site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa WIIL DIINTA WAX KA YAQAANA OO DIYAAR U AH, IN UU XAASKIISA IYO ISAGA WAX ISKA FAA'IIDEYSTAAN......

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa WIIL DIINTA WAX KA YAQAANA OO DIYAAR U AH, IN UU XAASKIISA IYO ISAGA WAX ISKA FAA'IIDEYSTAAN......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farah

Saturday, December 16, 2000 - 12:59 am
Asalaamu aleykum,

Waxaan ahey gabar somali ah oo degan meel cidlo ah, oo raadineyso wiil somaliyeed oo DIINTA waxka yaqaan oo aan wax ka faa'iideysan karno Ilaahey haduu idmo.
Wiilkaas waa inuu u dhaxeeyaa 25-30 , oo aqoon aduun wax ka yaqaanoiyo tan aqiraba wax ka yaqaana. Oo wax ka yaqaana xuquuqada dumarka.

Aniga waxaan raadinayaa qof Ilaahey ka maqaya , uu iska doonin mise iska dhigin wax uusan ahey ,
In uu ii jeclaado only Ilaahey daradiise ee non quruxseyda...

Wixii raba waad ila soo xiriiri kartiin inta mise e-mailka aan marka danbe Ilaahey haduu na idmo soo qori doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaakir

Sunday, December 17, 2000 - 12:11 pm
Assalaamu Calaykum:
Wallaashiis, waan ku salaamay. Kadib waxaan ku waydiinayaa haddii sida aad sheegtay waxa aad radinaysid uu yahay wiil diinleh oo nafta aad isla qabsataan, maxaad ugu jawaabiwaysay dhowrka wiil kuu soo jawaabay baga kale ee aad wax ku qortay. ANyways: hadii aad calaf raadistahay, waxaan ahay will buuxiya shuruudaha aad kor ku soo taxday, marka hadii aad xiisaynaysid in aad ka wardoontid, ama aad sahamisid in aan noqonkro kaad jamatay. Ila soo xariir, and i will promise you that doing so will be worthwhile:

Good lucky with your search: i wish the best in this life and the one to come (AAkhiro):

Holla at me: shaakir00@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dah

Monday, December 18, 2000 - 03:28 pm
hsh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardheer

Wednesday, December 20, 2000 - 10:52 pm
asalamu caleykum marka hore ,waxaad tiri waxaan raadin wiil diinta wax ka yaqaana marka hadii aad tahay qofka wax raadinaya ma xuma inaad qof raadisid balse waxaan la yaabay markii aad tiri e-mailkeyga gadaal baan ka sheegi waa hadaan sax u fahmay,qofka wax raadinaaya inaad adiga tahay ogow intaas waa iga talo, hadii uu qof iskaa dhigo wax uusan ahayn qofna ma ogaan karo ilaa ilaahii abuurtay asagaa qulubta daalacda e,sidaa ula soco intaas iyo nabadgalyo,waxaan nafteyda iyo naftaada ku waaninayaa cabsida ilaahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacan

Saturday, January 13, 2001 - 08:48 pm
hello

waxaa waaye waligey gabar oo farax ladhoho oo wali nin radineyso jaaaaaaaw hayso marin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.