site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar kintir leh oo N West london deggan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan raadinayaa gabar kintir leh oo N West london deggan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuusoow kuntuwaaroow

Monday, December 11, 2000 - 08:45 am
Haddaba hadii aad tahay gabadha noocaa ah oon si aada aan uga dhex raadiyey gabdhaheena in muddo ah waxaan ku dhihi lahaa yaan la kala war la'aan hadii aad tahay gabadha astaantaa leh write me back here anigaa kaa qosolsiinaaaya'e: kuntuwaaroow@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saaxiib

Tuesday, December 12, 2000 - 08:35 am
walee waa ku kintir la-dahay, ma waadan ogeyn in laga xayuubiyey, oo ay la mid yihiin sidi cunto cusbo aan lahayn ama of aan carab laheyn.
Bal jiilka danbe Alle ha nooga badbaadiyo caadada fircooniga ah ee u xun wax la raaco.
bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maano

Tuesday, December 12, 2000 - 09:25 am
hadaa raadinayso gabar noocaas ah adiga ma gudan tahay mise waxaa kuugu taalo baajadaadii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuusoow

Wednesday, December 13, 2000 - 07:40 am
first don't get offended and second I am looking only for fun.
lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaykaliif kiler

Monday, December 18, 2000 - 06:24 am
kuusoow marka uguhoraysa wasaq ayaad tahay marka labaad wax kintir leh hadaad raadinaysid way buuxaan meeshaad dagantahay sida jameekaan ama cadaan maad kuwaas iska guursatid maxaad afxaaran nimadaan interneedka ula imaanaysaa by kaykaliif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJ

Monday, December 18, 2000 - 01:34 pm
waar Kuuse,
Waxaan kuu hayaa gabadh kintidh leh, laakiin ayaduna waxay rabtaa wiil beejadii/balagtii ay ku taalo, ee adiga ma kugu taalaa?

Hadaad beejaale balagtii ka laalaado tahay la soo xadhiidh:
kintdhley@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAMA

Tuesday, February 06, 2001 - 11:44 am
WAA WAX FIICAN IN AAD RAADISO GABAR NOOCAAS AH LAAKIIN WAXAAN KU WEYDIIN LAHAA WIIL QANCIN KARA MA TAHAY? HADDAAD TAHAY ANIGAABA KA MID AH HANA ISKU CEEBOOBIN HADDAADAN IS HUBIN.HADHOOW HABARTEY AWWEY MA RABO ANIGU, XISAABTANA ISKA ILAALI. ISKA GIIJI SHAQALADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Wednesday, February 21, 2001 - 06:08 am
To:KUUSOOW
walaal waxaan kuu sheegayaa waxaad tahay wiil somaliyeed oo waad jeclaan kartaa Gabar noocaas
ah laakiin waxaa iga su aal ah dadaadu waa imsa
hadii aad tahay (over 20.years old)malagayaabo
inaad hesho maxaa yeelay waqtigii hore waxaa lgu
sameeynjiray gudniinka fircooniga ah lamana fahansaneyn xaqa waxaan kugula talin lahaa sida
aadkuraadineysid waa si qaldan waxaa kuu wanaagsan inaad tiraahdo waxaan rabaa GABAR suna ah sidaas cidkahadlikartaa majirto waa sida diinta qabto marka jidkaa umar ayaan ku leeyahay.
wabilaahi towfiiq,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUUSOOW

Thursday, February 22, 2001 - 12:45 am
TO: FAHMA WARKAADA HALA HELO THEN DROP ME A MESSAGE AT MY E-MAIL.

K.K

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.