site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAWAYA Naagihii Leelkase: Darod heroes's women.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): AAWAYA Naagihii Leelkase: Darod heroes's women.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 10:05 am
Hi, my name is Jamac. I am somali guy I was born In Mogadisho. I love Leelkase Women because they have hero men. I am Mareexaan and my my mother is Sacad.because my nephew are leelkase. I grew up Leelkase tribe in my entire life. they respectful men and if you married leelkase women you can access every thing besides their women are the most cute women. I love to have hero kids. and cute one like leelkase. Please don't insult this people because of me.If there is no leelkase I gues I will look Warsangali. bye my email: jamacki@hotmail.com. bye ladies I was looking leelkase women in Ohio. Toronto I heard alot of leelkase people: please contact me.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 10:34 am
aniga waxaa la idhahaa is mahan waxaana daganahay Mpls. waxaa layaabay sida oo aad meesha ku soo qortay. aniga waxaan ahay gabar soomali ah waxaa jecleestay in aan aqriyo massage kaaga maxaa yeelay waa kahalay. Hadii uu kaa dhabyahay in aad raadinayso naagta ceenskaas ah. anigu diyaar baan ahay. magacayga waxaa layiraahdaa is ma, ahan. see you bye keep it up . I like u jaamac my Eamil: ismahan@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexaangirl.

Monday, December 11, 2000 - 12:03 pm
How about the mareexaan girls?
Just a question answer if you can okey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 12:28 pm
mareexaan girls good girls but they are my people so I want try different especailly leelkase lady they are specail people and honesty. I love to grow with my kids that kind of people. I love them with all my heart. they bring me to USA becasue of them. I lov eu leelkase. any leelkase women please feel freee bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 03:06 am
I think the clans you talked about are fine people
as well as every other clans in Somalia, but I think it is sad that you have not get beyond that point yet.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-boy

Tuesday, December 12, 2000 - 11:49 pm
Hi mareexna maxaad been ka sheegtay leyl kase .. Horta ani leyl kase hore umaan aqoon minneapolis aan kubartay horta walaahay qurux kumaan arkin waaa dad isku wada nooc ah cidkale ma guursadan aan leyl-kase ahayn waa nin iyo gabadh leyl-kase ah waxa isqabaa. signle mothers oo dhan waxaa ubadan leyle kase cos nimankoodu way maseer badanyihiin wayna furaan gabdhahooda iyo laba ama sadex miidhan carur ah haysta ayay intan buuxan...

Geesinimo= tas ani wax aan ka ogahay majirto sababto ah horay umaan aqoon minneapolis lee kubartay..

Adi mareexan aad tahay waxba ma dhaantid leyl kase
lakin leyl-kase waxaan dhihi lahaa plzz ka guursada daroodka kale sida Ogaaden, warsangeli dhulbahante, majeerten xitaa isaaq.. dhaafa inaad dhexduunu iska gursatan ama mareexan ama hawiye ka guursatan coz haddii aad dad aad isku qabtihin ka guursatan waligiin isku nooc ayaad noqonaysaan..

iga raali aaada ahadan cid u gafay
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EX b.b.

Wednesday, December 13, 2000 - 05:31 am
It's soooooo sad that our youngsters are still talking about tribalism, we r all Somalis, plz do something else with ur lives- ie education..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leelkase man

Wednesday, December 13, 2000 - 10:01 am
Harti boy. first you are my brother. I am leelkase waxaynu guursan jirnay Gabdhaha ReeR mudug oo isku jira Hawiye iyo Darood. EVery man that has "nasab" baan uguurinaa gabdhaheena as long she wants.Barigii hore waxay nu kaguursan jirnay sadax qabiil: Majeerteen especailly Ciisa Maxamuud/cumarmaxamuud. waxaa ku xigtay Mareexaan oo ah dad darood ah. waxaa soo gala Xooga Habargadir siiba kuwa dagan Mudug. Laga bilaabo Qabtii waxaynu guursanaynay Gabdhaha Dulbahante waa naaga Nolasha yaqaan. iyo Naago ogaadeen ah. waxa kusii xigtay Warsangeli waana nagu yaryihiin.
Ru, ahaantii Anigu dhihimaayo waxaan ahay "geesi" but everybody knows. I like u harti boy you are my blood. don't make me annoying. Mareexaan guy keep doing what you doing. find your soul mate. Mr ex: good brother advice our brothers. From Toronto. leekase women give agood kiss our brother Mareexaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faynuus

Wednesday, December 13, 2000 - 10:07 am
aniga waxaan ahay gabadh soomaliyeed qabiilna makaljecli hasa ahaatee waxaa halkan kala hadlayaa wiilka Hartiboy. first you are stupid hartiboy if you are claiming harti. second we leelkase woman we proud our man as hasband. did you got problem with that. don't get jealus becasue we are so beautiful and heroes. bye hartibody

