site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa Gabar openminded ah oo aan is barano

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan doonayaa Gabar openminded ah oo aan is barano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sami

Wednesday, December 13, 2000 - 11:12 am
Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo 28 jir ah oo dagan uk, oo degreegiisa dhameenayana sanadkaan waxaan bartaa Engineering. Marka waxaan raadinayaa gabar soomaaliyeed oo openminded ah oo wax baratay taqaanana waxay rabto, not mid u dhaxeeso yeah and no.....:) dadeedana tahay inta u dhaxeeso 20-28.

warkaaga soo daah hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idil

Monday, December 25, 2000 - 07:41 am
aboowe waxan ku leyahay barasho wanagsan aniga waxan ahay gabar somaliyed oo ku nool wadanka Denmark. waxana jira 22sano waxbarashana ku jiraa oo dhameyn dona sanadkan gudihiisa. aboowe gabadha aad rabtid ma waxad rabtaa inay kula degan tahay uk mise way deganan karta wadamada kale.
sidas iyo barasho wanagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sami

Friday, January 05, 2001 - 10:20 am
i don,t mind sis hadaadan dagneen balse uk aa ii dhib yar anyway u welcome hadaad u baahan tahay barasho aana tahay qofka aan kor oga hadlay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 05:59 am
waa maxey openmind????

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.