waa sida aan hadaladiisa aan ka dhadhadhan saneeno, wuxuuna aniga ii la muuqdaa nin aad u degen iyo sida aad idinku utihiin dhalinyaro seef labood ah.
waxaan idinka idiin soo jeedin lahaa walaal kiin si degen wax ugu sheega oo dhalin yaro dacwada ay wadaan si wanaagsan u gaarsiinaya noqda.

walaal ahmed waxaad iiga warantaa waalidkaa inay masiixiyiin yihiin iyo inkale,iyo adiga inaad ku dhalatay masiixiyada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Tuesday, December 12, 2000 - 07:57 pm
Ku: Dhamaan,
Waad salaaman tihiin dhamaan.Waxaan ka jawaab
ayaa:Su'aasha ah waxa iigu wacan inaan masiix
i noqdo waxa ay tahay: ANIGA OO AAD U FAKAREY
ISNA WAYDIIYAY DIINTA ISLAAMKA OO AAN BERIGAA
KU JIRAY IN AY TAHAY MIDA UGU SAXSAN DUNIDA.
Dibaan u aqriyay qur'aanka.Waxaan ogaaday in
nabiyada ay ahaayeen israa'iiliyiin marka laga reebo carabta iyo nebigooda.Waxaan hadana ogaaday in nebi walba uuuu dadka hortooda ku sameeyay calaamado mucjiso ah.
sida nebi muuse oo ushiisa u badalay masas
cuna sixiradii fircoon.Waqtigaasi waxa loo
yimid muxamed ,waxana dadku waydiiyeen in uu
tuso mucjiso cadaynaysa nebinimadiisa waana
uu diiday sida ku xusan quraanka.
Waxan dib u raacay taariiqda soomaalida oo
aan ogaaday in ay diinta islaamka keeneen dad
carab ah oo dalka yimid soomaalida oo aan wax diina aanan haysan waqtigaas ay si sahala u
uga qaateen soomaalida nimankaas ganacsatada
carbeed ee ka soo dagay xeebaha dalka.Iskama
aanay hubin diintaa ay wadeen,wey iska qaateen waayo waa tii ugu horeysay.Xitaa hadii masiixiyiintu oo hor mari lahaayeen
dalka ,kuligeen maata masiiyiin baau ahaan la
heen.Hadaba waxaa sidaas ku dhashay malaa yiin soomaali ah mana oga waxa ay aaminsanyihiin,waayo aabayaashood ayaa hore
loo qiyaameeyay.Qolo walba diini waa ay sameesan kartaa balse sida lagu sheegto nebin
imo lagu sameen karo awooda nabinimo waa adag
tahay.WAxyaalahaas aan hubiyay baan ku nqday
masiixi.Magacayga axmed waxa uu ka yimid
turkiga waxa uu jiri jiray islaamka ka hor.
Hadaba maxaa idaba dhigaya diinta aanan sharc
iga waafaqsanayn oo ay carabtu suubsatay
ani oou jeeda dadkii uu ilaah doortay.
Kuwa ku faanaya xoog ay ku dilayaan walaalkoo
d soomaaliya oo masiixi ah ;waxaa xoogaas looga baahan yahay in lagu xoreeyo soomaalida
heeryada gumaysiga ku harsan.Kuwa sheeganaya
n ay maskax leeyihiin;war maad ka daysaan
saqiirada gabdha gudniinka.Maxaad jirkooda wax uga jaraysaan,ma idinka ayaa u sammyay?
Hadaba waxaad aamiinsan tihiin fircoon oo
aad ka dhigateen ilaah,waayo waxaad fulisaan
wixii uu idin faray.HADABA MIYAYDAAN GAALO
AHAYN SOOMAALIYAY MARKA LAGA REEBO MASIIXINTA
SOOMAALIYEED?!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHALED

Wednesday, December 13, 2000 - 06:45 am
Asalaamu Calaykum
Dhamaan dadka u jawaabay axmed Illaah
ha idinka abaal mariyo.

Waxaan Idinka Codsanayaa in AAn wax jawaab ah
ama wax dan ah toona laga galin,maxaa yeelay
hadii hadalka sii socdo siduu Isaga rabey
waaye oo lala niqaasho Gaalnimadiisa iyo
shartiisa.

OGEYSIIS : YAAN LOO JAWAABIN
MAXAA YEELAY SHEYDAAMADIISA SOO
DIRSADAY WAXAA AY RABAAN IN AY
SHARTA HALKAN KU FAAFIYAA.

