site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waryaa Iska Waran?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waryaa Iska Waran?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 12, 2000 - 11:22 pm
hadaad dooneysid in aad yeelato saxiib wiil ah
hawadda ku jira ama aan la arag! oo aad iu sheegan kartid dhibaatooyinka iyo sidii loo xalin lahaa dhankastaba ha ahaatee hadaba igala soo xiriir beyjkaan adigoo dhaafeya emalikaaga..
haa waan ilaabeyey gabdhaha ama dumarka oo kaliya weeyaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruun

Tuesday, December 12, 2000 - 11:28 pm
aboowe waxaa i heysata dhibaatooyin fara badan
mida ugu daran waxey tahey waxaan jiraa 28 sano
welina ma anan guursan ilaa iyo hadana waxaan radineyaa wiil i qanciyaa,mana helin sidee igula talinkartaa waxaan ku noolahey waddan yurub ah
oo aqwaan baan noqdey waad mahadsantahey ruun@hotmial.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 06:30 am
Ruuney waad mahadsan tahey oo sida aad ugo soo
weydisatey , waxaan kuu soo direy emailkeyga iyo jawaabtii ood ka helli karto sanduuq boostadadda
sidaas iyo nabadgelyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.