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti-boy

Friday, December 15, 2000 - 05:48 am
To Feynuuz... meesha fikrad aa taal cay mataalo ok..
Anigu darood ka cunsaraysan maan arkin Leyla kase.. Minneapolis meel leyl-kase kaga badan yahay majirto bal fiiri siday isuqabaan waa leyl-kase qaba leyl-kase .. anihu ma lihid dad xunbaad tihiin.. lakiin waxaad u baahantihin inaad darodka kale dhexgashaan sifiican kana guursatan isbedel wayn ayaa idinku dhacaya haddii kale leyl-kase lee dhalaysan waligiin..lol.. Gun meesha kuma jirto coz waxaad tihiin darood dhalada markaas wax darood ah oo gun ah majiro..lakiin plzz guursada daroodkal kale special majeerten ogaaden dhulbahante warsangeli oo darodka kale ku yeesha dad aad wax iskutihiin haddii kale kaligiin uunba isku ururaya.. ani meel aan iskasoo galno leyl-kase aan darood ahayn maleh cixaa kuma lihi qof ana wax isku nahay .. lakiin sxb badan ayaan ku leeyahay waa dad cool ah sideeda kale
plzz fikrad aan dhiibtay ee cay jawaab ah marabo

byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Friday, December 15, 2000 - 08:39 am
wax yar aan kudarsado halkaas, anigu waxaan ahay
wiil Leylkase ah, laga bilaabo aniga ilaa awoowehayga 12aad hooyooyinkood waa Harti gaar ahaan Majeerteen, markii laga reebo seddex oday hooyadood, tusaale ahaan, Aniga, Aabbahay,Awoogay,
Iyo Awoowgayga labaad afartayadaas hooyooyinkood waa Majeerteen, Anna inaan abtiyaashaay ka guursado dhib uma arko. waxaan ila dhalatay toban gabdhood 4 kamida waxaay dhaleen ilmo Majeerteen ah. Marka ninyohow waxaan umalaynayaa Hartiga aan
kala dagaanka fognahay baad tahay, ilaa dadka waxuu isu guursadaa siduu isu xigee. ee cuqdada iska saar.

Marka waxaa layiri "intii eryo beenbaa u gaabisa".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hana

Friday, December 15, 2000 - 12:34 pm
Asalaama calaykum,
Thanks all the leelkase guys.
Aiga waxaan ahay mareexaan hooyadayna waa leelkase, abtigayna wuxuu qabaa afar xaas oo mareexaan ah, ayeeyoyinkey hooyo waa wada majeerteen marka leelkase meel ay dadkale ku guursan waayeen maanan arkin meel ay dumarkooda ku xumeeyeena maanan arakin, weligayna ayagaa la noolaa kuna soo dhex koray.

Besides, raga kale oo dumarka leelkase xumeeyey waa arkay, laakiin leelkase dhexdooda isma xumeeyaan, maxaa yeelay hadaanay nolosha isku fahmin, dhib la'aan bay kala tagaan oo isma silciyaan ismana jiijiitaan, coz dhiiga ayaa uga daran wax kasto, (waa walaalo. Guurka dhana saas buuba ku sharfoonyahay, haday laba qof is fahmin, ha kala tagaan.
Marka Harti boy waxaa lawareegaysid oo kale anigu dacaayad baan u aqaan.
Wabilaahi towfiiq.

Hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Friday, January 05, 2001 - 11:24 am
TO,,HArTI boy
walaal warnabada lagu sii,,
waxaan ahay gabar leelkase
odagayguna waa harti
waxaan ku noolahay miniyapuls
horta ilaah baad been usheegtay
hadaad tiri singal matherka ku
nool miniyapuls waa wada leelkase
oo wala yaqaan cida u badan & waxa ay yihiinba
waanad la socotaa oo miniyaapolis busniska
yaal sadex meelood labo leelkasaa leh
dhalin yarad jaamacadaha&kolayjyadana sadex
meelood labo waa leel kase waa rag shaqaysta
xalaalna jecel inay quutaan
oo taas maadan helin wax kuugu markhaati fura
qabiil ahaana iskadaa daarood isaaq&hawiyee
waxaan aqaan gabdho leel kasaa oo madhibaan
qabo waayo anagu qabiil kuma xisaab tano as long
uu qofkaasu islaam yahay soomaalina yahay
shakhsiyadiisun wanaag san tahay marka
taasna waad ku fashilan tay

waxaa kuu soo haray tan geesinimada waa arin
lal yaabo adoo harti sheeganaya inaad tiraahdo
leelkase ma aqoon oo maraykan ayaan ku bartay
historiga dib uraac soo akhri buugaagta
leelkase& harti natiijadana iikeen

waxaa kuu soo haray adiga walaal haday gabar
leelkase ku nacday maahan inaad inta kale
af lagaadaysid ama qabiil dhan afka marisid
gabdhuhu ayagaa dookh leh kaydoonaan ku raaca
kii kalana kaga jeestaan marka walaal
mugdi baad ku jirtaaye nalka daaro leelkasan
afka huuradiisa kala xishood oo soo cadayo frist

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 05:57 am
waxaan ahey gabar leylkase ee rabi qurux ku maneystey,waxaa abtiyaal ii ah mareexan , leylkase in guursado baan dooni hadey daaroodka noqoto mareexan baan aqaan..ila soo xiriira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadajir

Sunday, January 07, 2001 - 08:57 am
Asalaamu caleykum w.w.
dhamaan slaantaas qimaysan ka dib.
harta anigu gabar lelkasaa ayaan ahay marexaana way idhaleen labadana waan la soo nolaaday waana dad sharaf badan oon aad ujecelahay waana la iyaqaan oo waxa dadku igu yirahadan abtiyeysato
waana nasiib la is dheeryahay jacaylna iskama jeclaatid qof ee waa lagaa keensadaa hadaba wiilka marexaan nasiib wacan ayuu ALLAH ina sii yey mahad ha gaarto ALLAH subxana wataacale.
wiilka hartiyeedow cuqdad cun ayaa kugu jirta
ani qolyaha aad ka hadashay ayeyoonikay ayaa dhalay weliba dhinaca hooyaday maantana hadaan guursanayo lelkase iyo marexaan ayaan guursan lahaa sabatoo ah waan aqaan wanaa dad cuqdad aqoon waana dad uroon dumarkooda intooda badana
waa dad kula dhimanaaya oon dhibaato kaga tagayn,
hada ka hor waxaa dhacday inuu nin dhulba hantaa igu yiri ayaa tahay waxaan iri lelkase markaas buu igu yiri soow lelkase ma galo majeerteen waxan iri maya ee tanade darood weyaan oo waan la simanahay majeerteen oo sidaas ayey aqoonta lelkase ka yihiin, Ogadeena hadaad dumar tahay ma guursan lahayd adigu? wixii dabiya astaqfurulaah.
ina-abtigayga guul ayaan ku rajeynayaa iyo gabrwanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LeelkaseHero

Sunday, January 07, 2001 - 12:55 pm
To: Hartiboy


Marka hore ninkaan harti la baxay, Leelkase adigoo kale looma ama umaba baahnin inuu na barto. mida xigta leelkase wuu guursadaa dadka kale oo sharfoon sida mareexaan,warsangeli,iyo awrtable. leelkase waligeey ma maqal, been ilaah u sheegtay. adigoo kalena waan naqaan wuxuu yahay. ee hadaad rabto inaad ogaato taariikhdeena,aabahaaga majeerteen waydii sidaan u galnay.Inkastoo oo aad tahay wecel ay iska dhaleen ethopian iyo doofaar sharmuuto ahna majeerteen. Teeda kale naag leelkase ah oo single mother ahna lagu sheegin minneoplis waana naqaan waxaad raadinayso meeshaan oo kale ha soo istaagin looguma talagalin wecel adigoo kale oo runta aqoon peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yicib

Sunday, January 07, 2001 - 07:24 pm
ilaahay waaxidsanaa ninkii nooloow
maxaa aragti kuu laaban
bal harti hakuu gefto adoo tanade daarood ah
waa wax lal yaabo
oosingal maadar hakugu caayo
mise ruuxu reerka wuu sheeganoo
wuxuu rabaa inuu isku kaaya fidneeyo

TO<<qofta labaxday wadajir eetiri
ogaadeen ma guursan lahayd hadaad gabar
ahaan lahayd ogaadeen harti waa dhaamaa
oo waa nasab daarood
ee ha u gafin anaana ka xaal mariyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadajir

Sunday, January 07, 2001 - 09:14 pm
yicib horta waa lagu salaamay ka dibna somaaligu waa margi ogadeena ma caayin mana amaanin sababtoo ah mama aqaan qaxii baana igu horeysay
qabiil mida kale su,aashana ninkaan weydiiyey maad tihid walal ha i hor ording markuu soo jawaabo ayaad ogaan kartaa u jedadee umana oran dhinaca xun ood uqadadtay marka yicibta aad isku hafartay iska daaq oo iska dhuus dhuus af dheer ayaad yelatee hadaa rabtidna isoo caay ileen meel aad iga qanintid ma joogtide doqon ha noqon waan kula kaftamayaaye yicib,, yicib,,yicib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yicib

Sunday, January 07, 2001 - 10:15 pm
laylkase waa hiliblayaal waa dadka north america oo dhan hilibka u qala meelkasta dukaan xun oo hilib xalaal ah bay ka furteen oo hilib lagu qalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar mareexaan

Sunday, February 04, 2001 - 11:58 pm
somaalliyey salaan salaan kadib waxaan ahay gabar mareexaan waxaana ii reer awoowaa leelykase waxaana ii reer ayeeyo marka waxaan inii sheegilahaa harti iyo majeerteen cuqdada iskasaraan waayo idanaba waalayaaloow daarood aatihiin magarateen laakiin dhibaatada dhafaa


bye waa gabar mareexaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanaad

Monday, March 26, 2001 - 12:42 pm
Aduunkaan wax kasta waa arkaysaa bal harti lelkase wax ka sheegaysana waa kan harti waa cadawka kowad ee lelkasaha taasna waxaa cadaynaysa markaad tiri lelkase mpls ayaa iigu horaysay hadii aad harti tahay ma u baahnin inaad na baratid waayo jews baad tahay hadii aan dadka guursanaynana waxaan ka guursanayna dadka kale ee darodka ah not harti

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.