MAHADSANIDIIN
KHALED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaskee

Wednesday, December 13, 2000 - 08:08 am
maxaan kadhihi karaa halkan???????
hadey run kaa tahay iyo hadii kalaba illahey.
haku soo hanuuniyo. dulinimo ayaad kujirtaahe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARKA

Wednesday, December 13, 2000 - 11:51 pm
MARKA HORE WAXAAN SALAAMAYAA WALAALAHEY MUSLIMKA AH QAASATAN KHAALID WALAAL WAA TUNTAAYOO HADII NINKAA LOO JAWAABO WAANU DANAYEY MARKA WAQTIGANAGA QAALIGA WAXAA MUDAN IN AAN KU QASAARINO KUWA DANBEE SOO GALI DOONO BOGGAN INAYSAN WAQTIGOODA KU LUMIN KUFRIGA CADEYSTEY.
WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA NINKA WAXIISA WAA CARAB NACEYB OO UU KU DABAQEY DIINTANADA MACAAN EE ASW NAGU MANEYSTEY, WUXUU JIRI SOMALIA HADII AY DIINTA MISIIXIGA OO HORGAARI LAHEYD WAXAY WADA NOQONLAHAAYEEN GAALO WAR NINKA WAXBA KAMA OGA TAARIIQDA SOMALI SOMALIDANA WAXAY KA TIMID OO AY AHAAYEEN DAD MUSLIM AH OO KA SOO GO`AY XUKUNKII GAALADA AHAA HADANA AH EE ITOOBIYA WAXEYNA GEESKA AFRIKA U SOO DAGEEN INAY HALKAA DIINTOODA KULA NABADGALAAN MRKAA KADIB AYUU GANACSIAGA UU SHEEGAYO EE REER CARBEET BILOOWDEY HADUU CARAB NACEBYAHANA MAANTA HADII KII UUR HOOYO ILA SEEXDEY UU GAALOOBO ILAA MA DHAILINEE WAXAA I XIGA KAN CARBEED EE MUSLIMKA AH .WAXAAN KA WADAA DADKA U JAWAABEY NINKAA GAALNIMADA SHEEGANAAYO OO KU YIRI" WALAAL"MAHAA WALAALKIIN WAXUU MEESHA KU QOREYNA HA U BIXINA.WA BILAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 01:38 am
adiga ookale waa in dhagax laguugu dilaa ilaahna ha ku soo hanuuniyo.caruurbaan lee yahay waxayna ku dhasheen yurub waxaana ku tarbiyeeyaa diinta islaamka .adiguna intaad soomaalia ku dhalatey baadwaxaad lee dahay gaal baan ahay.adigoo madoow ah waxaan umaleynayaa inaad khaniis tahay. sababtoo ah saad uhadleysid.ee hadaad saad sheegaysid runkaa tahay cadaabta ilaahey hakugu fogeeyo.duliyaho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahra

Thursday, December 14, 2000 - 05:37 am
Assalaamu aleikum 2 all

Waa sida uu KHALED sheegey ninkan yaa lala tirsan ama loo jawaabin haddii kale pointigi uu rabey ayuu helayaa oo wacdi sheydaan ayuu halkan ka bixinayaa kadib si,ay dadka maskaxda yar u duufsado isagana ku guuleysto.
To Ahmed. waxaan Ilaah kaaga baryaya inuu jidka toosan kugu hagaajiyo maadaama aad soomaali tahay jiirkeyna uu ka damqanaayo qof soomaali ah oo GAAL cadeesanaayo waa mucjiso weyn..Taana waxaan u maleynayaa bur burkii soomaaliya ka dhacay wax yaalahii lala rabey iney hadda soo baxayaan oo ah dad soomaali kula sheeganayo oo GAALO ah. waa wax laga cuudu bileysto..

Salaamu aleimkum
Sahra.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM

Thursday, December 14, 2000 - 05:20 pm
IAM NOT HERE TO REPLY AHMED.HE IS DEFINATELY LOST.BUT I WANNA SAY SOMETHING HERE SO THAT THOSE TEENAGERS WHO READ THIS ,DONT GET CONFUSED.

AHMED SAID THAT PROPHET MUHAMMAD DID NOT COME WITH MIRACLE LIKE ISSA AND OTHER PROPHETS.PROPHETS OF ALLAH DONT MAKE UP THEIR OWN MIRACLES.THEY GET IT FROM ALLAH.AND ALLAH GAVE SOMETHING TO EVERY PROPHET SO THAT HIS PEOPLE MAY BELIEVE IN HIM.

THE MIRACLE GIVEN TO PROPHET MUHAMMAD IS THE HOLLY QURAAN.AND ANY ONE WITH KNOWLEDGE AND UNDERSTANDING WOULD KNOW THAT IT IS REALLY A MIRACLE.NO DOUBT IN THE MIND OF THOSE WITH KNOWLEDGE AND UNDERSTANDING OF SCIENCE..MOST OF THE SCINTIFIC FACTS THAT WAS DISCOVERED FOR THE PAST FEW DECADES WHERE MENTIONED IN THE HOLLY QURAAN 1400 YEARS AGO.SO HOW COULD MUHAMMAD ,WHO COULD NOT READ AND WRITE CAME UP WITH THIS FACINATING SCINTIFIC FACTS.THE QURAAN MENTIONED THE FOLLOWING:

THE GRAVITY
THE ATOM
THE CREATION OF THE UNIVERSE,WHICH SCIENTIST OF TODAY AGREE WITH.
IT TALK ABOUT THE UNIVERSE WITH COMPELLING EVEDENCE WHICH WAS RECENTLLY DISCOVERED WITH HUBBKE TELESCOPE.

