site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Samalida waqooyiga iyo kuwa mudug maxaa ku kulifay cunsiryada qabyaaladasiriyada

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Samalida waqooyiga iyo kuwa mudug maxaa ku kulifay cunsiryada qabyaaladasiriyada
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/LAAHI

Tuesday, December 12, 2000 - 01:03 am
waxaan wiil da`diisa tahay 26 la yidhaahda a/laahi intii aan chatka ku jirau waxaan layaabay
haba ugu badnaadaan reer muduga kuwa waqooyi
kuwa ku dhisan qabyaalad hadaladooda sida waxaan raadinaya wiil reer hebal iyo gabar reer hebal
maxee moodaan qabyaalda FAAN misa jaahilnima u geeday in kastaa dadka aay wada xumeen laakiin
fara ku jirta ee fiira gaar

w

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 03:17 am
why u dont ask your faqaash ass,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan ibrahim hanad

Wednesday, December 13, 2000 - 03:51 am
to a/laahi.
saaxiib qabyaalad kama aha ee waa adarees,hadii aad dib u eegto dadka qabyaalada ku dhaqma waa dadka dhibaatada ugu wayn ee somalia haysato.umana badna waqooyi iyo mudug,ee dib iskugu noqo,jaahiliin kuweebaa ah saaxiib.
mise adarays kaagaa ayay wax kayara qaldanyihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a`laahi

Monday, December 18, 2000 - 06:11 am
to ibraahim dhibaatda sorth ka jirta waxaa masùul
ka ah dad ka yamid mudug taasoo sida lo`oghay aay
tahay ha moodin soomaaliy inee ka jirto dhibaatada ayee taalaa waana maamul laaanta dalka
ka jirta sida i mean dawlada laàanta kajirta
fadlan suàasha taala maxa ku qasbay dadka
qabyaalda diba maskaxdaa ugu noqo hadii kufikrad
tahay fadlan hadii ka dabacsantaahay bal soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 01:15 am
hadii aan ka jawaabo hassan ibraahim hadalkiisa walaal horta qabyaaladda reer waqooyigu ma ahan adress oo keliya ee waa cunsurriyad inteeda la eg.
hadii aan hadalkaaga dib ugu noqdo waxaa tiri c/llahi dib isugu noqo adigoo eegaya koonfurta iyo mashaqadii dagaalka taasoo gebi ahaanba ka dhacday dhamaan soomaaliya, waxaa jirta dagaaladii ka hor iyo berisamaadkii in weligoodba reer waqooyiga cunsuriyadu ku badnayd, ayna xitaa marka ay dariiqa marayaa waar kii reer hebelow iyo wax la mid ah iskugu yeeraan. Waxaa jirta in xitaa ragga reer waqooyigu u adeeg sadaan qabyaalad xagga guurka iyo la dhaqanka dumarka ay guursadaan waxaan ula jeedaa hadii uu jeclaado gabar aan reer waqooyi ahayn oo dani ku kalifto inuu guursado gabadhaa ay is jeclaadeen, ninka reer waqooyiga ah siiba isaaqa wuxuu is oranayaa ama uu ku haminayaa inuu gabar reer xaaji isxaaqa mar uun guursado, haday doonto tan ugu nacasaysan ha ahaatee, waxaa laga yaabaa ninkaasi inuu haysto gabar aad u wanaagsan laakiin aan isaaq ahayn, markaa wuxuu is oranayaa qiimaha naagtan yaa tolow may isaaq ahaato noloshaadu ha kamilantee.
Marka hassan ibraahinow adigoo raalli ah una qaadan personally miyaanay taasi cunsuriyad ahayn?. MA WAX KA XUN BAA JIRA HADII AAD NOLOSHAADII IYO GURIGAAGII U ISTICMAASHO QABYAALAD. ILLAAHAY HA CAAFIYO SOMAALI OO DHAN
SIIBA RAGGA REER WAQOOYIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya

Thursday, January 18, 2001 - 07:33 am
to; a/laahi saaxiib miyaad soo wareertay oo ay wax kaaqaldan yihiin mise waa laguu soo socdaa meeshaad kahada shay garanwaayaye dhibaadada ay dadka reer mudug kuu keeneen maxay tahay nin yohow reer waqooyi idinkaa waligiin dhibaato iyo gaajo lay dan ka soo gaaray tankale cunsiyarada aad kahada shay ady kaa buuxdaa ee shaqala aan baa kuhayso ee ka kac meesha in ta uu waqtigu kugu dhamaan.axmaqyohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xirsi Isaaq Adan

Thursday, January 18, 2001 - 03:04 pm
Anigu waxaan ahay nin reer waqooyi ah waaanaaan ku faanaa qabyaalada. Qabyaalad ku faanku waa kalsooni aad ka qabtid dadka aad ka dhalatay.
Dadka ay gubtaana waa dadka tirada yar.
Markaa qofka qabiilka ka xanaaqaw waxaa kuu dana inaananad waxba isku dhibin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawd

Saturday, January 20, 2001 - 08:44 am
Salaan sxb,

Horta qabyaalad maxaad u taqaanaa, ma reer hebel baa qabyaalad ah, mise tolkay uun baa Libxaayo ah, mise cid kaleba yaanay noolaanin, sidii Mareexaankii afweyne.

Hadaad ka hadlayid ta guurka, anoo ah nin Garxajis ah marna kumaan soo toosin kumaanan seexan in aan guursado naag Darood ah ama somaliweynta kale. Wax kaste hayga ahaato, laakiin nacayb aan u qabo ma aha somalida kale, ee isku afna ma nihin isku dana ma nihin,.

Markaas sxb, Qabyaalad cid katse way taqaanaaye, malaga yaabaa inu adresskaagu wax si ka yihiin ama aad ku kalsoonayn cidaad tahay????

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AKTAR ISAAQ

Tuesday, January 23, 2001 - 04:12 am
to:anonymous

saxiib hadaanu isaaq nahay waxaanu qabnaa fikrad ah,hadaanad guursan gabadh isaaqa in aad laciif tahay oo ay wax kaadhiman yihiin,

WAANA DHAB OO HABLAHA ISAAQU LABA MITIR & BADH AYAY DHEER YIHIIN HABLAHA KALE,EE KUWIINA ALLA HA IDIIN MACAANEEYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilmudug

Tuesday, January 23, 2001 - 08:02 pm
aslaamucalaykum waa idinsalaamay dhamaan rag iyo dumarba . hadii aan fikradayda ku darsado halkan saaxibaayaan shayga qabyaalada layoraahdo waa shay aad uxun somalidan a caado u ah marka waxaa weeye sidii ninkii topigaan furtay yiri qabyaaladu waxay katimid mudug , run ahaantii ninyahaow hadii aan laxaqirayn ama waxa jira aan laqarinayd wax kasta oo xun waxay ka imaadaan waqooyiga , hadii aaan tusaale kaaga soo qaado hadii aan nahay reer mudug ama reer koonfureed waxaad noo keenteen qaad , gabdho iyo rag isla qayilaaya oo laleeyashay waa lageerashaynaayaaa , ninkaanu waaa habarjeclo , ninkaanu waa garxajis iyo wax lamida kani waa koonfur , marka akhyaareey hadii aad rewer waqooyi tihiin dadka waxa waa l;akala leeyahaye wixii xun idinkaa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 01:07 am
a/caleykum
bro wiil reer mudug aad iyo aad baad ii qancisay sida aad isha uga tuurtay arintaan.

sidaasna ku wad reerahaan waallan.

nabadeey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.