site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

This is true love story: about me.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): This is true love story: about me.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhanyae

Thursday, December 14, 2000 - 12:08 am
My name is farhan. I live in MPLS. this story takes place in Kenya.
haween baan waxaan ufadhiisanay qayilaad anagoo sadax qof ah Magaalada utange Refugee Camp. run ahaantii waxaan Noqday foorjo maxaa yeelay laantii marqaanka ayaa iigambisay. Marqaankii waxaa ii keenay calool xanuun. Markii ugu horaysay ayaan waxaan is iri tani waa waxyar oo waan iska yaraystay. subaxdii danbe ayaa caloosha si xun la, iiga qabtay. Waxaa laiigeeyay General Hosbital In Mombasa. Markaa da, daydu waxay ahayd 16 years old in 1994. Mudo shan iyo tobansaac ayaa waxaa dhax jeefey isbitaalka. intii aan isbitaalka dhax jeefay ayaa waxaa ku riyooday riyo cajiib ah. riyada waxay ahayd gabar qurux badan oo Muslimada ah oo quraan aqrinayso. gabadhii waan utagay "in my dreams" waxaa kudhahay abaayo magacaa. Gabadhii way hadli wayday oo way iga carartay. Mido laga joogo 2hours ayaa waxaan arkay wiil yar oo dhahay warqadaan aqri: warqada waxaa ku quran bismilaahi raxmaan raxiim. walaal waan kujeclahay. run ahaantii anigoo riyada macaaneed ibaxaysa ayaa hordada la iiga kiciyay.waxaan soo toosay anigoo qosol iyo farxad iga muuqato. isbitaalkii waa la, iga saaray. waxaa laikeenay isbitaalka utanga anigoo is roon. run ahaantii waxaan is kadhaafay qaadka iyo sigaar ka iyo beenta badan iyo tuugnimada iyo qiyaanada.
Maalint danbe ayaa waxaa doontay shoping in Mombasa. waxaan arkay gabadhii aan ku riyooday oo kale. oo xiran garbasaar caloosha kabanaan. waan layaabay gabadhii oo waxaan ufiirshay si xad dhaaf ah. gabadha waa idhaaftay iyada oo qoslaysa. waan daba galay gabadhii. gabadhii waxay gashay dukaan oo ay lay yihiin. dukaanka waan galay waxaan waayay gabadhii oo waan yaabay meeshii ay kabaxday. Dukaanka waxaa joogay Nin kenyati ah iyo aabaheed. kii keenyaatiga ahaa aya waxa uu iwaydiiyay waxa aan rabo. waan garan waayay waxaan rabo. hadalka ayaa igu dhagay. waxaan dhaxfadhiistay laamiga oo waan sugay gabadha. sawabta aan gabadha uga hari la, ahay waxaa weeye sida ay indhaheen isku ku dhacayaan. markii danbe waxaan iska laabtay utange anigoo walwalsan oo jaceel aan aqoon iga lay

run ahaantii habeenkii oo dhan waan seexan waayay. horda waa iga imaan waaday. waxaan kaciyay yar aynu nahay ilma adeer ooila seexdo oo layiraahdo Muuse oo ah dhalinyarada maskaxda furan. waxa oo uu iga waynaa 4years. waxaan usheegay arintii waa uu qoslay "oo yiri miyaad waalantahay waxdhici karto ma, aha. waxaan ka, codsaday maanta in uu iiraaco magaalada Mombasa. waan kaxeeyay yarkii waxay nu istaagnay Boostada. ilaahay amarkiis waxaa dukaanka furay Gabadha. waxaan galay dukaanka waxaan weediiyar kaniini madax xanuun. waxay isiisay Asprin. Gabadha waxaa ku ari how are u? she said I am fine and U. i reaply so Do I. I just asked how long did u live in Mombasa. she told born in Mombasa. she is mixed colour Arab and Sawahili. but you think she is pure arab but she is not. she told her father was arab and her mother is Sawahili.the shop was quite there for we talk alot.
she automically asked are u Muslim. i said yes. she asked me what is your name. I said My name is farhan. she said do you mean Farqan and i said no farhan.any I keep showing and showing my face over and over. I told her that I like to see every day that i coming out another city. she laughts she sees me as i am funny but that doesn't concern me. she asked a phone number. I actually i did n't know any phone number. i asked her to call me specific time with call pox. everytime i sit on callpox and wait phonering. every phone that was ring at that i thought that was me. finally she call me and we talk alot phone every thing. then one day i asked her to go with me in Giiryaamo Beach. both of us went giiryaamo beach where we had conversation. she told me she never been outside for her entire life. accidently I put my hands around her. she did n't feel comfortabe becasue she never been with a guy. I understand. with in a month our relationship became closer and became more modernize. sometimes she holds my hand even when I don't want. then we went out side alone. I kiss her hands she shy and she said stoped. then kiss her on her cheeks. she run after me. I knew she liked when I kiss her cheek.
she tells me every about her family and every about school the guys she used to like and why she feel lonely. I told her its hard to find this kind of girl. she loved me very much as much i love her. in 1995 there waxaa dhacaday guuritaan. horta inta aan guurin ayaa gabadha waxa iigu arkay walaasheed. waxay u sheegtay abaheed mashaas oo gabadha aan jeclaa ceebkasoo gaartay. odayga aabaheed waa ka la, ag qarash kareen badanay maxaa yeelay my family oo dhan waxay joogaan America and Europe. run ahaantii abaheed waxa uu ii malayaa in aan ahay "faqri" ama qaxooti. the reason I am in Qaxooti is to go America. I told her that I will go to the dhagaxlay. aniga oo jooga dhagaxlay ayaa waxaan udiray waraaq. waraaq waxaa helay mida walaasheed ah oo tusisay waalidkeed. Mudo laga joogo 3 months ayaa waxaa iitimid waraaq ku qoran Af ingiriis iyo Af arabic. it say: mismilaahi Raxmaani raxiim anaa fatima, I could not stop laughing because I feel happy. she said iguurso inta la, iguursan waxaana kaxigaa isdil. anigoo fakirayo ayaan waxaan usoo dhoofay nairobi oo aan imaaday Imtixaanka screenka. nasiib waan ku baasay.Imtixaankii oo waxaan suga yay dhoof. waxaan udhoofay Mombasa becasue of my heart. waxaan wacay kabadha cidooda waa la, iga qawan waayay. waxaan tagay dukaanka majoogto. maalinba maalin kadambaysa qalbigayga waa ololaa. Markii danbe ayaa waxaan arkay walaasheed. waan utagay waxay ii sheegeen in Mudo 2 weeks ah ay shilgashay. oo ay jirto isbiltaalka.

Run ahaantii indha hayga waxaa ka yimid Ilmo kulul oo hadalka ayaa iigu dhagay. waxaan qabsay basaska KBS. ilaa General Hosbital. waxaan arkay gabadhii oo meelkasta kajabsan. run ahaantii waxaan u oo yay like baby with out mother. I actually our promise was what ever happened I will be you lover for ever no matter what. actually Ilove the way she was even thought she did n't recongnize me as i was her frist love becaseu of her brain damage. I was desire to marry her. unfortunetely she lived a few weeks on these world that I did n't share my life the way i wanted. thanx audence about my feeling that I am sharing with u. from that love bothers me alot because my first love and the first women that I always dream. that is the end of the story. by farhanyare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faisa

Thursday, December 14, 2000 - 12:10 am
coz tht was sweet story bro. thaz. bye farhan you are lover is that true story or wht any way ilike. bye .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.