THE QURAAN TALKS ABOUT THE BLACK HOLE WHICH WAS DICOVERED FEW YEARS AGO.

IT TALK ABOUT THE BARRIER{WALLS} IN THE OCEANS OF THE WORLD,WHICH WAS ALSO DISCOVERED 20 YEARS AGO.AND INFACT THOSE SCIENTIST WHO DISCOVERED IT BECOME MUSLIM WHEN THEY FOUND OUT THAT THE QURAAN MENTIONED IT 1400 YEARS AGO.

SO AHMED WHAT MIRACLE ARE YOU LOOKING FOR.THE QURAAN AND THE SCIENCE AGREE WITH EACH OTHERS.BUT THE BIBLE AND THE SCIENCE DONT AGREE.

AND LET ME TELL YOU SOMETHING SOAMLIS BECOME MUSLIM TEN YEARS BEFORE ISLAM REACHED MADINA.AND FOR THAT REASON I CAN SAY THAT SOMALIS ARE THE FIRST MUSLIM INTHE WORLD.

IF YOU WANNA LIVE IN IGNORANCE THAT IS UP TO YOU BUT DONT TELL US CHEAP STORY WITH NO SCIENTIFIC FACT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIMAH

Thursday, December 14, 2000 - 06:13 pm
ACUUDU-BILLAAH!
BALO KU QAADAY, MEEL XUN AAD KU DHACDAY, ALLE NAXARIISTIISANA KA FOGAATAY!

WALAALAHEYGA MUSLIMKA AH XAYAWAANKAN ISKA DHAAFA HADALKIISA! WUU HABAARANYAHAY, DIINTIISII BUU IIBIYEY!

DHAGAX IN LAGU DILO WAAYE KAN CAMAL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED XAAJJI

Sunday, December 17, 2000 - 09:50 pm
WALAAL WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAAN DADKA MUSLIMIINTA AH EE KA HADLAY HALKAN.
WALAALYAAL SIDA U SHEEGAY KHAALID AYAAN LALA TIRSAN DULIGAN. ISAGUNA WAA SIDII U RABAY ILAAHAYNA NAARTA HA KU FOOGEEYO AMIINNNNNNNNNNNNN.
WALAALYAAL WAAD OGTIHIIN SIDA AY SOMALIDU U NACEBTAHAY GAALADA TAAS OO AANU IMAN KARIN WADANKA SOMALIDA WALIGII GAALKANI.
SIDAA DARAADEED WAXAAN IDN KA CODSANAYAA IN AAN ISKA DHAAFNO GAALKAN ILAAHAY DULEEYAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kay kaliif kiler

