Farah | Saturday, December 16, 2000 - 12:41 am asalamu aleykum walaal ma'aan umaleynayo inaad soomaali tahay maxaa yeelay, ma'aadan caayi leheen afkaaga hooyo dadka mise umada ku hadlaan Mida kale , walaal afkii miyaa kuu ganbiyey, maxaa yeelay waxaan ka fahmay waxaad af soomaali ku soo qortey oo dahn ma'aanan fahmin. D'abord qu'est que les somaliens ont t'a fait pour que tu les haissent comme ça ,et que tu les traitent des inbecile. De plus, si tu veux les insulter pourqoui écris-tu d'un autre langue que somalien Walaal waxaan ku leeyahay qof haduu waxkuu geeestay mise qaladkaa kalay ha caynin tout un population . Je suis pure somalienne et je suis fière de l'être... Wasalaamu aleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu... |