waris | Monday, December 11, 2000 - 10:05 am s/calaykum walaalyaal hadii aad ku nooshahay Birmingham ama meelaha kale ee midlandska waxaan jecelahay in aan is barano hablaha soomaaliyeed ee wax ka barta halkan waayo cidla ayaan ku dareemay oo gabadh soomaaliyeed mala asxaab ihi fadlan ila soo xidhiid |
Baari | Wednesday, December 13, 2000 - 11:02 am don't worry waris iska caadi waaye waad iskala qabsanee cidlada, make sure inaad ka faaidaysato waqtigaada inta aad cidlada joogto. nafteeyda waxaan joogaa Oxfordshire oo cidla ah inkasoo aan kaa fogeen, anyway i wish you good luck. I hope inaadan wax dhibaato ah la kulmin. Take care sis and goodluck whatever you doing. Baari |
MARIA | Thursday, December 14, 2000 - 01:06 am WRITE ENGLISH PLEASE SOME SISTERS AND BROTERS CAN`T READ SOMALI!!!!!!!!!!!! |
man | Saturday, January 06, 2001 - 01:18 pm Waris what do you study what is your e-mail |