Tuesday, December 19, 2000 - 06:28 am
asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh ninka soomaaliga ah ee hadana gaal isku sheegay waxaan wax yar diinta muslimka ah kaaga sheegi lahaa ilaah inuu yiri walaa tamuutuna ilaa wa antum muslimuun marka sidee ku keentay adigoo diin sax ah heeysta inaad mid qalad ah ka doorato mise hunguri raac ayaad tahay oo waxaad is tiri waad dhimanaysaa hadii aad gaal noqon walaalkiis aduunyo waa lahelaa ee diintaada saxda ah yey kaa fakan mida labad dadka baaderiyaasha isku sheegaayo mararka qaarkood waxaad maqlaysaa ilmo ayey kufsadeen waxaas madiinbaa adiga ayaa laguu nuurinaayaa maahee ayaka kuma dhaqmaan sababtoo ah marwalba waa labadalaa wixii dhoib ay u arkaan way badalaan diinteenese ilaah ayaa ilaaliyay oo taas nabigeena suubanaa ayaa laga balanqaaday ilaah ayaa quraankiisa ku yuri laa yarduunaka canka alyahuudu wala nasaaraa xataa tatabic milatahum taas oo macneheedu yahay si kasta aad kirishtanka diintood uqaadato iyo yahuuda wali kaama raali noqonayaan bal dib isugu noqo yay xiiso kuqaadin by kaykaliif kiler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 04:39 pm
Salaamu calaykum
Way caddahay ninkan gaalnimadiisu, xattaa gaalaa dhexdooda way jiraan wiilal yaryar oo ay Baadariyau fara-xumeeyaan, oo isku arka in ay gaadheen meel aanay iska soo qaban karin.
Walaal toobaddu mar wqalba way fran tahay Ahmed diintaadana u soo noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Wednesday, December 20, 2000 - 10:24 pm
Acuudu Bilaahi,war maanta walaalaheenii Soomaaliyeed waxaa soo dhex galay nin gaaloobay oo Alle naxariistiisa ka fogeeyay. war horta anigu nin diintiisa iibsaday la hadli maayo, laakiin waxaan u maleyn in nin kani ka mid yahay Soomaalida tirada yar ee dhowaan qurbaha soo galay kadibna ay gaaladu u sheekaysay oo ay Doolar jeebka ugu rideen si ay noo soodufsadaan. Balse yaa duufsan kara Soomaali kudhalattay kuna bar baartay diinteena sharafta leh. war waa in aynu is ka qabanaa ninkan inta uu san caruurteena yar yar een waxba o gayn uusan duufasan. Haddii kale waa in aynu u aruurinaa waxoogaa la cag ah si uu diinta Islaamka ugu soo laabto uuna u iloobo waxyabah yar yar ee gaaladu u shubayaa. waa inoo sidaa hana la joojiyo gaalo warkeeda.
Waa walaakiin Khaliif,gaal necbe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, December 21, 2000 - 07:20 am
O LORD MY GOD,BE THOU NOT FAR FROM ME;
O MY GOD,,MAKE HASTE TO HELP ME...
NO JESUS,NO PEACE
KNOW JESUS,KNOW PEACE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 24, 2000 - 03:32 pm
cASLAMU CALKUM DHAMAANTIN WALAHAEYGA MUSSLIMINTA AH IYO WALALKEEN HABOOBSAN AXMED INALILAHI WAA IN ILAHI RAAJICOON SAXAB HADDII AAD RAALI KA TAHEY WAXA NOO FUURI KARTAA DIINTA AAD SHEEGANEYSO WAA YO WAXA WAX KA BARTEY DIINTA MASIIXIGA OO AH MID DADKU SAMEEYS TEEN, LAAKIN (QUURANU KARIIM)) MA AHA MID DADAKU SAMEEYEN WAA MID KA YIMID XAGA ALE WAA TII ILAHEY YIRI GAALO DHAN ISKU TAGA BAL HA SAMEEYAN MID KA MID AH QUURANKA AYADA UGU YAR MARKA WAXEY ILA TAHEY INAA INDHAHA QABSANEESO WAAYO XAQU WAA CADYAHEY LAAILAHA ILAALHU MAXMED RASUULALAHI N.N.G. WALAAL WAA AQAN DIINTA AAD SHEEGANEYSO WAXA KUU SHEEGI GARA INEY TAHEY MID DAKU SAMEEYSTEN MARKA ALAHAGA KU AABUURTEY U SOO NOQO WAA DHIMANEYSAA MAALIN ADIGOO KALIGA AH MAXA ILAHEYGII KU ABUURTEY OLA HOR TAGEYSAA MARKA WALAKEYGO AXMED ILAHEY KUMA DUULIN EE HA IS DUULEN


ASLAMU CALKUM DHAMNATIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed nuur

Tuesday, January 23, 2001 - 10:12 am
acuudu bilaahi minishaydaani rajiim. walaalayaal nacaskaan ilaahaygi qalqay ku caasiyay waxaan layaabanahay waxa ku kalifay inuu kabaxa diinta islaamka? somaalida badanaa danbi walbay sameeyaan xataa dad ha dilo lakiin aad bay u adagtay inay diinta kabaxaan. waa cajiib walaayaal somaalidu reer galbeedka dagan qaarkood gaalnimo ku socdaan aniga waxaan arkay gabar somaali ah waxay ku doodeysay ilaahay majiro diinta islaamkana waa diin ay carabta noo keentay. iyadana waa gaalooday

ilaahay hasoo hadayo dadkaas lumay. salaama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatahu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Tuesday, January 23, 2001 - 05:18 pm
nacaytulaa calayka ninka sheeganaya Ahmed noo daa magaca adigu hadaad diintaadii shilimaad siisatay noo daa magacayaga yaa kaafir naclatulaahi kaafiruun waar muslimiinta waxaad kala tagtay fuulxum iyo shaqsyada dari ee magaca sharta mudan noo daa oo balaayo labax yaa ibnul wiskha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Tuesday, January 23, 2001 - 05:18 pm
nacaytulaa calayka ninka sheeganaya Ahmed noo daa magaca adigu hadaad diintaadii shilimaad siisatay noo daa magacayaga yaa kaafir naclatulaahi kaafiruun waar muslimiinta waxaad kala tagtay fuulxum iyo shaqsyada dari ee magaca sharta mudan noo daa oo balaayo labax yaa ibnul wiskha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.